{"id":186478,"date":"2025-06-28T11:22:39","date_gmt":"2025-06-28T08:22:39","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186478"},"modified":"2025-06-28T11:22:39","modified_gmt":"2025-06-28T08:22:39","slug":"gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/","title":{"rendered":"Gantaalo goordhaw lagu weeraray Israa\u2019iil"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP17318601864026-e1510734395411.webp\" alt=\"\" width=\"744\" height=\"465\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP17318601864026-e1510734395411.webp 744w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP17318601864026-e1510734395411-300x188.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP17318601864026-e1510734395411-696x435.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP17318601864026-e1510734395411-672x420.webp 672w\" sizes=\"(max-width: 744px) 100vw, 744px\" \/><\/p>\n<p>Kooxda Xuutiyiinta ah ee maamusha qeybo badan oo kamid ah dalka Yemen, ayaa goordhaw tiro gantaalo ah waxa ay ku weerareen gudaha Israa\u2019iil, waxaana magaalooyin kamid ah Israa\u2019iil laga maqlay dhawaqyada qaraxyo ka dhashay gantaalada.<\/p>\n<p>Seyriga ka diga gantaalada ayaa laga maqlay qeybo kamid ah Israa\u2019iil, waxa ayna dadku bilaabeen kala carar iyaga oo soo xasuustay weeraradii Iran, waxaana la sheegay in gantaalada qaar ka gudbeen nidaamka difaaca ee Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Raadiyaha ay leeyihiin ciidamada maamulka Israa\u2019iil, ayaa goordhaw baahiyay in dhawaqyada qaraxyo xooggan laga maqlay qeybo kamid ah magaalada Beersheba, markii ay gantaalada kooxda Xuutiyiinta soo rideen halkaasi ku dhaceen.<\/p>\n<p>Weerarkan gantaalaha ay kooxda Xuutiyiinta ku weerartay Israa\u2019iil, ayaa kusoo aadaya xilli heshiis xabbad-joojin ah lakala dhax dhigay Iran iyo Israa\u2019iil, taa oo hakisay weeraradii cuslaa ee labada dal maalmihii lasoo dhaafay isku garaacayeen.<\/p>\n<p>Xuutiyinta dalka Yemen ee taageerta Iran, ayaa horey u shaacisay in uusan waxba ka quseyn dhankooda heshiiska ay gaareen Israa\u2019iil iyo Iran, waxa ayna xuseen in weerarooda wadayaan ilaa Israa\u2019iil ka joojineyso xasuuqa ka socda magaalada Qasa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Xuutiyiinta ah ee maamusha qeybo badan oo kamid ah dalka Yemen, ayaa goordhaw tiro gantaalo ah waxa ay ku weerareen gudaha Israa\u2019iil, waxaana magaalooyin kamid ah Israa\u2019iil laga maqlay dhawaqyada qaraxyo ka dhashay gantaalada. Seyriga ka diga gantaalada ayaa laga maqlay qeybo kamid ah Israa\u2019iil, waxa ayna dadku bilaabeen kala carar iyaga oo soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186480,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186478","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gantaalo goordhaw lagu weeraray Israa\u2019iil - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gantaalo goordhaw lagu weeraray Israa\u2019iil - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda Xuutiyiinta ah ee maamusha qeybo badan oo kamid ah dalka Yemen, ayaa goordhaw tiro gantaalo ah waxa ay ku weerareen gudaha Israa\u2019iil, waxaana magaalooyin kamid ah Israa\u2019iil laga maqlay dhawaqyada qaraxyo ka dhashay gantaalada. Seyriga ka diga gantaalada ayaa laga maqlay qeybo kamid ah Israa\u2019iil, waxa ayna dadku bilaabeen kala carar iyaga oo soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-28T08:22:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP17318601864026-e1510734395411.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"744\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"465\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/\",\"name\":\"Gantaalo goordhaw lagu weeraray Israa\u2019iil - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP17318601864026-e1510734395411.webp\",\"datePublished\":\"2025-06-28T08:22:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP17318601864026-e1510734395411.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP17318601864026-e1510734395411.webp\",\"width\":744,\"height\":465},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gantaalo goordhaw lagu weeraray Israa\u2019iil\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gantaalo goordhaw lagu weeraray Israa\u2019iil - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gantaalo goordhaw lagu weeraray Israa\u2019iil - Wardoon","og_description":"Kooxda Xuutiyiinta ah ee maamusha qeybo badan oo kamid ah dalka Yemen, ayaa goordhaw tiro gantaalo ah waxa ay ku weerareen gudaha Israa\u2019iil, waxaana magaalooyin kamid ah Israa\u2019iil laga maqlay dhawaqyada qaraxyo ka dhashay gantaalada. Seyriga ka diga gantaalada ayaa laga maqlay qeybo kamid ah Israa\u2019iil, waxa ayna dadku bilaabeen kala carar iyaga oo soo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-28T08:22:39+00:00","og_image":[{"width":744,"height":465,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP17318601864026-e1510734395411.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/","name":"Gantaalo goordhaw lagu weeraray Israa\u2019iil - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP17318601864026-e1510734395411.webp","datePublished":"2025-06-28T08:22:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP17318601864026-e1510734395411.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP17318601864026-e1510734395411.webp","width":744,"height":465},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gantaalo-goordhaw-lagu-weeraray-israaiil\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gantaalo goordhaw lagu weeraray Israa\u2019iil"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186478"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186478"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186478\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186481,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186478\/revisions\/186481"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186480"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186478"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186478"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186478"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}