{"id":185936,"date":"2025-04-23T11:56:13","date_gmt":"2025-04-23T08:56:13","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185936"},"modified":"2025-04-23T11:56:13","modified_gmt":"2025-04-23T08:56:13","slug":"maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya\/","title":{"rendered":"Maxaa kajira in Turkigu qaadadanyo 100%90 faidada Shidaalka somaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185938\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/sddefault.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/sddefault.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/sddefault-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/sddefault-560x420.jpg 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/sddefault-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/sddefault-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Turkiga ayaa si weyn uga macaashaysa heshiiska shidaal ee ay dhowaan la gashay Soomaaliya, iyadoo ka helaysa dhaqaale aad u badan, kaas oo gaaraya 90%, sida ku cad nuqul ka mid ah heshiiska oo haatan la helay.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa faa\u2019iidada ugu weyn ka helaya heshiiskan, oo haatan loo sii gudbiyay Baarlamaanka dalkaasi si uu u meel mariyo, kadibna loo guda galo qodista shidaalka. Soomaaliya ayaa helaysa 5% faa\u2019iido wadaag ah, halka ay 5% kale noqonayso khidmad.<\/p>\n<p>Sababta ugu wayn ee faa\u2019iidada ugu badan u heleyso xukuumadda Ankara ayaa waxaa lagu sheegay in iyadu ay bixineyso dhammaan kharashka soo saarista shidaalka Soomaaliya.<br \/>\nSidoo kale, Dowladda Federaalka Soomaaliya haba yaraatee lama siin xaqul qalin iyo lacagihii hordhaca ahaa ee heshiiska, taasoo ka dhigan in ay Soomaaliya ogolaatay in Turkiga lacag la\u2019aan ugu saxiixdo heshiiskan.<\/p>\n<p>Xogaha kale ee la helayo ayaa sidoo kale muujinaya in awood dheeraad ah la siiyay Turkiga, isla markaana uu isagu yahay cidda keliya ee xaqa u leh in ay dhoofiso shidaalka laga soo saarayo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo meesha ku cad in haddii ay labada dhinac isku khilaafaan heshiiska, dacwadooda ay qaadeyso Dowladda Turkiga, gaar ahaan Maxkamadda magaalada Istanbul, halkaas oo lagu kala bixi doono haddii ay wax kasoo laabtaan heshiiska labada dal.<br \/>\nDowladda Turkiga ayaa sidoo kale yeelan doonto ciidamada ilaaliya goobaha shidaalka laga qodayo ama laga dhoofinayo ee Soomaaliya, sida ku cad heshiiska.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda ma jiro faahfaahin rasmi ah oo kasoo baxday Dowladda Soomaaliya oo ku aaddan faafinta nuqul ka mid ah heshiiskan ee haatan ka yimid dhinaca Turkiga.<br \/>\nHeshiiska labada dhinac ayaa dhacay sanadkii hore, waxaana si degdeg ah u ansixiyay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii ay horgeysay Xukuumaddu.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, waxaa haatan socda sahminta shidaalka oo uu wado markabka weyn ee Oru\u00e7 Reis, kaas oo uu horay Turkigu ugu soo diray xeebaha Soomaaliya. Waxaa hadda gabagabo ah baarista shidaalka, iyadoo kadib la galayo qodistiisa.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa haatan isku diyaarinaysa inay ka faa\u2019iidaysato khayraadka uu Alle ku mannaystay, waxayna heshiisyo maalgashi ah la soo gashay dowlado waaweyn.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185937\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/492655451_30073983032201065_6436869731160989758_n.webp\" alt=\"\" width=\"526\" height=\"789\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/492655451_30073983032201065_6436869731160989758_n.webp 526w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/492655451_30073983032201065_6436869731160989758_n-200x300.webp 200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/492655451_30073983032201065_6436869731160989758_n-280x420.webp 280w\" sizes=\"(max-width: 526px) 100vw, 526px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Turkiga ayaa si weyn uga macaashaysa heshiiska shidaal ee ay dhowaan la gashay Soomaaliya, iyadoo ka helaysa dhaqaale aad u badan, kaas oo gaaraya 90%, sida ku cad nuqul ka mid ah heshiiska oo haatan la helay. Turkiga ayaa faa\u2019iidada ugu weyn ka helaya heshiiskan, oo haatan loo sii gudbiyay Baarlamaanka dalkaasi si uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185938,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185936","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxaa kajira in Turkigu qaadadanyo 100%90 faidada Shidaalka somaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100?-faidada-shidaalka-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxaa kajira in Turkigu qaadadanyo 100%90 faidada Shidaalka somaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Turkiga ayaa si weyn uga macaashaysa heshiiska shidaal ee ay dhowaan la gashay Soomaaliya, iyadoo ka helaysa dhaqaale aad u badan, kaas oo gaaraya 90%, sida ku cad nuqul ka mid ah heshiiska oo haatan la helay. Turkiga ayaa faa\u2019iidada ugu weyn ka helaya heshiiskan, oo haatan loo sii gudbiyay Baarlamaanka dalkaasi si uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-23T08:56:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/sddefault.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya\/\",\"name\":\"Maxaa kajira in Turkigu qaadadanyo 100%90 faidada Shidaalka somaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/sddefault.jpg\",\"datePublished\":\"2025-04-23T08:56:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/sddefault.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/sddefault.jpg\",\"width\":640,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxaa kajira in Turkigu qaadadanyo 100%90 faidada Shidaalka somaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxaa kajira in Turkigu qaadadanyo 100%90 faidada Shidaalka somaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100?-faidada-shidaalka-somaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxaa kajira in Turkigu qaadadanyo 100%90 faidada Shidaalka somaliya - Wardoon","og_description":"Dowladda Turkiga ayaa si weyn uga macaashaysa heshiiska shidaal ee ay dhowaan la gashay Soomaaliya, iyadoo ka helaysa dhaqaale aad u badan, kaas oo gaaraya 90%, sida ku cad nuqul ka mid ah heshiiska oo haatan la helay. Turkiga ayaa faa\u2019iidada ugu weyn ka helaya heshiiskan, oo haatan loo sii gudbiyay Baarlamaanka dalkaasi si uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100?-faidada-shidaalka-somaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-23T08:56:13+00:00","og_image":[{"width":640,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/sddefault.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya\/","name":"Maxaa kajira in Turkigu qaadadanyo 100%90 faidada Shidaalka somaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/sddefault.jpg","datePublished":"2025-04-23T08:56:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/sddefault.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/sddefault.jpg","width":640,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kajira-in-turkigu-qaadadanyo-100%90-faidada-shidaalka-somaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxaa kajira in Turkigu qaadadanyo 100%90 faidada Shidaalka somaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185936"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185936"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185936\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185939,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185936\/revisions\/185939"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185938"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185936"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185936"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185936"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}