{"id":186335,"date":"2025-06-23T11:18:10","date_gmt":"2025-06-23T08:18:10","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186335"},"modified":"2025-06-23T11:18:10","modified_gmt":"2025-06-23T08:18:10","slug":"xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/","title":{"rendered":"Xamsa oo yiri meeshii aan kuugu dhibay iigu dhiib cidna kayeeli mayno"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186336\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025623638862435646610555.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"352\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025623638862435646610555.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025623638862435646610555-300x160.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in madaxda Dowladda aysan diyaar u ahayn in dalka uu markale ka dhacdo doorasho dadban.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlaayay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kagana qeyb-galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayey ergooyinkii ka qeybgalay Gogoshii Wadatashiga Qaran, ayuu shaaca ka qaaday in aysan suurtagal ahayn in Soomaaliya ay dib ugu laabto doorasho dadban, awooddana loo celinayo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa tilmaamay in Xukuumadiisa ay dhiirrigelinayso talooyinka ku wajahan doorashada ee ay soo gudbiyeen haldoorka Soomaaliyeed ee isugu yimid gogosha, iyo kaalinta ay ka qaadanayaan hannaanka dimuqraadiyadeed, gaar ahaan habka loo marayo dhismaha dowlad Soomaaliyeed oo ku timaadda rabitaanka shacabka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra&#8217;iisul wasaare Xamsa, ayaa carabka ku adkeeyay in loo baahan yahay midnimo iyo isku duubni, si looga gudbo nolosha dadban ee dhibaatada ku haysa amniga, doorashooyinka, dhaqaalaha iyo xaqiijinta guulaha waaweyn ee loo baahan yahay in Qaranka la gaarsiiyo.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aynu u baahannahay in aynu u gudubno hannaan lagu mideysan yahay oo dadka Soomaaliyeed oo dhan isu keenaya, haddii aynu ka baxno nolosha dadban waxa aynu ka gudbayna midnimo la\u2019aanta colaadaha iyo dhibaatooyinka kale ee ka jira dalkeenna\u201d. Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Wali dowladda Soomaaliya waxa ay ku adkeeysanaysaa nidaam doorasho qof iyo cod ah waxaana mucaaradka dhankoodi ay sheegayaan in loo baahan yahay nidaam doorasho oo wadar ogol lagu yahay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Xamsa meeshii aan kuugu dhibay iigu dhiib cidna kayeeli mayno\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/F8goYJmVU3o\" width=\"1314\" height=\"739\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in madaxda Dowladda aysan diyaar u ahayn in dalka uu markale ka dhacdo doorasho dadban. Isagoo ka hadlaayay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kagana qeyb-galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayey ergooyinkii ka qeybgalay Gogoshii Wadatashiga Qaran, ayuu shaaca ka qaaday in aysan suurtagal ahayn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186336,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186335","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xamsa oo yiri meeshii aan kuugu dhibay iigu dhiib cidna kayeeli mayno - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xamsa oo yiri meeshii aan kuugu dhibay iigu dhiib cidna kayeeli mayno - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in madaxda Dowladda aysan diyaar u ahayn in dalka uu markale ka dhacdo doorasho dadban. Isagoo ka hadlaayay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kagana qeyb-galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayey ergooyinkii ka qeybgalay Gogoshii Wadatashiga Qaran, ayuu shaaca ka qaaday in aysan suurtagal ahayn [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-23T08:18:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025623638862435646610555.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"352\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/\",\"name\":\"Xamsa oo yiri meeshii aan kuugu dhibay iigu dhiib cidna kayeeli mayno - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025623638862435646610555.jpg\",\"datePublished\":\"2025-06-23T08:18:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025623638862435646610555.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025623638862435646610555.jpg\",\"width\":660,\"height\":352},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xamsa oo yiri meeshii aan kuugu dhibay iigu dhiib cidna kayeeli mayno\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xamsa oo yiri meeshii aan kuugu dhibay iigu dhiib cidna kayeeli mayno - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xamsa oo yiri meeshii aan kuugu dhibay iigu dhiib cidna kayeeli mayno - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in madaxda Dowladda aysan diyaar u ahayn in dalka uu markale ka dhacdo doorasho dadban. Isagoo ka hadlaayay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kagana qeyb-galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayey ergooyinkii ka qeybgalay Gogoshii Wadatashiga Qaran, ayuu shaaca ka qaaday in aysan suurtagal ahayn [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-23T08:18:10+00:00","og_image":[{"width":660,"height":352,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025623638862435646610555.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/","name":"Xamsa oo yiri meeshii aan kuugu dhibay iigu dhiib cidna kayeeli mayno - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025623638862435646610555.jpg","datePublished":"2025-06-23T08:18:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025623638862435646610555.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025623638862435646610555.jpg","width":660,"height":352},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamsa-oo-yiri-meeshii-aan-kuugu-dhibay-iigu-dhiib-cidna-kayeeli-mayno\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xamsa oo yiri meeshii aan kuugu dhibay iigu dhiib cidna kayeeli mayno"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186335"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186335"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186337,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186335\/revisions\/186337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186336"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}