{"id":186366,"date":"2025-06-24T11:11:11","date_gmt":"2025-06-24T08:11:11","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186366"},"modified":"2025-06-24T11:11:11","modified_gmt":"2025-06-24T08:11:11","slug":"mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/","title":{"rendered":"Mid kamid ah Wasaaradaha DFS oo shardi ku xirtay inuu haysto caarka &#8230;.."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186368\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Shirkadaha-Duulimaadka-Wasaarad-240222-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Shirkadaha-Duulimaadka-Wasaarad-240222-2.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Shirkadaha-Duulimaadka-Wasaarad-240222-2-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Shirkadaha-Duulimaadka-Wasaarad-240222-2-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Shirkadaha-Duulimaadka-Wasaarad-240222-2-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ka duuleysa go\u2019aankii ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirrada ee qabsoomay 7-dii Abriil 2025, oo lagu meel mariyey \u201cdhaqan-gelinta adeegsiga Aqoonsiga Qaranka iyo isku xirka adeegyada muhiimka ah ee dadweynaha\u201d, waxa ay ku wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed arrimo muhiim ah.<\/p>\n<p>Shirkaasi wuxuu xoogga saaray muhiimadda ay leedahay in dhammaan adeegyada guud ee Dowladda lagu xiro Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee ay bixiso Hay\u2019adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA).<\/p>\n<p>Wasaaradda, iyadoo fulinaysa amarka Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee tixraaciisu yahay XRW\/415\/04\/2025, kana soo baxay 21-ka Abriil 2025, kaas oo loogu talagalay \u201ctaabbo-gelinta isku-xirka adeegyada iyo nidaamka hubinta Aqoonsiga Qaranka\u201d, iyadoo sidoo kalena tixraacaysa:<\/p>\n<p>Xeerka KMG ah ee Gaadiidka Dhulka, lambarkiisu yahay JS-XM\/D016\/07\/2007, soobaxay 5-ta Luulyo 2007, Xeer Lambar 15 ee soo baxay 1-da Janaayo 1971, ayaa hadda lagu dabaqayaa dhammaan adeegyada ay bixiso Wasaaraddu.<\/p>\n<p>Wasiiraddu waxa ay bulshada ku wargelinaysaa in dhammaan adeegyada ay bixiso lagu xiray isticmaalka Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee ay bixiso Hay\u2019adda NIRA.<\/p>\n<p>Waxaa Kaarka Aqoonsiga looga baahanyahay dhinacyada hoos ku xusan:<\/p>\n<p>\u2013 Xubnaha saamilayda shirkadaha gaadiidka dadweynaha;<br \/>\n\u2013 Qof kasta oo codsanaya ruqsadda darawalnimo ama cusboonaysiinteeda;<br \/>\n\u2013 Qofka doonaya is-diiwaangelin ama wax-ka-beddel lahaanshaha gaadiidka;<br \/>\n\u2013 Qof kasta oo doonaya in uu helo rukhsado kale oo la xiriira gaadiidka.<br \/>\nTallaabadan waxa ay qayb ka tahay hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee Dowladda ay meel marisay bishii Maarso 2025, iyadoo lagu doonayo adeeg hufan, horumarinta dhaqaalaha, yareynta khiyaanooyinka la xiriira aqoonsiga, iyo kor u qaadidda kalsoonida shacabka.<\/p>\n<p>Wasaaradda waxa ay bulshada ku dhiirrigelinaysaa qaadashada Kaarka Aqoonsiga Qaranka si loogu adeego si hufan, degdeg ah, loogana qayb qaato koboca dhaqaalaha iyo adeegsiga tignoolajiyadda casriga ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186367\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_0025.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"996\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_0025.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_0025-217x300.webp 217w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_0025-696x963.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_0025-304x420.webp 304w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ka duuleysa go\u2019aankii ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirrada ee qabsoomay 7-dii Abriil 2025, oo lagu meel mariyey \u201cdhaqan-gelinta adeegsiga Aqoonsiga Qaranka iyo isku xirka adeegyada muhiimka ah ee dadweynaha\u201d, waxa ay ku wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed arrimo muhiim ah. Shirkaasi wuxuu xoogga saaray muhiimadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186368,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186366","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mid kamid ah Wasaaradaha DFS oo shardi ku xirtay inuu haysto caarka ..... - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mid kamid ah Wasaaradaha DFS oo shardi ku xirtay inuu haysto caarka ..... - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ka duuleysa go\u2019aankii ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirrada ee qabsoomay 7-dii Abriil 2025, oo lagu meel mariyey \u201cdhaqan-gelinta adeegsiga Aqoonsiga Qaranka iyo isku xirka adeegyada muhiimka ah ee dadweynaha\u201d, waxa ay ku wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed arrimo muhiim ah. Shirkaasi wuxuu xoogga saaray muhiimadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-24T08:11:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Shirkadaha-Duulimaadka-Wasaarad-240222-2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/\",\"name\":\"Mid kamid ah Wasaaradaha DFS oo shardi ku xirtay inuu haysto caarka ..... - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Shirkadaha-Duulimaadka-Wasaarad-240222-2.jpeg\",\"datePublished\":\"2025-06-24T08:11:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Shirkadaha-Duulimaadka-Wasaarad-240222-2.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Shirkadaha-Duulimaadka-Wasaarad-240222-2.jpeg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mid kamid ah Wasaaradaha DFS oo shardi ku xirtay inuu haysto caarka &#8230;..\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mid kamid ah Wasaaradaha DFS oo shardi ku xirtay inuu haysto caarka ..... - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mid kamid ah Wasaaradaha DFS oo shardi ku xirtay inuu haysto caarka ..... - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ka duuleysa go\u2019aankii ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirrada ee qabsoomay 7-dii Abriil 2025, oo lagu meel mariyey \u201cdhaqan-gelinta adeegsiga Aqoonsiga Qaranka iyo isku xirka adeegyada muhiimka ah ee dadweynaha\u201d, waxa ay ku wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed arrimo muhiim ah. Shirkaasi wuxuu xoogga saaray muhiimadda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-24T08:11:11+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Shirkadaha-Duulimaadka-Wasaarad-240222-2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/","name":"Mid kamid ah Wasaaradaha DFS oo shardi ku xirtay inuu haysto caarka ..... - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Shirkadaha-Duulimaadka-Wasaarad-240222-2.jpeg","datePublished":"2025-06-24T08:11:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Shirkadaha-Duulimaadka-Wasaarad-240222-2.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Shirkadaha-Duulimaadka-Wasaarad-240222-2.jpeg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-wasaaradaha-dfs-oo-shardi-ku-xirtay-inuu-haysto-caarka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mid kamid ah Wasaaradaha DFS oo shardi ku xirtay inuu haysto caarka &#8230;.."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186366"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186366"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186366\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186369,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186366\/revisions\/186369"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186368"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}