{"id":185961,"date":"2025-04-28T10:54:27","date_gmt":"2025-04-28T07:54:27","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185961"},"modified":"2025-04-28T10:54:27","modified_gmt":"2025-04-28T07:54:27","slug":"daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Sadex wasiir oo laysku bedelay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185962\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025427638813444681025867.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025427638813444681025867.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025427638813444681025867-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta waxa uu isku shaandheen kooban uu ku sameeyay Golahiisa wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya waxaana ay sameeysay ilaa sedex wasiir oo kaliya ah.<\/p>\n<p>Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa warbaahinta u akhriyay isku shaandheenta kooban ee xafiiska Ra&#8217;iisul wasaaraha uu sameeyay, waxaana ay saameyn ku yeelatay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka Labaad iyo Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo midka Gaashaandhigga.<\/p>\n<p>Wasiirkii Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa laga dhigay Ra\u2019iisul Wasaare ku Xigeenka labaad, waxaana uu badelayaa Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay oo isaguna loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiirkii arrimaha dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa noqday Wasiirka Gaashaandhigga, waxaana uu badelay Jibril Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo muddo kooban ahaa wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maalmihii lasoo dhaafay ayaa siweyn waxaa loo hadal haayay inay jiri doonaan isbadelo isku shaandheen dhinaca Golaha wasiirada iyo laamaha amaanka Soomaaliya inkasto hadda aysan jirin wax isbadal ah oo lagu sameeyay talisyada kala duwan ee ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>17kii Bishii lasoo dhaafay ayay ahayd markii sidaan oo kale uu Ra&#8217;iisul wasaaraha Soomaaliya u sameeyay isku shaandheen kooban oo la isku badalay qaar kamid ah Golaha Wasiirada kuwa kalana ay xilalka looga qaaday sida Wasiirkii hore ee Dhalinyarada iyo Wasiirkii Gadiidka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOPMSomalia%2Fvideos%2F549996844813721%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta waxa uu isku shaandheen kooban uu ku sameeyay Golahiisa wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya waxaana ay sameeysay ilaa sedex wasiir oo kaliya ah. Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa warbaahinta u akhriyay isku shaandheenta kooban ee xafiiska Ra&#8217;iisul wasaaraha uu sameeyay, waxaana ay saameyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185962,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185961","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Sadex wasiir oo laysku bedelay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Sadex wasiir oo laysku bedelay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta waxa uu isku shaandheen kooban uu ku sameeyay Golahiisa wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya waxaana ay sameeysay ilaa sedex wasiir oo kaliya ah. Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa warbaahinta u akhriyay isku shaandheenta kooban ee xafiiska Ra&#8217;iisul wasaaraha uu sameeyay, waxaana ay saameyn [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-28T07:54:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025427638813444681025867.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/\",\"name\":\"DAAWO:- Sadex wasiir oo laysku bedelay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025427638813444681025867.jpg\",\"datePublished\":\"2025-04-28T07:54:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025427638813444681025867.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025427638813444681025867.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Sadex wasiir oo laysku bedelay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Sadex wasiir oo laysku bedelay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Sadex wasiir oo laysku bedelay - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta waxa uu isku shaandheen kooban uu ku sameeyay Golahiisa wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya waxaana ay sameeysay ilaa sedex wasiir oo kaliya ah. Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa warbaahinta u akhriyay isku shaandheenta kooban ee xafiiska Ra&#8217;iisul wasaaraha uu sameeyay, waxaana ay saameyn [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-28T07:54:27+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025427638813444681025867.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/","name":"DAAWO:- Sadex wasiir oo laysku bedelay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025427638813444681025867.jpg","datePublished":"2025-04-28T07:54:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025427638813444681025867.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025427638813444681025867.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-wasiir-oo-laysku-bedelay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Sadex wasiir oo laysku bedelay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185961"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185961"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185961\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185963,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185961\/revisions\/185963"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185962"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185961"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185961"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185961"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}