{"id":185977,"date":"2025-04-29T11:30:23","date_gmt":"2025-04-29T08:30:23","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185977"},"modified":"2025-04-29T11:30:23","modified_gmt":"2025-04-29T08:30:23","slug":"waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/","title":{"rendered":"Waxaa lajooga xiligii ay Soomaalidu Madaxweyne ka noqdon lahayd Kenya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185978\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814901531454012.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"422\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814901531454012.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814901531454012-300x192.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814901531454012-657x420.jpg 657w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Madaxa ururka shaqaalaha Kenya ee loo yaqaan COTU, Francis Atwoli, oo in kabadan 20sano ku jira Siyaasadda dalka Kenya ayaa sheegay in la joogo xiligii ay Soomaalida dalka madaxweyne ka noqon lahaayeen.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Siyaasigaan Atwoli ayaa u muuqday mid uu ku muujinayay in isbeddel loo baahan yahay si looga tago halka la joogo, wuxuuna tusaale u soo qaatay booqasho uu ku tagay Suuqa Islii ee magaalada Nairobi iyo wixii uu ku soo arkay.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">&#8220;Waxa aan rabaa in aan u mahadceliyo bulshada Soomaalida ee xaafadda Islii, markii iigu horreysay shalay ayaan booqday Islii. Marka aad joogto Islii, gaar ahaan suuqa laga adeegto ilaa markaad horay u yara socoto, waxaad mooddaa in aad joogto magaalada Qaahira ee dalka Masar,&#8221; ayuu yiri Atwoli oo intaas ku daray in loo baahan yahay Isbeddel.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">&#8220;Somaalida isbaddel haku sameeyaan magaalada Nairobi haddii aadan adinka awoodin, hana ooyina sababtoo ah waxaad rabtaan in xafiiska lacag la idinkugu keeno oo lacag la idinku soo tuuro&#8221; ayuu yiri Siyaasi Atwoli.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Waxa uu ugu baaqay Soomaalida inay\u00a0 hormariyaan magaalada Caasimadda ah ee\u00a0 Nairobi, mustaqbalkana madaxweyne ay yeelan doonaan.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa ururka shaqaalaha Kenya ee loo yaqaan COTU, Francis Atwoli, oo in kabadan 20sano ku jira Siyaasadda dalka Kenya ayaa sheegay in la joogo xiligii ay Soomaalida dalka madaxweyne ka noqon lahaayeen.\u00a0 \u00a0\u00a0 Siyaasigaan Atwoli ayaa u muuqday mid uu ku muujinayay in isbeddel loo baahan yahay si looga tago halka la joogo, wuxuuna tusaale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185978,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185977","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waxaa lajooga xiligii ay Soomaalidu Madaxweyne ka noqdon lahayd Kenya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waxaa lajooga xiligii ay Soomaalidu Madaxweyne ka noqdon lahayd Kenya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxa ururka shaqaalaha Kenya ee loo yaqaan COTU, Francis Atwoli, oo in kabadan 20sano ku jira Siyaasadda dalka Kenya ayaa sheegay in la joogo xiligii ay Soomaalida dalka madaxweyne ka noqon lahaayeen.\u00a0 \u00a0\u00a0 Siyaasigaan Atwoli ayaa u muuqday mid uu ku muujinayay in isbeddel loo baahan yahay si looga tago halka la joogo, wuxuuna tusaale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-29T08:30:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814901531454012.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"422\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/\",\"name\":\"Waxaa lajooga xiligii ay Soomaalidu Madaxweyne ka noqdon lahayd Kenya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814901531454012.jpg\",\"datePublished\":\"2025-04-29T08:30:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814901531454012.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814901531454012.jpg\",\"width\":660,\"height\":422},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waxaa lajooga xiligii ay Soomaalidu Madaxweyne ka noqdon lahayd Kenya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waxaa lajooga xiligii ay Soomaalidu Madaxweyne ka noqdon lahayd Kenya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waxaa lajooga xiligii ay Soomaalidu Madaxweyne ka noqdon lahayd Kenya - Wardoon","og_description":"Madaxa ururka shaqaalaha Kenya ee loo yaqaan COTU, Francis Atwoli, oo in kabadan 20sano ku jira Siyaasadda dalka Kenya ayaa sheegay in la joogo xiligii ay Soomaalida dalka madaxweyne ka noqon lahaayeen.\u00a0 \u00a0\u00a0 Siyaasigaan Atwoli ayaa u muuqday mid uu ku muujinayay in isbeddel loo baahan yahay si looga tago halka la joogo, wuxuuna tusaale [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-29T08:30:23+00:00","og_image":[{"width":660,"height":422,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814901531454012.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/","name":"Waxaa lajooga xiligii ay Soomaalidu Madaxweyne ka noqdon lahayd Kenya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814901531454012.jpg","datePublished":"2025-04-29T08:30:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814901531454012.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814901531454012.jpg","width":660,"height":422},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-lajooga-xiligii-ay-soomaalidu-madaxweyne-ka-noqdon-lahayd-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waxaa lajooga xiligii ay Soomaalidu Madaxweyne ka noqdon lahayd Kenya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185977"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185977"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185979,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185977\/revisions\/185979"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185978"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}