{"id":186110,"date":"2025-05-31T11:31:00","date_gmt":"2025-05-31T08:31:00","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186110"},"modified":"2025-05-31T11:31:00","modified_gmt":"2025-05-31T08:31:00","slug":"maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo Soomaaliya ugu baaqday  inay la wareegto masuuliyadda amnigeeda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186111\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025531638842567838489367.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025531638842567838489367.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025531638842567838489367-300x166.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Taliyaha Taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), Jen. Michael Langley, ayaa ku booriyay dalalka Afrika oo ay Soomaali kamid tahay inay la wareegaan doorka sugidda amnigooda, xilli Mareykanku uu dhimayo deeqaha uu horay u bixin jiray si loo xasiliyo gobolka.<\/p>\n<p>\u201cWaxyaabo aan horey u qaban jirnay, waxaa dhici karta inaan hadda ka dib qaban doonin,\u201d ayuu yiri Langley Khamiistii, isagoo la hadlayay warfidiyeenka banaanka shirkii Taliyeyaasha Ciidamada Difaaca Afrika ee Nairobi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan idinka codsaneynaa inaad tallaabo qaaddaan oo aad mas\u2019uuliyadda nala wadaagtaan.\u201d<\/p>\n<p>Langley wuxuu sheegay in kooxaha xagjirka ah sida Al-Shabaab ay isku dayayaan inay ka faa\u2019iideystaan farqiga ka dhashay deeqaha la joojiyay, isagoo sheegay in Alshabaab ay dhisayaan maamulo hoosaadyo meelaha ka baxsan gacanta dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in Mareykanku sii wadi doono taageerada sirdoonka iyo dhoolatuska ciidan ee la wadaago, balse taageerada guud ay noqon doonto mid ku saleysan danaha wadajirka ah iyo hoggaan maxalli ah oo ka jawaabi kara caqabadaha gudaha.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Shiinaha ayaa kordhinaya saameyntiisa qaaradda, wuxuuna sare u qaaday taageerada uu siiyo dalalka Afrika, oo ay ku jiraan tababarrada ciidamada iyo maalgelin ballaaran oo dhanka amniga ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), Jen. Michael Langley, ayaa ku booriyay dalalka Afrika oo ay Soomaali kamid tahay inay la wareegaan doorka sugidda amnigooda, xilli Mareykanku uu dhimayo deeqaha uu horay u bixin jiray si loo xasiliyo gobolka. \u201cWaxyaabo aan horey u qaban jirnay, waxaa dhici karta inaan hadda ka dib qaban doonin,\u201d [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186111,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186110","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maraykanka oo Soomaaliya ugu baaqday inay la wareegto masuuliyadda amnigeeda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maraykanka oo Soomaaliya ugu baaqday inay la wareegto masuuliyadda amnigeeda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha Taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), Jen. Michael Langley, ayaa ku booriyay dalalka Afrika oo ay Soomaali kamid tahay inay la wareegaan doorka sugidda amnigooda, xilli Mareykanku uu dhimayo deeqaha uu horay u bixin jiray si loo xasiliyo gobolka. \u201cWaxyaabo aan horey u qaban jirnay, waxaa dhici karta inaan hadda ka dib qaban doonin,\u201d [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-05-31T08:31:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025531638842567838489367.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/\",\"name\":\"Maraykanka oo Soomaaliya ugu baaqday inay la wareegto masuuliyadda amnigeeda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025531638842567838489367.jpg\",\"datePublished\":\"2025-05-31T08:31:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025531638842567838489367.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025531638842567838489367.jpg\",\"width\":660,\"height\":365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maraykanka oo Soomaaliya ugu baaqday inay la wareegto masuuliyadda amnigeeda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maraykanka oo Soomaaliya ugu baaqday inay la wareegto masuuliyadda amnigeeda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maraykanka oo Soomaaliya ugu baaqday inay la wareegto masuuliyadda amnigeeda - Wardoon","og_description":"Taliyaha Taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), Jen. Michael Langley, ayaa ku booriyay dalalka Afrika oo ay Soomaali kamid tahay inay la wareegaan doorka sugidda amnigooda, xilli Mareykanku uu dhimayo deeqaha uu horay u bixin jiray si loo xasiliyo gobolka. \u201cWaxyaabo aan horey u qaban jirnay, waxaa dhici karta inaan hadda ka dib qaban doonin,\u201d [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-05-31T08:31:00+00:00","og_image":[{"width":660,"height":365,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025531638842567838489367.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/","name":"Maraykanka oo Soomaaliya ugu baaqday inay la wareegto masuuliyadda amnigeeda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025531638842567838489367.jpg","datePublished":"2025-05-31T08:31:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025531638842567838489367.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025531638842567838489367.jpg","width":660,"height":365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ugu-baaqday-inay-la-wareegto-masuuliyadda-amnigeeda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maraykanka oo Soomaaliya ugu baaqday inay la wareegto masuuliyadda amnigeeda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186110"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186110"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186110\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186112,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186110\/revisions\/186112"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186111"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186110"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186110"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186110"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}