{"id":186204,"date":"2025-06-17T11:24:23","date_gmt":"2025-06-17T08:24:23","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186204"},"modified":"2025-06-17T11:24:23","modified_gmt":"2025-06-17T08:24:23","slug":"trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/","title":{"rendered":"Trump oo ugu baaqay dadka reer Iran inay kaqaxaan  Tehran"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186205\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025617638857196396874975.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025617638857196396874975.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025617638857196396874975-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa xilli dambe oo Isniintii ah ugu baaqay shacabka Iran in ay si degdeg ah uga baxaan magaalada Tehran, isagoo aan caddeyn sababta rasmiga ah ee ka dambeysa digniintiisa.<\/p>\n<p>Trump oo si kooban ula hadlay warbaahinta isaga oo lugaynaya, ayaa sheegay in Iran looga baahnaa inay saxeexdo heshiis uu watey oo ku saabsanaa in dalkaasi ka tanaasulo hubkiisa nukliyeerka. Wuxuu intaa ku daray in dagaalka hadda socda uu ka dhashay markii Iran ay ka meermeertay heshiiskaas.<\/p>\n<p>\u201cIran waxaan siiyay 60 maalmood. Way diideen. Waad aragteen wixii dhacay maalintii 61aad. Waxaan rajaynayaa in heshiis la saxeexo \u2013 haddii kale, waxyaabo kale ayaa dhici doona. Waxaan aaminsanahay in heshiis la gaadhi doono. Iran doqonimo ayay ku kacday markay heshiiska diiday,\u201d ayuu yidhi Trump.<\/p>\n<p>Trump wuxuu si cad u sheegay in aan Iran loo ogolaan karin inay yeelato hub nukliyeer ah, isagoo ku baaqay in shacabka ku nool caasimadda Tehran ay si degdeg ah uga qaxaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxa fiicnayd in Iran ay heshiiska saxeexdo. Waxaan ku idhi: saxeexa! Waa arrin keeni karta dhimasho dad iyo ceeb. Iran weligeed ma heli karto hub nukliyeer ah \u2013 marar badan ayaan arrintaas sheegay. Dadku si degdeg ah ha uga cararaan Tehran,\u201d ayuu Trump ku yidhi qoraal uu ku baahiyay baraha bulshada.<\/p>\n<p>Baaqa Trump uu jeediyay wuxuu muujinayaa cabsi weyn oo laga qabo xaalad amni oo khatar ah. Inuu shacabka ku booriyo inay ka baxaan caasimadda Tehran, iyadoo aanu sheegin wax cad oo sabab u ah, waxay muujinaysaa suuragalnimada weerar weyn oo soo socda \u2013 mid Maraykanku si toos ah ama dadban uga qayb noqon karo. Isla markaana, dadka ku nool magaaladaas ayaa wajahaya jahawareer, cabsi, iyo tuhun badan.<\/p>\n<p>Maalmihii u dambeeyay, Trump wuxuu si isdaba joog ah ugu celcelinayay hanjabaado iyo digniino ka dhan ah Iran. Inkasta oo uu hore u sheegay in Mareykanku uusan dagaal galayn ilaa muwaadiniintiisa ama saldhigyadiisa la weeraro, haddana hadallada cusub waxay muujinayaan suurtagalnimada in Maraykanku uu ku biiro dagaalka. Waxa muuqata in cadaadiska siyaasadeed iyo milatari ee lagu hayo Iran uu sii xoogaysanayo.<\/p>\n<p>Inkasta oo Trump uusan si cad u sheegin in Mareykanku dagaal bilaabayo, hadalladiisa iyo sida ay u socdaan arrimuhu waxay ka dhigan yihiin in Mareykanku uu si dadban ugu lug leeyahay weerarrada Israa\u2019iil. Waxaa dhici karta inuu siiyo taageero dhinaca sirdoonka, diyaaradaha, ama farsamada, taas oo la micno ah in Maraykanku uu colaada ku lug yeelan doono.<\/p>\n<p>Farriinta uu Trump diray waxay noqon kartaa mid ku saleysan xog sirdoon oo muujinaysa halis dhow, ama istiraatiijiyad cadaadis siyaasadeed ah si Iran loogu qasbo inay ogolaato heshiis cusub.<\/p>\n<p>Hadalkiisa wuxuu yimid wax yar ka hor weerarkii Israa\u2019iil xalay ku qaadday Tehran, taasoo sii kordhinaysa shakiga ah in is afgarad hoose uu ka dhexeeyo Trump iyo Israa\u2019iil. Waxaa sidoo kale muuqata in xaaladda gobolka ay ku socoto meel aad u khatar badan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186206\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AFP__20250617__62MC88P__v1__HighRes__IsraelIranConflict-1750143895.webp\" alt=\"\" width=\"770\" height=\"513\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AFP__20250617__62MC88P__v1__HighRes__IsraelIranConflict-1750143895.webp 770w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AFP__20250617__62MC88P__v1__HighRes__IsraelIranConflict-1750143895-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AFP__20250617__62MC88P__v1__HighRes__IsraelIranConflict-1750143895-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AFP__20250617__62MC88P__v1__HighRes__IsraelIranConflict-1750143895-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AFP__20250617__62MC88P__v1__HighRes__IsraelIranConflict-1750143895-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 770px) 100vw, 770px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa xilli dambe oo Isniintii ah ugu baaqay shacabka Iran in ay si degdeg ah uga baxaan magaalada Tehran, isagoo aan caddeyn sababta rasmiga ah ee ka dambeysa digniintiisa. Trump oo si kooban ula hadlay warbaahinta isaga oo lugaynaya, ayaa sheegay in Iran looga baahnaa inay saxeexdo heshiis uu watey oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184919,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186204","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Trump oo ugu baaqay dadka reer Iran inay kaqaxaan Tehran - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Trump oo ugu baaqay dadka reer Iran inay kaqaxaan Tehran - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa xilli dambe oo Isniintii ah ugu baaqay shacabka Iran in ay si degdeg ah uga baxaan magaalada Tehran, isagoo aan caddeyn sababta rasmiga ah ee ka dambeysa digniintiisa. Trump oo si kooban ula hadlay warbaahinta isaga oo lugaynaya, ayaa sheegay in Iran looga baahnaa inay saxeexdo heshiis uu watey oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-17T08:24:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/AP25007613002659-1-1736270217.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"770\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"513\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/\",\"name\":\"Trump oo ugu baaqay dadka reer Iran inay kaqaxaan Tehran - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/AP25007613002659-1-1736270217.webp\",\"datePublished\":\"2025-06-17T08:24:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/AP25007613002659-1-1736270217.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/AP25007613002659-1-1736270217.webp\",\"width\":770,\"height\":513,\"caption\":\"Trump\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Trump oo ugu baaqay dadka reer Iran inay kaqaxaan Tehran\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Trump oo ugu baaqay dadka reer Iran inay kaqaxaan Tehran - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Trump oo ugu baaqay dadka reer Iran inay kaqaxaan Tehran - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa xilli dambe oo Isniintii ah ugu baaqay shacabka Iran in ay si degdeg ah uga baxaan magaalada Tehran, isagoo aan caddeyn sababta rasmiga ah ee ka dambeysa digniintiisa. Trump oo si kooban ula hadlay warbaahinta isaga oo lugaynaya, ayaa sheegay in Iran looga baahnaa inay saxeexdo heshiis uu watey oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-17T08:24:23+00:00","og_image":[{"width":770,"height":513,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/AP25007613002659-1-1736270217.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/","name":"Trump oo ugu baaqay dadka reer Iran inay kaqaxaan Tehran - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/AP25007613002659-1-1736270217.webp","datePublished":"2025-06-17T08:24:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/AP25007613002659-1-1736270217.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/AP25007613002659-1-1736270217.webp","width":770,"height":513,"caption":"Trump"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ugu-baaqay-dadka-reer-iran-inay-kaqaxaan-tehran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Trump oo ugu baaqay dadka reer Iran inay kaqaxaan Tehran"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186204"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186204"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186207,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186204\/revisions\/186207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184919"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}