{"id":186468,"date":"2025-06-28T11:18:01","date_gmt":"2025-06-28T08:18:01","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186468"},"modified":"2025-06-28T11:18:01","modified_gmt":"2025-06-28T08:18:01","slug":"sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/","title":{"rendered":"SAWIRRO Mudaharaado ka socda dalka Togo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186474\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/fd0c37d222fb7a15c652fada88fb9467_L.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/fd0c37d222fb7a15c652fada88fb9467_L.jpg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/fd0c37d222fb7a15c652fada88fb9467_L-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada dalka Togo ayaa Khamiistii u adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiisa iyo budhadh boqolaal mudaharaadayaal ah oo waddooyinka waaweyn ee caasimadda Lome xidhay, kuwaas oo dalbanayey in xilka laga qaado Madaxweynaha muddada dheer xukunka hayey ee Faure Gnassingbe.<\/p>\n<p>Banaanbaxyadan waxaa soo qabanqaabiyey dhalinyaro is abaabushay, gaar ahaan hal-abuurayaal internetlay ah iyo dad u dhaqdhaqaaqa xuquuqda madaniga ah. Mudaharaadkan ayaa muujinayaa xasillooni darrada siyaasadeed ee sii daba dheeraanaysa ee uu ku jiro dalkan Galbeedka Afrika ku yaalla.<\/p>\n<p>Bishii hore, Faure Gnassingbe ayaa loo magacaabay xil cusub oo ah Guddoomiyaha Golaha Wasiirrada, oo ah xil aan lahayn waqti cayiman oo uu ku egyahay. Mucaaradku waxay arrintan ku tilmaameen &#8220;afgambi dastuur ah&#8221; oo u sahlaya inuu si aan xadidneyn u sii joogo talada.<\/p>\n<p>Gnassingbe, oo xukunka hayey tan iyo 2005, wuxuu la wareegay xilka ka dib geeridii aabihii Gnassingb\u00e9 Eyad\u00e9ma oo Togo xukumayey tan iyo 1967, taasoo ka dhigaysa qoyska Gnassingbe mid dalkaasi hogaaminayey muddo ku dhow 60 sano. Goobjoogayaal Reuters la hadlay ayaa sheegay in ciidamada ammaanku ay si xoog ah ku kala eryeen dadkii isugu soo baxay caasimadda, halkaas oo tukaamo badan xidhan yihiin, rabshado badana ay ka socdaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186471\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"630\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630.jpg 1200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630-300x158.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630-1024x538.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630-768x403.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630-696x365.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630-1068x561.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630-800x420.jpg 800w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p>Qaar ka mid ah dadka deggan xaafadaha Lome ayaa dab qabadsiiyey alaabta guryaha iyaga oo taayiro ku gooyay waddooyinka, taas oo sababatay qiiq madow oo hawada qariyay. Kossi Albert, oo ah 30 jir shaqo la\u2019aan ah, ayaa Reuters ki yidhi: \u201cWaan gaajoonay. Waxba uma shaqeynayaan dhalinyarada Togolese-ka. Taasi waa sababta aan maanta u bannaanbaxay. Berina waan soo laaban doonaa.\u201d<\/p>\n<p>Tobanaan qof ayaa la xidhay 5 iyo 6-dii Juun xilli ay socdeen mudaharaadyo lagu diidan yahay xilka cusub ee Faure Gnassingb\u00e9 iyo sidoo kale sicir-bararka iyo xadhigga lagu hayo dadka aragtidooda cabbira, sida ay sheegtay Amnesty International. Balse dad badan ayaa la sii daayay maalmo kadib. Dhawaan ayay Togo si kumeelgaadh ah u joojisay warbaahinta Faransiiska laga leeyahay ee RFI iyo France 24, muddo saddex bilood ah, iyadoo ku eedeysay &#8220;eex iyo warar aan si wacan loo hubin&#8221;.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo wasiirka arrimaha gudaha Togo, Hodabalo Awate, wali kama aysan hadlin ficillada ciidamada iyo rabshadaha ka dhashay mudaharaadyada.<\/p>\n<p>Malaayiin Afrikaan ah ayaa si isa soo taraysa uga daalay madaxda muddooyinka dhaadheer haystay talada, kuwaas oo inta badan beddela dastuurka si ay u sii joogaan xukunka. Tusaale ahaan, dalka Uganda waxaa muddo ka badan 35 sano xukumayey Yoweri Museveni, halka uu Madaxweynaha Camaroon, Paul Biya xukunka haystay tan iyo 1982.<\/p>\n<p>Dadka shacabka ah waxay dareemayaan in nidaamkan muddo-dheeraysiga ah uu curyaamiyo horumarka, shaqo abuurka, iyo xoriyadda fikirka. Waxaa sidoo kale sii kordhaya niyad-jabka dhallinyarada, kuwaasoo dareensan in aysan kaalin ku lahayn mustaqbalka dalkooda.<\/p>\n<p>Mudaaharaadyada ka dhacaya Togo ma ahan kuwo gaar u ah dalkaasi, balse waa qeyb ka mid ah mowjado mudaharaadyo ah oo ka socota Afrika.<\/p>\n<p>Bishii hore ayay jidadka Senegal buuxiyeen kumannaan qof oo ka horyimid dib u dhaca doorashooyinka iyo isku dayga madaxweyne Macky Sall uu muddo xileed saddexaad ugu tartamayo doorashada. Sidoo kale, Burundi iyo Congo-Brazzaville ayay rabshado ma dhaceen xilliyo la isku dayey in la beddelo xeerarka si madaxweynayaashu u sii hayaan talada. Halka dhallinyaro badan oo dowlad wanaag dalbanaya ay booliisku ku laayeen Kenya labadii sanno ee u danbeeyay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186469\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/97937803_togoafp.jpg\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/97937803_togoafp.jpg 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/97937803_togoafp-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/97937803_togoafp-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/97937803_togoafp-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/97937803_togoafp-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186470\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/1x-1.webp\" alt=\"\" width=\"2000\" height=\"1333\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/1x-1.webp 2000w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/1x-1-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/1x-1-1024x682.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/1x-1-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/1x-1-1536x1024.webp 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/1x-1-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/1x-1-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/1x-1-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 2000px) 100vw, 2000px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186471\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"630\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630.jpg 1200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630-300x158.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630-1024x538.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630-768x403.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630-696x365.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630-1068x561.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630-800x420.jpg 800w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186472\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/685f0d5b44d88.webp\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"500\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/685f0d5b44d88.webp 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/685f0d5b44d88-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/685f0d5b44d88-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/685f0d5b44d88-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/> <img decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186473\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/20170916_map502.avif\" alt=\"\" \/><\/p>\n<figure id=\"attachment_186476\" aria-describedby=\"caption-attachment-186476\" style=\"width: 2560px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-0 wp-image-186476\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-scaled.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1730\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-scaled.jpg 2560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-300x203.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-1024x692.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-768x519.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-1536x1038.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-2048x1384.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-696x470.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-1068x722.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-622x420.jpg 622w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-186476\" class=\"wp-caption-text\">Makeshift barricades burn as people protest against Togo&#8217;s longtime leader, Faure Gnassingbe, in Lome, Togo June 26, 2025.REUTERS\/ Alice Lawson<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dalka Togo ayaa Khamiistii u adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiisa iyo budhadh boqolaal mudaharaadayaal ah oo waddooyinka waaweyn ee caasimadda Lome xidhay, kuwaas oo dalbanayey in xilka laga qaado Madaxweynaha muddada dheer xukunka hayey ee Faure Gnassingbe. Banaanbaxyadan waxaa soo qabanqaabiyey dhalinyaro is abaabushay, gaar ahaan hal-abuurayaal internetlay ah iyo dad u dhaqdhaqaaqa xuquuqda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186471,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186468","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SAWIRRO Mudaharaado ka socda dalka Togo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SAWIRRO Mudaharaado ka socda dalka Togo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada dalka Togo ayaa Khamiistii u adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiisa iyo budhadh boqolaal mudaharaadayaal ah oo waddooyinka waaweyn ee caasimadda Lome xidhay, kuwaas oo dalbanayey in xilka laga qaado Madaxweynaha muddada dheer xukunka hayey ee Faure Gnassingbe. Banaanbaxyadan waxaa soo qabanqaabiyey dhalinyaro is abaabushay, gaar ahaan hal-abuurayaal internetlay ah iyo dad u dhaqdhaqaaqa xuquuqda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-28T08:18:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"630\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/\",\"name\":\"SAWIRRO Mudaharaado ka socda dalka Togo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630.jpg\",\"datePublished\":\"2025-06-28T08:18:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630.jpg\",\"width\":1200,\"height\":630},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SAWIRRO Mudaharaado ka socda dalka Togo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SAWIRRO Mudaharaado ka socda dalka Togo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SAWIRRO Mudaharaado ka socda dalka Togo - Wardoon","og_description":"Ciidamada dalka Togo ayaa Khamiistii u adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiisa iyo budhadh boqolaal mudaharaadayaal ah oo waddooyinka waaweyn ee caasimadda Lome xidhay, kuwaas oo dalbanayey in xilka laga qaado Madaxweynaha muddada dheer xukunka hayey ee Faure Gnassingbe. Banaanbaxyadan waxaa soo qabanqaabiyey dhalinyaro is abaabushay, gaar ahaan hal-abuurayaal internetlay ah iyo dad u dhaqdhaqaaqa xuquuqda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-28T08:18:01+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":630,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/","name":"SAWIRRO Mudaharaado ka socda dalka Togo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630.jpg","datePublished":"2025-06-28T08:18:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/4adf65c7-6cc3-429b-86bb-3a13b167081e_cx0_cy9_cw0_w1200_h630.jpg","width":1200,"height":630},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-mudaharaado-ka-socda-dalka-togo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SAWIRRO Mudaharaado ka socda dalka Togo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186468"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186468"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186477,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186468\/revisions\/186477"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186471"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}