{"id":186435,"date":"2025-06-27T11:46:41","date_gmt":"2025-06-27T08:46:41","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186435"},"modified":"2025-06-27T11:46:41","modified_gmt":"2025-06-27T08:46:41","slug":"guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/","title":{"rendered":"Guri ay ku shirayeen Saraaakiil Al shabaab ah oo la duqeeyey"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186436\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025627638865904205466789.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"363\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025627638865904205466789.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025627638865904205466789-300x165.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal duqeyn ah oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka hay\u2019adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed NISA iyo kuwa Saaxiibada Caalamka oo lagu beegsaday guri ku yaala degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Guriga howlgalka duqeynta ah lala eegtay oo ku yaala xaafada Howlwadaag ee degmada Aadan Yabaal ayaa la sheegay iney shir ku lahaayeen horjoogayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>War kooban oo kasoo baxay dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu xaqiijiyay in howlgalkaan ciidamada is kaashanaya fuliyeen, islamarkaana khasaare xoogan lagu gaarsiiyay horjoogayaashii halkaas shirka ku lahaa.<\/p>\n<p>&#8220;Intii uu socday howlgalka, waxaa gurigaas ka kacay dab xooggan, iyadoo la maqlay jug culus oo laga dareemay guud ahaan degmada, taas oo muujinaysa in cadowgu sidoo kale gurigaas u ahaa keydka Qaraxyada iyo Hubka culus&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay dowladda.<\/p>\n<p>Qoraalka kasoo baxay dowlada Fedaraalka laguma faahfaahin inta uu dhan yahay khasaare rasmiga ah ee duqeynta kasoo gaartay Al-shabaab, waxaana howlgalkaan duqeynta ah uu kusoo aadaya, iyadoo maalin ka hor ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ay dib ula wareegeen gacan ku heynta deegaanada kala ah Masaajid Cali Guduud iyo Geelgub oo ka wada tirsan Shabeellaha dhexe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal duqeyn ah oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka hay\u2019adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed NISA iyo kuwa Saaxiibada Caalamka oo lagu beegsaday guri ku yaala degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Guriga howlgalka duqeynta ah lala eegtay oo ku yaala xaafada Howlwadaag ee degmada Aadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186436,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186435","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guri ay ku shirayeen Saraaakiil Al shabaab ah oo la duqeeyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guri ay ku shirayeen Saraaakiil Al shabaab ah oo la duqeeyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal duqeyn ah oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka hay\u2019adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed NISA iyo kuwa Saaxiibada Caalamka oo lagu beegsaday guri ku yaala degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Guriga howlgalka duqeynta ah lala eegtay oo ku yaala xaafada Howlwadaag ee degmada Aadan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-27T08:46:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025627638865904205466789.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"363\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/\",\"name\":\"Guri ay ku shirayeen Saraaakiil Al shabaab ah oo la duqeeyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025627638865904205466789.jpg\",\"datePublished\":\"2025-06-27T08:46:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025627638865904205466789.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025627638865904205466789.jpg\",\"width\":660,\"height\":363},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guri ay ku shirayeen Saraaakiil Al shabaab ah oo la duqeeyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guri ay ku shirayeen Saraaakiil Al shabaab ah oo la duqeeyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guri ay ku shirayeen Saraaakiil Al shabaab ah oo la duqeeyey - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal duqeyn ah oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka hay\u2019adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed NISA iyo kuwa Saaxiibada Caalamka oo lagu beegsaday guri ku yaala degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Guriga howlgalka duqeynta ah lala eegtay oo ku yaala xaafada Howlwadaag ee degmada Aadan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-27T08:46:41+00:00","og_image":[{"width":660,"height":363,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025627638865904205466789.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/","name":"Guri ay ku shirayeen Saraaakiil Al shabaab ah oo la duqeeyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025627638865904205466789.jpg","datePublished":"2025-06-27T08:46:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025627638865904205466789.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025627638865904205466789.jpg","width":660,"height":363},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guri-ay-ku-shirayeen-saraaakiil-al-shabaab-ah-oo-la-duqeeyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guri ay ku shirayeen Saraaakiil Al shabaab ah oo la duqeeyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186435"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186435"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186435\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186437,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186435\/revisions\/186437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186436"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186435"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186435"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186435"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}