{"id":186069,"date":"2025-05-28T19:36:26","date_gmt":"2025-05-28T16:36:26","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186069"},"modified":"2025-05-28T19:57:14","modified_gmt":"2025-05-28T16:57:14","slug":"muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Muungaab oo loomagacaabay gudoomiyaha gobolka banaadir"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186070\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/sddefault-1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/sddefault-1.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/sddefault-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/sddefault-1-560x420.jpg 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/sddefault-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/sddefault-1-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Banaadir ahna duqii magaalada Muqdisho Maxamed Amiir, oo muddo 6 lix bilood ah xilkaan hayay.<\/p>\n<p>Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa sidoo kale xilka guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho loogu magacaabay Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo xilkaan horey usoo qabtay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa magacaabidda Muungaab ku salleeyay aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa, isagoo sheegay inuu horey door wanaagsan ugasoo qaatay dib u dhiska magaalada Muqdisho iyo guud ahaan horumarinta adeegyada uu bixiyo maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay Guddoomiyaha cusub in uu mudnaan siiyo harumarunta caasimadda, dib u heshiisiinta, xoojinta wadashaqeynta laamaha ammaanka iyo bulshada Gobolka Baanaadir.<\/p>\n<p>Lama oga sababta xilka looga qaaaday guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, hase ahaatee, waxaa aad baraha bulshada ugu faafay muuqaalka gudoomiye Amiir oo Calan ka qaadanayay wiil cuuryaan ah oo kamid ahaa dadweyne kasoo qeyb galay kulan ciyaareed lagusoo dhoweynayay qaar kamid ah xiddigo hore oo kubadda cagta ah.<\/p>\n<p>Dhacdadan ayaa caro ka dhalisay baraha bulshada, iyagoo guddoomiyaha lagu eedeeyay inuu isagoo masuul dowladeed ah xadgudub iyo xushmad darro kula dhaqmay qof shacab ah oo naafo ah.<\/p>\n<p>Bishii December ee sannadkii hore ayaa Amiir loo magacaabay guddoomiyaha Gobolka Banaaadir, waxaana lagu beddelay Xuseen Jimcaale Maddaale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Banaadir ahna duqii magaalada Muqdisho Maxamed Amiir, oo muddo 6 lix bilood ah xilkaan hayay. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa sidoo kale xilka guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho loogu magacaabay Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo xilkaan horey usoo qabtay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186080,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186069","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muungaab oo loomagacaabay gudoomiyaha gobolka banaadir - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muungaab oo loomagacaabay gudoomiyaha gobolka banaadir - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Banaadir ahna duqii magaalada Muqdisho Maxamed Amiir, oo muddo 6 lix bilood ah xilkaan hayay. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa sidoo kale xilka guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho loogu magacaabay Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo xilkaan horey usoo qabtay. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-05-28T16:36:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-05-28T16:57:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/502417083_1222735919893012_6599542073025771627_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/\",\"name\":\"Muungaab oo loomagacaabay gudoomiyaha gobolka banaadir - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/502417083_1222735919893012_6599542073025771627_n.jpg\",\"datePublished\":\"2025-05-28T16:36:26+00:00\",\"dateModified\":\"2025-05-28T16:57:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/502417083_1222735919893012_6599542073025771627_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/502417083_1222735919893012_6599542073025771627_n.jpg\",\"width\":1080,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muungaab oo loomagacaabay gudoomiyaha gobolka banaadir\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muungaab oo loomagacaabay gudoomiyaha gobolka banaadir - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muungaab oo loomagacaabay gudoomiyaha gobolka banaadir - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Banaadir ahna duqii magaalada Muqdisho Maxamed Amiir, oo muddo 6 lix bilood ah xilkaan hayay. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa sidoo kale xilka guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho loogu magacaabay Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo xilkaan horey usoo qabtay. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-05-28T16:36:26+00:00","article_modified_time":"2025-05-28T16:57:14+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":1080,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/502417083_1222735919893012_6599542073025771627_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/","name":"Muungaab oo loomagacaabay gudoomiyaha gobolka banaadir - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/502417083_1222735919893012_6599542073025771627_n.jpg","datePublished":"2025-05-28T16:36:26+00:00","dateModified":"2025-05-28T16:57:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/502417083_1222735919893012_6599542073025771627_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/502417083_1222735919893012_6599542073025771627_n.jpg","width":1080,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-loomagacaabay-gudoomiyaha-gobolka-banaadir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muungaab oo loomagacaabay gudoomiyaha gobolka banaadir"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186069"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186069"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186069\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186071,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186069\/revisions\/186071"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186080"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186069"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186069"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186069"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}