{"id":186214,"date":"2025-06-18T11:17:45","date_gmt":"2025-06-18T08:17:45","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186214"},"modified":"2025-06-18T11:17:45","modified_gmt":"2025-06-18T08:17:45","slug":"maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/","title":{"rendered":"Maxaa kasoo baxay Kulankii ka dhacay Aqalka Cad ?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186215\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Situ.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Situ.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Situ-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Situ-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Situ-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Mareykanka Donaland Trump, ayaa xalay kulan deg deg ah oo looga hadlayay xaalada ka dhalatay dagaalka u dhaxeeya Israa\u2019iil iyo Iran, waxa uu qolka xaaladaha deg dega kula qaatay golaha Amniga Qaranka iyo lataliyaashiisa.<\/p>\n<p>Kulankan deg dega ah oo socday in ka badan hal saac, ayaa looga arrinsanayay tallaabooyinka uu qaadi karo Mareykanka, waxa ay si gaar ah diirada u saarayeen in dagaalka socda Mareykanka ku biiro uuna garab toos ah siiyo gardarada Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Madaxweyne Trump iyo xubnaha uu la lulmay , ayaana su\u2019aallo iska weydiiyay suurto galnimada in Mareykanka duqeymo culus ku garaaco goobaha ay yaallaan hubka nukliyeerka Iran, gaar ahaan goobta lagu hormariyo uraniyaamta ee Fordo, taasoo si qotodheer ugu taala dhulka hoostiisa.<\/p>\n<p>Warbaahinta dalka Mareykanka ee sida gaarka ah ula socotay kulankanm deg dega ah ee xalay ka dhacay Aqalka Cad, ayaa ku warramay in aysan jirin wax go\u2019aan ah oo kasoo baxay kulanka, lamana oga ilaa hadda in Mareykanka in si toos ah ugu biiri doono dagaalka iyo in kale.<\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka , ayaa heesata bam awood u leh in uu gaaro dhulka hoostiisa uuna burburiyo goobta lagu hormariyo uraniyaamta ee Fordo ee kutaalla dhulka hoostiisa, waxa uuna Mareykanka geeyay diyaaradaha xambaara bamkaasi bariga Dhaxe.<\/p>\n<p>Kulanka deg dega ahaa ee ka dhacay Aqalka Cad, ayaa markii uu soo dhammaaday Madaxweyne Trump, waxa uu telfoon kula xariiray Ra\u2019isul Wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu, lamana shaacin ilaa hadda waxa ay labadan nin kawada hadleen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Mareykanka Donaland Trump, ayaa xalay kulan deg deg ah oo looga hadlayay xaalada ka dhalatay dagaalka u dhaxeeya Israa\u2019iil iyo Iran, waxa uu qolka xaaladaha deg dega kula qaatay golaha Amniga Qaranka iyo lataliyaashiisa. Kulankan deg dega ah oo socday in ka badan hal saac, ayaa looga arrinsanayay tallaabooyinka uu qaadi karo Mareykanka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186215,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186214","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxaa kasoo baxay Kulankii ka dhacay Aqalka Cad ? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxaa kasoo baxay Kulankii ka dhacay Aqalka Cad ? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dalka Mareykanka Donaland Trump, ayaa xalay kulan deg deg ah oo looga hadlayay xaalada ka dhalatay dagaalka u dhaxeeya Israa\u2019iil iyo Iran, waxa uu qolka xaaladaha deg dega kula qaatay golaha Amniga Qaranka iyo lataliyaashiisa. Kulankan deg dega ah oo socday in ka badan hal saac, ayaa looga arrinsanayay tallaabooyinka uu qaadi karo Mareykanka, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-18T08:17:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Situ.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/\",\"name\":\"Maxaa kasoo baxay Kulankii ka dhacay Aqalka Cad ? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Situ.webp\",\"datePublished\":\"2025-06-18T08:17:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Situ.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Situ.webp\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxaa kasoo baxay Kulankii ka dhacay Aqalka Cad ?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxaa kasoo baxay Kulankii ka dhacay Aqalka Cad ? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxaa kasoo baxay Kulankii ka dhacay Aqalka Cad ? - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dalka Mareykanka Donaland Trump, ayaa xalay kulan deg deg ah oo looga hadlayay xaalada ka dhalatay dagaalka u dhaxeeya Israa\u2019iil iyo Iran, waxa uu qolka xaaladaha deg dega kula qaatay golaha Amniga Qaranka iyo lataliyaashiisa. Kulankan deg dega ah oo socday in ka badan hal saac, ayaa looga arrinsanayay tallaabooyinka uu qaadi karo Mareykanka, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-18T08:17:45+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Situ.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/","name":"Maxaa kasoo baxay Kulankii ka dhacay Aqalka Cad ? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Situ.webp","datePublished":"2025-06-18T08:17:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Situ.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Situ.webp","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-kasoo-baxay-kulankii-ka-dhacay-aqalka-cad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxaa kasoo baxay Kulankii ka dhacay Aqalka Cad ?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186214"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186214"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186214\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186216,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186214\/revisions\/186216"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186215"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186214"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186214"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186214"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}