{"id":186197,"date":"2025-06-17T11:15:54","date_gmt":"2025-06-17T08:15:54","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186197"},"modified":"2025-06-17T11:15:54","modified_gmt":"2025-06-17T08:15:54","slug":"soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis cusub"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186198\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025617638857202836603573.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025617638857202836603573.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025617638857202836603573-300x170.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Soomaaliya iyo Shirkadda OYAK ee dalka Turkiga ayaa kala saxiixday heshiiska horumarinta kalluumeysiga Soomaaliya, oo muhiimad gaar ah u leh kobcinta dhaqaalaha Kheyraadka Badda ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Heshiiskan waxaa dhinaca Dowladda Soomaaliya u saxiixay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah, Ahmed Hassan Aden, halka dhinaca Shirkadda OYAK uu saxiixay<br \/>\nSermaye Yat\u0131r\u0131mlar\u0131 Anonim \u015eirketi.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda Kalluumaysiga Soomaaliya waxaa shaaca looga qaaday in Heshiiskan uu si weyn uga qayb qaadan doono kor u qaadista dakhliga ka soo xarooda kheyraadka badda Soomaaliya, isla markaana uu hormuud u noqdo shaqo-abuur ballaaran oo dhalinyarada Soomaaliyeed ka faa\u2019iideysan doonaan.<\/p>\n<p>&#8220;Waxa aan maanta saxiixay heshiis muhiim ah oo dhex maray Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Shirkadda OYAK ee dalka Turkiga, kaas oo diiradda saaraya horumarinta kalluumeysiga dalka, Heshiiskan ayaa leh muhiimad gaar ah oo ku saabsan kobcinta dhaqaalaha buluugga ah&#8221; ayuu yiri Wasiirka Kalluumeysiga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiir Axmed ayaa ka dhawaajiyay in Heshiiskaan uu xooga saarayo qodobo istaraatiiji ah sida maal-gashiga kaabeyaasha kalluumeysiga, kor u qaadista wax-soo-saarka kalluunka, tayeynta kalluunka si loo gaaro suuqyada caalamiga ah, dhisidda warshadaha kalluumeysiga, iyo abuurista shaqooyin cusub oo dhalinyarada Soomaaliyeed ka faa&#8217;iideysan doonaan<\/p>\n<p>Heshiiskani waxa uu sidoo kale gacan ka geysan doonaa la-dagaallanka kalluumeysiga sharci darrada ah, waxaana la filayaa in uu ka qayb qaato kor u qaadista dakhliga ka soo xarooda kheyraadka badda ee Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186199\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/ba4578cb-f5a4-49ea-9705-25631e9ac410-1024x682-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/ba4578cb-f5a4-49ea-9705-25631e9ac410-1024x682-1.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/ba4578cb-f5a4-49ea-9705-25631e9ac410-1024x682-1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/ba4578cb-f5a4-49ea-9705-25631e9ac410-1024x682-1-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/ba4578cb-f5a4-49ea-9705-25631e9ac410-1024x682-1-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/ba4578cb-f5a4-49ea-9705-25631e9ac410-1024x682-1-631x420.jpeg 631w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186200\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/bc3506ee-3ec6-4166-864c-8e8ca76ae94e-860x573-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"860\" height=\"573\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/bc3506ee-3ec6-4166-864c-8e8ca76ae94e-860x573-1.jpeg 860w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/bc3506ee-3ec6-4166-864c-8e8ca76ae94e-860x573-1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/bc3506ee-3ec6-4166-864c-8e8ca76ae94e-860x573-1-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/bc3506ee-3ec6-4166-864c-8e8ca76ae94e-860x573-1-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/bc3506ee-3ec6-4166-864c-8e8ca76ae94e-860x573-1-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 860px) 100vw, 860px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186201\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/GizllXzXEAAsBHR.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/GizllXzXEAAsBHR.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/GizllXzXEAAsBHR-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/GizllXzXEAAsBHR-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/GizllXzXEAAsBHR-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/GizllXzXEAAsBHR-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/GizllXzXEAAsBHR-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/GizllXzXEAAsBHR-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/GizllXzXEAAsBHR-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186202\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/GtlmXNqWYAAZnMU.jpg\" alt=\"\" width=\"528\" height=\"352\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/GtlmXNqWYAAZnMU.jpg 528w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/GtlmXNqWYAAZnMU-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 528px) 100vw, 528px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Soomaaliya iyo Shirkadda OYAK ee dalka Turkiga ayaa kala saxiixday heshiiska horumarinta kalluumeysiga Soomaaliya, oo muhiimad gaar ah u leh kobcinta dhaqaalaha Kheyraadka Badda ee Soomaaliya. Heshiiskan waxaa dhinaca Dowladda Soomaaliya u saxiixay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah, Ahmed Hassan Aden, halka dhinaca Shirkadda OYAK uu saxiixay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186198,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186197","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Soomaaliya iyo Shirkadda OYAK ee dalka Turkiga ayaa kala saxiixday heshiiska horumarinta kalluumeysiga Soomaaliya, oo muhiimad gaar ah u leh kobcinta dhaqaalaha Kheyraadka Badda ee Soomaaliya. Heshiiskan waxaa dhinaca Dowladda Soomaaliya u saxiixay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah, Ahmed Hassan Aden, halka dhinaca Shirkadda OYAK uu saxiixay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-17T08:15:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025617638857202836603573.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/\",\"name\":\"Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025617638857202836603573.jpg\",\"datePublished\":\"2025-06-17T08:15:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025617638857202836603573.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025617638857202836603573.jpg\",\"width\":660,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis cusub - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Soomaaliya iyo Shirkadda OYAK ee dalka Turkiga ayaa kala saxiixday heshiiska horumarinta kalluumeysiga Soomaaliya, oo muhiimad gaar ah u leh kobcinta dhaqaalaha Kheyraadka Badda ee Soomaaliya. Heshiiskan waxaa dhinaca Dowladda Soomaaliya u saxiixay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah, Ahmed Hassan Aden, halka dhinaca Shirkadda OYAK uu saxiixay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-17T08:15:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":375,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025617638857202836603573.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/","name":"Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025617638857202836603573.jpg","datePublished":"2025-06-17T08:15:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025617638857202836603573.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025617638857202836603573.jpg","width":660,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186197"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186197"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186197\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186203,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186197\/revisions\/186203"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186198"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186197"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186197"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186197"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}