{"id":186454,"date":"2025-06-27T11:52:41","date_gmt":"2025-06-27T08:52:41","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186454"},"modified":"2025-06-27T11:52:41","modified_gmt":"2025-06-27T08:52:41","slug":"iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/","title":{"rendered":"Iiraan \u201cXabad joojinta dagaalka waxaa dalbaday Israel\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186455\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/667626.webp\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/667626.webp 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/667626-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/667626-1024x576.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/667626-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/667626-696x392.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/667626-1068x601.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/667626-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Abbas Araghchi ayaa soo bandhigay mid ka mid ah xaaladihii uu wajahay inta uu dagaalka socday, isagoo hadal ka jeedinayay telefishinka Iiraan<\/p>\n<p>\u201cIntii dagaalku socday ma aanan heli karin diyaarad aan dalka kaga baxo, markaa waxaan gaari uga gudbay xadka anigoo galay Turkiga, markii aan Turkiga tagay, diyaarad Iiraan leedahay ayaa halkaas timid annaguna waan raacnay.Markii hore waxaan u duulnay Geneva, ka dibna Istanbul, ugu dambeynna Moscow.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay inaan loo oggolaan doonin kormeerayaasha hay\u2019adda Atoomikada Adduunka ee IAEA, inay dib u arkaa goobaha nukliyeerka , illaa la xaqiijiyo ammaanka xarumaha nukliyeerka.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan ayaa sheegay inaysan iyagu dalban xabbad-joojin, balse Israel ay dalbatay, wuxuuna xusay in Iran ay diyaar u tahay iney dagaal daba dheeraada la gasho Yuhuuda iyo Mareykanka si ay u difaacato madax banaanideeda.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay inuu dalalka reer Yurub u sheegay inuu Israa\u2019iil ku wargeliyaan haddii ay jebiyaan xabbad-joojinta, inay si degdeg ah Iiraan uga heli doonto jawaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Abbas Araghchi ayaa soo bandhigay mid ka mid ah xaaladihii uu wajahay inta uu dagaalka socday, isagoo hadal ka jeedinayay telefishinka Iiraan \u201cIntii dagaalku socday ma aanan heli karin diyaarad aan dalka kaga baxo, markaa waxaan gaari uga gudbay xadka anigoo galay Turkiga, markii aan Turkiga tagay, diyaarad Iiraan leedahay ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186455,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186454","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Iiraan \u201cXabad joojinta dagaalka waxaa dalbaday Israel\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Iiraan \u201cXabad joojinta dagaalka waxaa dalbaday Israel\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Abbas Araghchi ayaa soo bandhigay mid ka mid ah xaaladihii uu wajahay inta uu dagaalka socday, isagoo hadal ka jeedinayay telefishinka Iiraan \u201cIntii dagaalku socday ma aanan heli karin diyaarad aan dalka kaga baxo, markaa waxaan gaari uga gudbay xadka anigoo galay Turkiga, markii aan Turkiga tagay, diyaarad Iiraan leedahay ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-27T08:52:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/667626.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/\",\"name\":\"Iiraan \u201cXabad joojinta dagaalka waxaa dalbaday Israel\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/667626.webp\",\"datePublished\":\"2025-06-27T08:52:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/667626.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/667626.webp\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Iiraan \u201cXabad joojinta dagaalka waxaa dalbaday Israel\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Iiraan \u201cXabad joojinta dagaalka waxaa dalbaday Israel\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Iiraan \u201cXabad joojinta dagaalka waxaa dalbaday Israel\u201d - Wardoon","og_description":"Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Abbas Araghchi ayaa soo bandhigay mid ka mid ah xaaladihii uu wajahay inta uu dagaalka socday, isagoo hadal ka jeedinayay telefishinka Iiraan \u201cIntii dagaalku socday ma aanan heli karin diyaarad aan dalka kaga baxo, markaa waxaan gaari uga gudbay xadka anigoo galay Turkiga, markii aan Turkiga tagay, diyaarad Iiraan leedahay ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-27T08:52:41+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/667626.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/","name":"Iiraan \u201cXabad joojinta dagaalka waxaa dalbaday Israel\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/667626.webp","datePublished":"2025-06-27T08:52:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/667626.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/667626.webp","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iiraan-xabad-joojinta-dagaalka-waxaa-dalbaday-israel\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Iiraan \u201cXabad joojinta dagaalka waxaa dalbaday Israel\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186454"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186454"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186454\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186456,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186454\/revisions\/186456"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186455"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186454"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186454"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186454"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}