{"id":185925,"date":"2025-04-22T18:55:05","date_gmt":"2025-04-22T15:55:05","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185925"},"modified":"2025-04-23T11:43:52","modified_gmt":"2025-04-23T08:43:52","slug":"baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Baarlamanka Azerbaijan oo ansixiyey heshiiska lala galay Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185926\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007.jpg\" alt=\"\" width=\"2559\" height=\"1706\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007.jpg 2559w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007-2048x1365.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2559px) 100vw, 2559px\" \/><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Baarlamanka Azerbaijan ayaa ansixiyay \u201cheshiiska iskaashiga dhinaca difaaca iyo warshadaha difaaca ee u dhexeeya Dowladda Jamhuuriyadda Azerbaijan iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya,\u201d sida ay baahisay warbaahinta dalkaas.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Wararka ayaa tilmaamaya in arrintan looga dooday kulanka guud ee Baarlamaanka Azerbaijan oo qabsoomay 22-kii April. Hindise-sharciyeedka ansixinta heshiiskan ayaa cod loo qaaday, waxaana lagu ansixiyay akhrintii koowaad.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Heshiiskan ayaa si rasmi ah loo saxiixay 12-kii Febraayo, 2025 magaalada Baku, iyadoo goob joog ay ahaayeen Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Ilham Aliyev. Labada Madaxweyne ayaa sidoo kale isla garowsaday muhiimadda ay leedahay dhisidda madal joogto ah oo lagu xoojiyo xiriirka labada dal, taas oo fududeynaysa fulinta heshiisyada.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Labada Madaxweyne ayaa sidoo kale ka wada hadlay horumarinta xiriirka labada dal, iyagoo diiradda saaray dhinacyada waxbarashada, tamarta, amniga, iyo maamulka dowliga ah.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Heshiiskan ayaa loogu talagalay in lagu abuuro qaab sharciyeed oo rasmi ah oo lagu hagi karo iskaashiga labada dowladood ee dhinacyada difaaca iyo warshadaha difaaca. Waxaa sidoo kale lagu qeexay in fulinta heshiiskan ay waafaqsan tahay sharciyada gudaha iyo waajibaadka caalamiga ah ee labada dowladood, iyadoo la xaqiijiyay inaan iskaashigani noqon karin mid ka dhan ah dhinac saddexaad.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Heshiiska oo ka kooban 20 qodob ayaa qeexaya iskaashiga labada dhinac ee dhinacyada difaaca iyo amniga milatariga, howlgalada nabad ilaalinta, booqashooyinka labada dhinac iyo isdhaafsiga khibradaha, tababarka iyo waxbarashada milatariga, warshadaha iyo tiknoolajiyadda difaaca, iyo kuwo kale oo badan. Dhinacyada iyo qaababka iskaashiga ayaa lagu soo bandhigay hoos.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee magaalada Baku ayaa ahayd tii ugu horreysay oo Madaxweyne Soomaaliyeed ku tago Azerbaijan, taas oo muujinaysa muhiimadda ay dowladda Soomaaliya siinayso ballaarinta iskaashiga caalamiga ah iyo horumarinta dhaqaalaha iyo amniga labada dal.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Ugu dambeyntii, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa casuumay Madaxweyne Ilham Aliyev inuu booqasho rasmi ah ku yimaado Soomaaliya si loo sii ambaqaado xiriirka iyo iskaashiga labada dal.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamanka Azerbaijan ayaa ansixiyay \u201cheshiiska iskaashiga dhinaca difaaca iyo warshadaha difaaca ee u dhexeeya Dowladda Jamhuuriyadda Azerbaijan iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya,\u201d sida ay baahisay warbaahinta dalkaas.\u00a0 \u00a0\u00a0 Wararka ayaa tilmaamaya in arrintan looga dooday kulanka guud ee Baarlamaanka Azerbaijan oo qabsoomay 22-kii April. Hindise-sharciyeedka ansixinta heshiiskan ayaa cod loo qaaday, waxaana lagu ansixiyay akhrintii koowaad.\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185926,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185925","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baarlamanka Azerbaijan oo ansixiyey heshiiska lala galay Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baarlamanka Azerbaijan oo ansixiyey heshiiska lala galay Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baarlamanka Azerbaijan ayaa ansixiyay \u201cheshiiska iskaashiga dhinaca difaaca iyo warshadaha difaaca ee u dhexeeya Dowladda Jamhuuriyadda Azerbaijan iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya,\u201d sida ay baahisay warbaahinta dalkaas.\u00a0 \u00a0\u00a0 Wararka ayaa tilmaamaya in arrintan looga dooday kulanka guud ee Baarlamaanka Azerbaijan oo qabsoomay 22-kii April. Hindise-sharciyeedka ansixinta heshiiskan ayaa cod loo qaaday, waxaana lagu ansixiyay akhrintii koowaad.\u00a0 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-22T15:55:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-04-23T08:43:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2559\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1706\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/\",\"name\":\"Baarlamanka Azerbaijan oo ansixiyey heshiiska lala galay Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007.jpg\",\"datePublished\":\"2025-04-22T15:55:05+00:00\",\"dateModified\":\"2025-04-23T08:43:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007.jpg\",\"width\":2559,\"height\":1706},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baarlamanka Azerbaijan oo ansixiyey heshiiska lala galay Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baarlamanka Azerbaijan oo ansixiyey heshiiska lala galay Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baarlamanka Azerbaijan oo ansixiyey heshiiska lala galay Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Baarlamanka Azerbaijan ayaa ansixiyay \u201cheshiiska iskaashiga dhinaca difaaca iyo warshadaha difaaca ee u dhexeeya Dowladda Jamhuuriyadda Azerbaijan iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya,\u201d sida ay baahisay warbaahinta dalkaas.\u00a0 \u00a0\u00a0 Wararka ayaa tilmaamaya in arrintan looga dooday kulanka guud ee Baarlamaanka Azerbaijan oo qabsoomay 22-kii April. Hindise-sharciyeedka ansixinta heshiiskan ayaa cod loo qaaday, waxaana lagu ansixiyay akhrintii koowaad.\u00a0 [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-22T15:55:05+00:00","article_modified_time":"2025-04-23T08:43:52+00:00","og_image":[{"width":2559,"height":1706,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/","name":"Baarlamanka Azerbaijan oo ansixiyey heshiiska lala galay Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007.jpg","datePublished":"2025-04-22T15:55:05+00:00","dateModified":"2025-04-23T08:43:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/9WhatsApp-Image-2024-09-30-at-18.58.20-5_1727709007.jpg","width":2559,"height":1706},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamanka-azerbaijan-oo-ansixiyey-heshiiska-lala-galay-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baarlamanka Azerbaijan oo ansixiyey heshiiska lala galay Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185925"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185925"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185925\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185927,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185925\/revisions\/185927"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185926"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185925"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185925"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185925"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}