{"id":186137,"date":"2025-06-02T11:36:38","date_gmt":"2025-06-02T08:36:38","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186137"},"modified":"2025-06-02T11:36:38","modified_gmt":"2025-06-02T08:36:38","slug":"shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/","title":{"rendered":"Shaqaalaha Puntland oo wajahaya mushaar la&#8217;aan dhowr bilood ah"},"content":{"rendered":"<figure id=\"attachment_185301\" aria-describedby=\"caption-attachment-185301\" style=\"width: 850px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-185301\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg\" alt=\"Siciid Deci\" width=\"850\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri.jpg 850w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri-300x226.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri-768x578.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri-696x524.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri-558x420.jpg 558w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Deni-Milateri-80x60.jpg 80w\" sizes=\"(max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-185301\" class=\"wp-caption-text\">Siciid Deci<\/figcaption><\/figure>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Shaqaalaha rayidka ee Dowladda Puntland ayaa wajahaya mushaar la\u2019aan ba\u2019an, iyadoo aysan wax mushaar ah qaadan muddo afar bilood ah sanadkan 2025.<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Qaar kamid ah shaqaalaha oo la hadlay HOL ayaa u sheegay in sanadkan oo dhan kaliya ay heleen mushaarka bishii February, kaas oo la bixiyay bisha March. Taas micnaheedu waa in ay afarta bilood ee ugu dambeysay ku shaqeynayeen iyagoo aan wax mushahar ah helin.<\/span><\/p>\n<p><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335551550&quot;:6,&quot;335551620&quot;:6,&quot;335557856&quot;:16777215,&quot;335559685&quot;:10,&quot;335559737&quot;:481,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:259,&quot;335559991&quot;:10}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Intaas kaliya maaha, isku darka muddada mushaar la\u2019aanta ah ee shaqaalaha rayidka Puntland tan iyo sannadkii hore ayaa gaaraya illaa 10 bilood.<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Mushaar la\u2019aanta joogtada ah ayaa saameyn xooggan ku yeelatay shaqada hay\u2019adaha dowladda, iyadoo ay jiraan xafiisyo badan oo hakad galay ama si gaabis ah u shaqeynaya. Arrintan ayaa sidoo kale ku soo beegmaysa xilli maamulka Puntland uu horay u joojiyay shaqaaleysiinta cusub tan iyo sanadkii hore.<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Go\u2019aankaasi waxa uu ka dambeeyay amar kasoo baxay Madaxweynaha Puntland, kaddib markii la ogaaday in qaar kamid ah wasiirrada xukuumaddiisa ay si qarsoodi ah dad ka tirsan qoysaskooda ugu darayeen liiska shaqaalaha dowladda.<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Wasiirka Maaliyadda Puntland oo baarlamaanku wax ka weydiiyay mushaar la\u2019aanta shaqaalaha dowladda ayaa ku sababeeyay hoos u dhac dhaqaale oo yimid, isagoo sheegay in hoos loo dhigay kabkii miisaaniyadeed ee ay Puntland sanad walba ka heli jirtay Bangiga Adduunka.<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Arrintaan ayaa kusoo aadaysa, xilli sidoo kale hay\u2019adaha caalmaiga ah ee Puntland ka howlgalla ay fasaxayeen boqolaal kamid ah shaqaalahooda, kaddib markii taageeradii dhaqaale laga jartay hay\u2019adaha ay la shaqeynayeen.<\/span><br \/>\n<span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335551550&quot;:6,&quot;335551620&quot;:6,&quot;335557856&quot;:16777215,&quot;335559685&quot;:10,&quot;335559737&quot;:481,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:259,&quot;335559991&quot;:10}\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Shaqaalaha rayidka ee Dowladda Puntland ayaa wajahaya mushaar la\u2019aan ba\u2019an, iyadoo aysan wax mushaar ah qaadan muddo afar bilood ah sanadkan 2025. Qaar kamid ah shaqaalaha oo la hadlay HOL ayaa u sheegay in sanadkan oo dhan kaliya ay heleen mushaarka bishii February, kaas oo la bixiyay bisha March. Taas micnaheedu waa in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144384,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186137","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shaqaalaha Puntland oo wajahaya mushaar la&#039;aan dhowr bilood ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shaqaalaha Puntland oo wajahaya mushaar la&#039;aan dhowr bilood ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Shaqaalaha rayidka ee Dowladda Puntland ayaa wajahaya mushaar la\u2019aan ba\u2019an, iyadoo aysan wax mushaar ah qaadan muddo afar bilood ah sanadkan 2025. Qaar kamid ah shaqaalaha oo la hadlay HOL ayaa u sheegay in sanadkan oo dhan kaliya ay heleen mushaarka bishii February, kaas oo la bixiyay bisha March. Taas micnaheedu waa in ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-02T08:36:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/\",\"name\":\"Shaqaalaha Puntland oo wajahaya mushaar la'aan dhowr bilood ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"datePublished\":\"2025-06-02T08:36:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shaqaalaha Puntland oo wajahaya mushaar la&#8217;aan dhowr bilood ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shaqaalaha Puntland oo wajahaya mushaar la'aan dhowr bilood ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shaqaalaha Puntland oo wajahaya mushaar la'aan dhowr bilood ah - Wardoon","og_description":"&nbsp; Shaqaalaha rayidka ee Dowladda Puntland ayaa wajahaya mushaar la\u2019aan ba\u2019an, iyadoo aysan wax mushaar ah qaadan muddo afar bilood ah sanadkan 2025. Qaar kamid ah shaqaalaha oo la hadlay HOL ayaa u sheegay in sanadkan oo dhan kaliya ay heleen mushaarka bishii February, kaas oo la bixiyay bisha March. Taas micnaheedu waa in ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-02T08:36:38+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/","name":"Shaqaalaha Puntland oo wajahaya mushaar la'aan dhowr bilood ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","datePublished":"2025-06-02T08:36:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shaqaalaha-puntland-oo-wajahaya-mushaar-laaan-dhowr-bilood-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shaqaalaha Puntland oo wajahaya mushaar la&#8217;aan dhowr bilood ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186137"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186137"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186137\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186138,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186137\/revisions\/186138"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144384"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186137"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186137"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186137"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}