{"id":186005,"date":"2025-05-01T11:17:25","date_gmt":"2025-05-01T08:17:25","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186005"},"modified":"2025-05-01T11:17:25","modified_gmt":"2025-05-01T08:17:25","slug":"20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"20 Xildhibaan oo  laga joojiyay inay xaadiraan fadhiyada Golaha Shacabka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185989\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madoobe.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madoobe.jpg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madoobe-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madoobe-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madoobe-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madoobe-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madoobe-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madoobe-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa 20 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ka mamnuucay inay sababo amni awgeed aan loo ogolaan karin inay soo xaadiraan fadhiyada Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Warqad qoraal ah uusoo saaray Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa lagu sheegay in sababo amni dartood, 20 kaas mudane aysan soo xaadiri karin fadhiyada ay yeelanayaan xildhibaanada Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Waxa uu Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe uu faray Habdhowraha Golaha Shacabka in uu ka joojiyo xubnaha Xildhibaanada magacyadooda hoos ku xusan yihiin ka qayb galka fadhiyada Golaha Shacabka, illaa Guddiga Xeer-Hoosaadka, Daryeelka, Anshaxa iyo Xasaanadda ee Golaha Shacabka ay ka soo saarayaan go&#8217;aankooda Anshaxmarineed oo waafaqsan Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>&#8220;Aniga oo xeerinaya qodobada kala ah; 14aad, 16aad iyo 28aad ee Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka, kuwaas oo qeexaya in Guddoomiyaha Golaha Shacabka masuuliyad ka saarantahay fulinta iyo dhowrista Xeer-hoosaadka Golaha, iyo ilaalinta nidaamka, habsami u socodka howlaha sida sharci-dejinta, maamulka iyo hab-maamuuska Golaha.&#8221; Ayuu ku yiri qoraalka uusoo saaray.<\/p>\n<p><strong>Xubanahaasi 20ka Xildhibaab iyi war saxaafadeedkaba qeybta Hoose ka Akhriso:-<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186006\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202551638816609621269057.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"925\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202551638816609621269057.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202551638816609621269057-214x300.jpg 214w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202551638816609621269057-300x420.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186007\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202551638816609899204390.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"945\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202551638816609899204390.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202551638816609899204390-210x300.jpg 210w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202551638816609899204390-293x420.jpg 293w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa 20 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ka mamnuucay inay sababo amni awgeed aan loo ogolaan karin inay soo xaadiraan fadhiyada Golaha Shacabka. Warqad qoraal ah uusoo saaray Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa lagu sheegay in sababo amni dartood, 20 kaas mudane aysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185989,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186005","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>20 Xildhibaan oo laga joojiyay inay xaadiraan fadhiyada Golaha Shacabka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"20 Xildhibaan oo laga joojiyay inay xaadiraan fadhiyada Golaha Shacabka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa 20 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ka mamnuucay inay sababo amni awgeed aan loo ogolaan karin inay soo xaadiraan fadhiyada Golaha Shacabka. Warqad qoraal ah uusoo saaray Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa lagu sheegay in sababo amni dartood, 20 kaas mudane aysan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-05-01T08:17:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madoobe.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/\",\"name\":\"20 Xildhibaan oo laga joojiyay inay xaadiraan fadhiyada Golaha Shacabka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madoobe.jpg\",\"datePublished\":\"2025-05-01T08:17:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madoobe.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madoobe.jpg\",\"width\":1080,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"20 Xildhibaan oo laga joojiyay inay xaadiraan fadhiyada Golaha Shacabka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"20 Xildhibaan oo laga joojiyay inay xaadiraan fadhiyada Golaha Shacabka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"20 Xildhibaan oo laga joojiyay inay xaadiraan fadhiyada Golaha Shacabka - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa 20 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ka mamnuucay inay sababo amni awgeed aan loo ogolaan karin inay soo xaadiraan fadhiyada Golaha Shacabka. Warqad qoraal ah uusoo saaray Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa lagu sheegay in sababo amni dartood, 20 kaas mudane aysan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-05-01T08:17:25+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madoobe.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/","name":"20 Xildhibaan oo laga joojiyay inay xaadiraan fadhiyada Golaha Shacabka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madoobe.jpg","datePublished":"2025-05-01T08:17:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madoobe.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/madoobe.jpg","width":1080,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-laga-joojiyay-inay-xaadiraan-fadhiyada-golaha-shacabka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"20 Xildhibaan oo laga joojiyay inay xaadiraan fadhiyada Golaha Shacabka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186005"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186005"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186005\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186008,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186005\/revisions\/186008"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185989"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186005"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186005"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186005"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}