{"id":185932,"date":"2025-04-23T11:49:37","date_gmt":"2025-04-23T08:49:37","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185932"},"modified":"2025-04-23T11:49:37","modified_gmt":"2025-04-23T08:49:37","slug":"farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo difaacay ciidanka dowlada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185933\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025423638809704198888418.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"394\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025423638809704198888418.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025423638809704198888418-300x179.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<div align=\"justify\">\n<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa difaacay ciidamada Dowladda Soomaaliya ee dhowaan kasoo baxay Degmada Aadan Yabaal iyo xarumo kale oo muhiim u ahaa howlgalinta ciidamada ee dagaalka kula jira Kooxda Al Shabaab.<\/p>\n<p>War saxaafadeed uu soo saaray ayuu Farmaajo uga digay Shacabka Soomaaliyeed dacaayadaha raqiiska ah ee argagixisadu ay ku doonayaan in ay ku sumcad dilaan ciidamada Qaranka, kagana been sheegayaan waaqaca dhabta ah ee ka jira Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;In ciidanka qaranku ay magaalooyin tab iyo xeel dagaal uga soo baxaan macneheedu maaha in laga adkaaday, sidaas darteed waxaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqayaa in ay ciidanka qaranka la garab istaagaan hiil iyo hoo intaba, taas oo keeni karta in ciidanku ka guulaystaan cadowga&#8221; ayuu ku yiri warkiisa.<\/p>\n<p>Waxa uu tilmaamay Farmaajo in ay hubaal tahay ayada oo ciidanka la dhisayo haddana laga guulaysan karo kooxaha nabad-diidka ah, sidii hore u dhacday sannadihii 2018 ilaa 2020-kii oo ayada oo ciidanka dhismihiisa lagu dhex jiro, haddana ay suurta gashay in argagixisada laga xoreeyo magaalooyin badan oo ay ka mid yihiin Marka, Jannaalle, Ow-Dheegle, Bariirre, Sabiid iyo Caanoole.<\/p>\n<p>&#8220;Hoggaanka dalka, heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed, waxaan ugu baaqayaa in ay mudnaanta koowaad siiyaan danta guud, xaqiijinta xasillooni siyaasadeed, adkaynta midnimada, wadajirka iyo madallaynta dastuur iyo doorasho wada-oggol ah, taas oo lagu gaari karo dhammaystirka dowlad-dhiska dalka.&#8221; Ayuu ku yiri war saxaafadeedkiisa Madaxweynihii hore Soomaaliya Farmaajo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185934\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025423638809703359731179.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"933\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025423638809703359731179.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025423638809703359731179-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025423638809703359731179-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa difaacay ciidamada Dowladda Soomaaliya ee dhowaan kasoo baxay Degmada Aadan Yabaal iyo xarumo kale oo muhiim u ahaa howlgalinta ciidamada ee dagaalka kula jira Kooxda Al Shabaab. War saxaafadeed uu soo saaray ayuu Farmaajo uga digay Shacabka Soomaaliyeed dacaayadaha raqiiska ah ee argagixisadu ay ku doonayaan in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185933,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185932","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo difaacay ciidanka dowlada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo difaacay ciidanka dowlada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa difaacay ciidamada Dowladda Soomaaliya ee dhowaan kasoo baxay Degmada Aadan Yabaal iyo xarumo kale oo muhiim u ahaa howlgalinta ciidamada ee dagaalka kula jira Kooxda Al Shabaab. War saxaafadeed uu soo saaray ayuu Farmaajo uga digay Shacabka Soomaaliyeed dacaayadaha raqiiska ah ee argagixisadu ay ku doonayaan in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-23T08:49:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025423638809704198888418.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"394\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/\",\"name\":\"Farmaajo oo difaacay ciidanka dowlada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025423638809704198888418.jpg\",\"datePublished\":\"2025-04-23T08:49:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025423638809704198888418.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025423638809704198888418.jpg\",\"width\":660,\"height\":394},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo difaacay ciidanka dowlada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo difaacay ciidanka dowlada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo difaacay ciidanka dowlada - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa difaacay ciidamada Dowladda Soomaaliya ee dhowaan kasoo baxay Degmada Aadan Yabaal iyo xarumo kale oo muhiim u ahaa howlgalinta ciidamada ee dagaalka kula jira Kooxda Al Shabaab. War saxaafadeed uu soo saaray ayuu Farmaajo uga digay Shacabka Soomaaliyeed dacaayadaha raqiiska ah ee argagixisadu ay ku doonayaan in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-23T08:49:37+00:00","og_image":[{"width":660,"height":394,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025423638809704198888418.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/","name":"Farmaajo oo difaacay ciidanka dowlada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025423638809704198888418.jpg","datePublished":"2025-04-23T08:49:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025423638809704198888418.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025423638809704198888418.jpg","width":660,"height":394},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-difaacay-ciidanka-dowlada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo difaacay ciidanka dowlada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185932"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185935,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185932\/revisions\/185935"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185933"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}