{"id":186462,"date":"2025-06-28T11:06:57","date_gmt":"2025-06-28T08:06:57","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186462"},"modified":"2025-06-28T11:06:57","modified_gmt":"2025-06-28T08:06:57","slug":"hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/","title":{"rendered":"Hawlgalka AUSSOM oo Si Rasmi ah u Bilaabaya Shaqadiisa&#8230;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186463\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025628638866776137052453.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"356\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025628638866776137052453.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025628638866776137052453-300x162.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u bilaabaya howlgaladiisa 1-da Luulyo 2025, isaga oo si buuxda ula wareegaya mas\u2019uuliyadda amniga ee uu wareejinayo hawlgalka ATMIS.<\/p>\n<p>AUSSOM ayaa la aasaasay 1-da Janaayo 2025, waxaana oggolaaday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo lagu waddo in howlgalka uu yeesho illaa 12,000 oo askari oo isugu jira ciidamo milatari iyo 680 boolis.<\/p>\n<p>Qorshuhu waa in tiradaas si tartiib tartiib ah loo dhimo dhamaadka sanadka 2025. Si kastaba ha ahaatee, AUSSOM waxa uu wajahayaa caqabado dhanka dhaqaalaha ah, isagoo u baahnaa $90.4 milyan intii u dhaxeysay Janaayo ilaa Juun 2025, balse la helay kaliya $16.7 milyan \u2013 taasoo keenaysa in la waayo lacag dhan $73.7 milyan.<\/p>\n<p>Si loo helo dhaqaale joogto ah, Qaramada Midoobay ayaa oggolaatay hannaan maalgelin isku dhaf ah oo u oggolaanaya in ilaa 75% miisaaniyadda sanadlaha ah ee AUSSOM laga bixiyo qoondada UN-ka laga bilaabo 1-da Luulyo 2025.<\/p>\n<p>Ka hor bilaabashada rasmiga ah ee howlgalka AUSSOM, ciidamada AUSSOM iyo kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed (SNAF) ayaa dib u qabsaday tuulooyin istiraatiiji ah oo ay Al-Shabaab horey u maamulaysay. Hawlgal wadajir ah oo socday saddex maalmood bishii Juun, oo lagu magacaabo &#8220;Silent Storm&#8221;, ayaa lagu xoreeyay tuulooyinka Anole iyo Sabiid.<\/p>\n<p>Bayaanka kasoo baxay AUSSOM ayaa lagu sheegay in ujeeddada hawlgalkaasi ahayd \u201cin laga xoreeyo meelaha ay gacanta ku hayaan kooxaha argagixisada.<\/p>\n<p>Sarreeye Guuto Joseph Ssemwanga, oo ah taliyaha Qeybta Koowaad, ayaa sheegay in Sabiid iyo Anole ay noqdeen goobo istiraatiiji ah tan iyo bishii Maarso, halkaas oo kooxda Al-Shabaab ay ka abaabusho weerarro halis ah, ku kaydiso hub iyo gaadiid qaraxyo laga buuxiyay, sidoo kalena ay ka sameysteen baro kontaroolo sharci darro ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u bilaabaya howlgaladiisa 1-da Luulyo 2025, isaga oo si buuxda ula wareegaya mas\u2019uuliyadda amniga ee uu wareejinayo hawlgalka ATMIS. AUSSOM ayaa la aasaasay 1-da Janaayo 2025, waxaana oggolaaday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo lagu waddo in howlgalka uu yeesho illaa 12,000 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186463,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186462","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hawlgalka AUSSOM oo Si Rasmi ah u Bilaabaya Shaqadiisa... - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hawlgalka AUSSOM oo Si Rasmi ah u Bilaabaya Shaqadiisa... - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u bilaabaya howlgaladiisa 1-da Luulyo 2025, isaga oo si buuxda ula wareegaya mas\u2019uuliyadda amniga ee uu wareejinayo hawlgalka ATMIS. AUSSOM ayaa la aasaasay 1-da Janaayo 2025, waxaana oggolaaday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo lagu waddo in howlgalka uu yeesho illaa 12,000 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-28T08:06:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025628638866776137052453.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"356\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/\",\"name\":\"Hawlgalka AUSSOM oo Si Rasmi ah u Bilaabaya Shaqadiisa... - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025628638866776137052453.jpg\",\"datePublished\":\"2025-06-28T08:06:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025628638866776137052453.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025628638866776137052453.jpg\",\"width\":660,\"height\":356},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hawlgalka AUSSOM oo Si Rasmi ah u Bilaabaya Shaqadiisa&#8230;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hawlgalka AUSSOM oo Si Rasmi ah u Bilaabaya Shaqadiisa... - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hawlgalka AUSSOM oo Si Rasmi ah u Bilaabaya Shaqadiisa... - Wardoon","og_description":"Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u bilaabaya howlgaladiisa 1-da Luulyo 2025, isaga oo si buuxda ula wareegaya mas\u2019uuliyadda amniga ee uu wareejinayo hawlgalka ATMIS. AUSSOM ayaa la aasaasay 1-da Janaayo 2025, waxaana oggolaaday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo lagu waddo in howlgalka uu yeesho illaa 12,000 [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-28T08:06:57+00:00","og_image":[{"width":660,"height":356,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025628638866776137052453.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/","name":"Hawlgalka AUSSOM oo Si Rasmi ah u Bilaabaya Shaqadiisa... - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025628638866776137052453.jpg","datePublished":"2025-06-28T08:06:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025628638866776137052453.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025628638866776137052453.jpg","width":660,"height":356},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hawlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-bilaabaya-shaqadiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hawlgalka AUSSOM oo Si Rasmi ah u Bilaabaya Shaqadiisa&#8230;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186462"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186462"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186462\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186464,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186462\/revisions\/186464"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186463"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186462"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186462"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186462"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}