{"id":185980,"date":"2025-04-29T11:33:35","date_gmt":"2025-04-29T08:33:35","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185980"},"modified":"2025-04-29T18:57:51","modified_gmt":"2025-04-29T15:57:51","slug":"ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/","title":{"rendered":"Ciro oo joojiyay ciid ay Jabuuti ka raran jirtay gobolka Salal"},"content":{"rendered":"<p><span data-contrast=\"auto\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185982\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814959137260988.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"377\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814959137260988.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814959137260988-300x171.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay ciidda niista ee dhismayaasha loo isticmaalo, oo dalka Jabuuti uu ka raran jiray gobolka Salal ee Somaliland.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Wareegto uu ku saxeexan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta, Shucayb Cismaan Maxamuud, ayaa gabi ahaanba lagu joojiyay rarista ciiddaas loo adeegsado dhismayaasha laga hirgelinayo gudaha dalka Jabuuti.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">&#8220;Waxaan go\u2019aamiyay in taariikhda maanta 28, 4, 2025 aan joojiyay ciidda niista ah ee laga raro gobolka Salal. Sidaa darteed, waxaan masuuliyiinta uu qoraalkani khuseeyo farayaa inay hirgeliyaan wareegtadan, ilaa amar dambe kasoo baxayo Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta,&#8221; ayaa lagu yidhi wareegtada.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Wasaaraddu faahfaahin kama bixin sababta xiligan keentay in la joojiyo ciiddaas muhiimka u ahayd hirgelinta dhismayaasha dalka Jabuuti, iyada oo muddo dheer Jabuuti gobolkan jaarka la ah usoo doonan jirtay ciidda.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Jabuuti ayaa sidoo kale qayb kamid ah biyaha macaan ee dalkaasi laga cabo ka dhaansata ceelasha biyaha ee ku yaalla gobolka Salal ee Somaliland, maadaama dhulka Jabuuti uu yahay mid oomane ah oo biyaha iyo baadkuba ku yaryihiin.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Inkasta oo xukuumadda Madaxweyne Cirro ay sheegtay inay soo celinayso xidhiidhka Jabuuti iyo Somaliland, haddana xidhiidhka labada dhinac ayaa si weyn u xumaaday sannadkii 2024 kadib markii Jabuuti ay ka cadhootay isfahankii badda ee dhex maray Somaliland iyo Itoobiya.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"auto\">Jabuuti ayaa martigelisay kooxda Dhaqdhaqaaqa Awdal State, taas oo Somaliland aad uga cadhaysiisay, iyadoo ku eedaysay Jabuuti inay ka baxday xeerkii deris wanaagga ee muddada dheer ka dhexeeyay, taas oo Jabuuti beenisay.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185981\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814955959440964.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"851\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814955959440964.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814955959440964-233x300.jpg 233w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814955959440964-326x420.jpg 326w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay ciidda niista ee dhismayaasha loo isticmaalo, oo dalka Jabuuti uu ka raran jiray gobolka Salal ee Somaliland.\u00a0 \u00a0\u00a0 Wareegto uu ku saxeexan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta, Shucayb Cismaan Maxamuud, ayaa gabi ahaanba lagu joojiyay rarista ciiddaas loo adeegsado dhismayaasha laga hirgelinayo gudaha dalka Jabuuti.\u00a0 \u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0 &#8220;Waxaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185982,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185980","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciro oo joojiyay ciid ay Jabuuti ka raran jirtay gobolka Salal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciro oo joojiyay ciid ay Jabuuti ka raran jirtay gobolka Salal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay ciidda niista ee dhismayaasha loo isticmaalo, oo dalka Jabuuti uu ka raran jiray gobolka Salal ee Somaliland.\u00a0 \u00a0\u00a0 Wareegto uu ku saxeexan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta, Shucayb Cismaan Maxamuud, ayaa gabi ahaanba lagu joojiyay rarista ciiddaas loo adeegsado dhismayaasha laga hirgelinayo gudaha dalka Jabuuti.\u00a0 \u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0 &#8220;Waxaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-29T08:33:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-04-29T15:57:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814959137260988.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"377\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/\",\"name\":\"Ciro oo joojiyay ciid ay Jabuuti ka raran jirtay gobolka Salal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814959137260988.jpg\",\"datePublished\":\"2025-04-29T08:33:35+00:00\",\"dateModified\":\"2025-04-29T15:57:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814959137260988.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814959137260988.jpg\",\"width\":660,\"height\":377},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciro oo joojiyay ciid ay Jabuuti ka raran jirtay gobolka Salal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciro oo joojiyay ciid ay Jabuuti ka raran jirtay gobolka Salal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciro oo joojiyay ciid ay Jabuuti ka raran jirtay gobolka Salal - Wardoon","og_description":"Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay ciidda niista ee dhismayaasha loo isticmaalo, oo dalka Jabuuti uu ka raran jiray gobolka Salal ee Somaliland.\u00a0 \u00a0\u00a0 Wareegto uu ku saxeexan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta, Shucayb Cismaan Maxamuud, ayaa gabi ahaanba lagu joojiyay rarista ciiddaas loo adeegsado dhismayaasha laga hirgelinayo gudaha dalka Jabuuti.\u00a0 \u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0 &#8220;Waxaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-29T08:33:35+00:00","article_modified_time":"2025-04-29T15:57:51+00:00","og_image":[{"width":660,"height":377,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814959137260988.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/","name":"Ciro oo joojiyay ciid ay Jabuuti ka raran jirtay gobolka Salal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814959137260988.jpg","datePublished":"2025-04-29T08:33:35+00:00","dateModified":"2025-04-29T15:57:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814959137260988.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025429638814959137260988.jpg","width":660,"height":377},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciro-oo-joojiyay-ciid-ay-jabuuti-ka-raran-jirtay-gobolka-salal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciro oo joojiyay ciid ay Jabuuti ka raran jirtay gobolka Salal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185980"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185980"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185980\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185983,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185980\/revisions\/185983"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185982"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185980"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185980"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185980"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}