{"id":185944,"date":"2025-04-25T13:11:20","date_gmt":"2025-04-25T10:11:20","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185944"},"modified":"2025-04-25T13:11:20","modified_gmt":"2025-04-25T10:11:20","slug":"puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/","title":{"rendered":"Puntland oo diiday inay ka hadasho Raadarka Imaaraadka ku rakibtay Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185945\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025425638811463361319355.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"403\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025425638811463361319355.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025425638811463361319355-300x183.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Puntland ayaa ka gaabsatay inay ka hadasho eedeymo la xiriira in dowladda Imaaraadka Carabtu ku rakibtay raadar Israa\u2019iili ah magaalada Boosaaso.<\/p>\n<p>Sida uu qoray middleeasteye, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Puntland, Cabdifataax Cabdinuur, oo ay la xiriireen si wax looga weydiiyo arrintan, ayaa halkii uu ka bixin lahaa jawaab ku saabsan arrintan u diray sawirro majaajillo ah oo ku saabsan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan.<\/p>\n<p>Ilo xog-ogaal ah oo gudaha Soomaali ah ayaa sheegaya in Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni uusan ka helin oggolaansho Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Puntland arrinta ku saabsan raadar la sheegay in lagu rakibay Boosaaso.<\/p>\n<p>\u201cWaa heshiis si hoose ah u dhacay, xitaa xubnaha sare ee dowladda Puntland, oo ay kamid tahay golaha wasiirada, kama warqabaan,\u201d ayuu yiri mid kamid ah ilo-wareedyada, oo si dhow ula socda arrintan.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale lasoo wariyay in ciidamo Kolombiyaan ah la keenay garoonka Boosaaso si looga sii daabulo dalka Suudaan, iyada oo aan la ogeyn cidda siisay fiisaha, maaddaama aysan Dowladda Federaalka qayb ku lahayn howlahan.<\/p>\n<p>Sawir satelayt ah oo la qaaday 5-tii Maarso ayaa muujinaya diyaarad milatari oo taagan garoonka Boosaaso, taasoo sii xoojisay shakiga jirta ee ku saabsan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo qarsoon.<\/p>\n<p>Imaaraadka ayaa xiriir qoto dheer la lahaa Soomaaliya tan iyo 2009, wuxuuna si gaar ah u caawiyaa Puntland isagoo tababar u fidiya ciidamada la dagaallama burcad-badeedda. Sidoo kale, Deni ayaa loo arkaa siyaasi si dhow ula safan Imaaraadka, taasoo la rumeysan yahay inay salka ku hayso taageero dhaqaale oo uu ka helo.<\/p>\n<p>Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in xiriirka Deni iyo Imaaraadka uu la xiriiro rabitaankiisa ah inuu kasbado taageero uu ku galo doorashada madaxtinimada Soomaaliya ee 2026.<\/p>\n<p>Salim Said Salim, oo ah falanqeeye gobolka ah, ahna agaasimaha fulinta Machadka SIDRA ee Puntland, ayaa sheegay in aamusnaanta maamulka Deni ay muujineyso sheegashada la xiriirta raadarada inay run yihiin.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka ayaa la rumeysan yahay inaysan dooneyn inay si toos ah ula xifaaltanto Imaaraadka, maaddaama ay ka helaan taageero ciidan iyo dhaqaale oo lagula dagaallamo Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa dhowaan sheegay in ay warqad u direen Imaaraadka, kuna dalbadeen in la joojiyo siinta Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxman Cirro protokol madaxweyne oo u eg sidii madax qaran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa ka gaabsatay inay ka hadasho eedeymo la xiriira in dowladda Imaaraadka Carabtu ku rakibtay raadar Israa\u2019iili ah magaalada Boosaaso. Sida uu qoray middleeasteye, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Puntland, Cabdifataax Cabdinuur, oo ay la xiriireen si wax looga weydiiyo arrintan, ayaa halkii uu ka bixin lahaa jawaab ku saabsan arrintan u diray sawirro majaajillo ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185301,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185944","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo diiday inay ka hadasho Raadarka Imaaraadka ku rakibtay Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo diiday inay ka hadasho Raadarka Imaaraadka ku rakibtay Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Puntland ayaa ka gaabsatay inay ka hadasho eedeymo la xiriira in dowladda Imaaraadka Carabtu ku rakibtay raadar Israa\u2019iili ah magaalada Boosaaso. Sida uu qoray middleeasteye, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Puntland, Cabdifataax Cabdinuur, oo ay la xiriireen si wax looga weydiiyo arrintan, ayaa halkii uu ka bixin lahaa jawaab ku saabsan arrintan u diray sawirro majaajillo ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-25T10:11:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"850\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/\",\"name\":\"Puntland oo diiday inay ka hadasho Raadarka Imaaraadka ku rakibtay Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg\",\"datePublished\":\"2025-04-25T10:11:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg\",\"width\":850,\"height\":640,\"caption\":\"Siciid Deci\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo diiday inay ka hadasho Raadarka Imaaraadka ku rakibtay Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo diiday inay ka hadasho Raadarka Imaaraadka ku rakibtay Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo diiday inay ka hadasho Raadarka Imaaraadka ku rakibtay Boosaaso - Wardoon","og_description":"Puntland ayaa ka gaabsatay inay ka hadasho eedeymo la xiriira in dowladda Imaaraadka Carabtu ku rakibtay raadar Israa\u2019iili ah magaalada Boosaaso. Sida uu qoray middleeasteye, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Puntland, Cabdifataax Cabdinuur, oo ay la xiriireen si wax looga weydiiyo arrintan, ayaa halkii uu ka bixin lahaa jawaab ku saabsan arrintan u diray sawirro majaajillo ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-25T10:11:20+00:00","og_image":[{"width":850,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/","name":"Puntland oo diiday inay ka hadasho Raadarka Imaaraadka ku rakibtay Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg","datePublished":"2025-04-25T10:11:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg","width":850,"height":640,"caption":"Siciid Deci"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-inay-ka-hadasho-raadarka-imaaraadka-ku-rakibtay-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo diiday inay ka hadasho Raadarka Imaaraadka ku rakibtay Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185944"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185944"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185944\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185946,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185944\/revisions\/185946"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185301"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185944"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185944"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185944"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}