{"id":186457,"date":"2025-06-27T12:06:00","date_gmt":"2025-06-27T09:06:00","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186457"},"modified":"2025-06-27T12:06:00","modified_gmt":"2025-06-27T09:06:00","slug":"iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/","title":{"rendered":"Iran ay joojisay dhammaan wada-shaqeyntii ay la lahayd  IAEA"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186459\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/tinywow_maxresdefault_81976620.png\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/tinywow_maxresdefault_81976620.png 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/tinywow_maxresdefault_81976620-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/tinywow_maxresdefault_81976620-1024x576.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/tinywow_maxresdefault_81976620-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/tinywow_maxresdefault_81976620-696x392.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/tinywow_maxresdefault_81976620-1068x601.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/tinywow_maxresdefault_81976620-747x420.png 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>CNN, ayaa ku warrantay inuu Trump , heshiis cusub u bandhigay Iiraan, kaasoo dhigaya in Iiraan la siiyo 30 bilyan oo dollar oo ay ku dhisanayso xarumo nukliyeerka rayidka ah ee aan loo beddeli karin hub, iyadoo aan loo oggalaanayn inay Iiraan sameyso tijaabo nukliyeer ama kobciso uranium-ka.<\/p>\n<p>Lacagta , waxaa bixin doona waddamada khaliijka , halka Trump uu fasaxi doono lacag 6 bilyan oo dollar oo ka xannibay Iiraan iyo dhismaha xarun cusub oo nukliyeer oo beddelaysa xarunta Fordow, waxaana xarunta cusub loo qaabeynaya hab aan suragelinayn in lagu diyaariyo hub nukliyeer ah.<\/p>\n<p>Hase ahaatee Iran ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday dhowaan inay joojinayso dhammaan iskaashigii iyo wadashaqayntii ay la lahayd IAEA, taasoo ah hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan kormeerka barnaamijyada nukliyeerka ee caalamka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha baarlamaanka Iran Mohammad Baqer Qalibaf, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in Iran ay joojisay dhammaan wada-shaqeyntii ay la lahayd wakaaladda tamarta nukliyeerka ee caalamiga ah (IAEA), ka dib markii ay Mareykanka weerareen 3 xarumood oo Bacriminta Nukliyeerka Iran laga waday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186458\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/ANI-202506200347372.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"345\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/ANI-202506200347372.jpg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/ANI-202506200347372-300x173.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxa u sareeya IAEA Rafael Grossi ayaa u sheegay CNN-ka in uu doonayo in ay Hay\u2019adooda loo ogolaado in Kormeerayasheedu ay galaan gudaha Iran oo ay shaqadooda sii wataan, laakiin taas Tehran ayaa diiday.<\/p>\n<p>Ka hor bilowgii duulaanka Mareykanka ay ku qaadeen gudaha Iran, Mr, Grossi ayaa sheegay in ran ay bacriminta uranium-ka gaariisay 60%, oo 20% oo kaliya uga dhiman tahay 90% oo ah meesha ay noqon karto hub rasmi ah oo Nukliyeer ah, warkan waxaa beenisay oo been abuur kusifeysay dawladda Iran oo sheegtay in ay waajib tahay in maxkamad la horkeeno Rafael Grossi.<\/p>\n<p>Go\u2019aankaan ayaa yimid kadib weerarkii uu Mareykanku ku qaaday xarumaha nukliyeerka ee Fordow, Isfahan iyo Natanz. Iran waxay ku tilmaantay weerarkaas \u201cin si cad loogu xad-gudbay sharci caalami ah\u201d isla markaana ay tahay sabab lagu joojin karo balanqaadyadii waafaqsanaa heshiiskii JCPOA iyo xeerarka IAEA.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>CNN, ayaa ku warrantay inuu Trump , heshiis cusub u bandhigay Iiraan, kaasoo dhigaya in Iiraan la siiyo 30 bilyan oo dollar oo ay ku dhisanayso xarumo nukliyeerka rayidka ah ee aan loo beddeli karin hub, iyadoo aan loo oggalaanayn inay Iiraan sameyso tijaabo nukliyeer ama kobciso uranium-ka. Lacagta , waxaa bixin doona waddamada khaliijka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186459,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186457","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Iran ay joojisay dhammaan wada-shaqeyntii ay la lahayd IAEA - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Iran ay joojisay dhammaan wada-shaqeyntii ay la lahayd IAEA - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"CNN, ayaa ku warrantay inuu Trump , heshiis cusub u bandhigay Iiraan, kaasoo dhigaya in Iiraan la siiyo 30 bilyan oo dollar oo ay ku dhisanayso xarumo nukliyeerka rayidka ah ee aan loo beddeli karin hub, iyadoo aan loo oggalaanayn inay Iiraan sameyso tijaabo nukliyeer ama kobciso uranium-ka. Lacagta , waxaa bixin doona waddamada khaliijka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-27T09:06:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/tinywow_maxresdefault_81976620.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/\",\"name\":\"Iran ay joojisay dhammaan wada-shaqeyntii ay la lahayd IAEA - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/tinywow_maxresdefault_81976620.png\",\"datePublished\":\"2025-06-27T09:06:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/tinywow_maxresdefault_81976620.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/tinywow_maxresdefault_81976620.png\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Iran ay joojisay dhammaan wada-shaqeyntii ay la lahayd IAEA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Iran ay joojisay dhammaan wada-shaqeyntii ay la lahayd IAEA - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Iran ay joojisay dhammaan wada-shaqeyntii ay la lahayd IAEA - Wardoon","og_description":"CNN, ayaa ku warrantay inuu Trump , heshiis cusub u bandhigay Iiraan, kaasoo dhigaya in Iiraan la siiyo 30 bilyan oo dollar oo ay ku dhisanayso xarumo nukliyeerka rayidka ah ee aan loo beddeli karin hub, iyadoo aan loo oggalaanayn inay Iiraan sameyso tijaabo nukliyeer ama kobciso uranium-ka. Lacagta , waxaa bixin doona waddamada khaliijka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-27T09:06:00+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/tinywow_maxresdefault_81976620.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/","name":"Iran ay joojisay dhammaan wada-shaqeyntii ay la lahayd IAEA - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/tinywow_maxresdefault_81976620.png","datePublished":"2025-06-27T09:06:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/tinywow_maxresdefault_81976620.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/tinywow_maxresdefault_81976620.png","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iran-ay-joojisay-dhammaan-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-iaea\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Iran ay joojisay dhammaan wada-shaqeyntii ay la lahayd IAEA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186457"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186457"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186457\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186460,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186457\/revisions\/186460"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186459"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186457"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186457"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186457"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}