{"id":185991,"date":"2025-04-30T11:06:26","date_gmt":"2025-04-30T08:06:26","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185991"},"modified":"2025-04-30T11:06:26","modified_gmt":"2025-04-30T08:06:26","slug":"baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/","title":{"rendered":"Baasaboorka Taiwan oo laga mamnuucay in Somaliya lagu soo galo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185992\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025430638815797880736758.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025430638815797880736758.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025430638815797880736758-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025430638815797880736758-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u mamnuucday gelitaanka Soomaaliya dadka wata baasaboorka Taiwan, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Taiwan.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa lagu sababeeyay in uu la jaanqaadayo qaraar ay horey u ansixisay Qaramada Midoobay, inkastoo Taiwan ay ku eedeysay in Soomaaliya uu cadaadis uga yimid dowladda Shiinaha.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa yimid xilli Taiwan ay xoojineyso xiriirka ay la leedahay Somaliland oo sheegata madax-bannaani tan iyo 1991-kii balse aan helin aqoonsi caalami ah.<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha dibadda ee Taiwan ayaa sheegtay in Maamulka Duulista Rayidka ee Soomaaliya uu 29-kii April soo saaray ogaysiis tilmaamaya in laga bilaabo 30-ka April aan la aqbali doonin in baasaboorka Taiwan lagu soo galo Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Wasaaraddu waxay si rasmi ah uga cabatay tallaabadan ay Soomaaliya qaadday oo ay ku dhalisay dowladda Shiinaha, taasoo halis ku ah xorriyadda iyo amniga muwaadiniinteena. Waxaan dalbanaynaa in si degdeg ah loo laalo go\u2019aankan,&#8221; ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay Taiwan.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya kama aysan jawaabin codsi loo diray oo ku saabsan go\u2019aanka lagu mamnuucay baasaboorka Taiwan.<\/p>\n<p>Taiwan waxay sheegtay in ogaysiiska loo diray shirkadaha diyaaradaha ee Soomaaliya si ay ugu hogaansanaadaan Qaraarka Qaramada Midoobay ee lambarkiisu yahay 2758, kaasoo sannadkii 1971-ka Beijing u oggolaaday in Taiwan laga saaro xubinnimada Qaramada Midoobay, iyadoo la raacayo mabda\u2019a dal weynaha Shiinaha.<\/p>\n<p>Taiwan iyo Maraykanka waxay ku doodaan in qaraarkaas aanu waxba ka sheegin mustaqbalka Taiwan, halka Shiinuhu uu ku andacoodo in uu si buuxda u taageerayo sheegashadiisa xukunka jasiiradda Taiwan oo si dimuqraadi ah loo maamulo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u mamnuucday gelitaanka Soomaaliya dadka wata baasaboorka Taiwan, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Taiwan. Go\u2019aankan ayaa lagu sababeeyay in uu la jaanqaadayo qaraar ay horey u ansixisay Qaramada Midoobay, inkastoo Taiwan ay ku eedeysay in Soomaaliya uu cadaadis uga yimid dowladda Shiinaha. Go\u2019aankan ayaa yimid xilli Taiwan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185992,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185991","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baasaboorka Taiwan oo laga mamnuucay in Somaliya lagu soo galo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baasaboorka Taiwan oo laga mamnuucay in Somaliya lagu soo galo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u mamnuucday gelitaanka Soomaaliya dadka wata baasaboorka Taiwan, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Taiwan. Go\u2019aankan ayaa lagu sababeeyay in uu la jaanqaadayo qaraar ay horey u ansixisay Qaramada Midoobay, inkastoo Taiwan ay ku eedeysay in Soomaaliya uu cadaadis uga yimid dowladda Shiinaha. Go\u2019aankan ayaa yimid xilli Taiwan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-30T08:06:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025430638815797880736758.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/\",\"name\":\"Baasaboorka Taiwan oo laga mamnuucay in Somaliya lagu soo galo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025430638815797880736758.jpg\",\"datePublished\":\"2025-04-30T08:06:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025430638815797880736758.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025430638815797880736758.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baasaboorka Taiwan oo laga mamnuucay in Somaliya lagu soo galo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baasaboorka Taiwan oo laga mamnuucay in Somaliya lagu soo galo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baasaboorka Taiwan oo laga mamnuucay in Somaliya lagu soo galo - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u mamnuucday gelitaanka Soomaaliya dadka wata baasaboorka Taiwan, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Taiwan. Go\u2019aankan ayaa lagu sababeeyay in uu la jaanqaadayo qaraar ay horey u ansixisay Qaramada Midoobay, inkastoo Taiwan ay ku eedeysay in Soomaaliya uu cadaadis uga yimid dowladda Shiinaha. Go\u2019aankan ayaa yimid xilli Taiwan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-30T08:06:26+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025430638815797880736758.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/","name":"Baasaboorka Taiwan oo laga mamnuucay in Somaliya lagu soo galo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025430638815797880736758.jpg","datePublished":"2025-04-30T08:06:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025430638815797880736758.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025430638815797880736758.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-taiwan-oo-laga-mamnuucay-in-somaliya-lagu-soo-galo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baasaboorka Taiwan oo laga mamnuucay in Somaliya lagu soo galo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185991"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185991"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185991\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185993,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185991\/revisions\/185993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185992"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185991"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185991"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185991"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}