{"id":186564,"date":"2025-07-01T13:56:19","date_gmt":"2025-07-01T10:56:19","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186564"},"modified":"2025-07-01T13:56:19","modified_gmt":"2025-07-01T10:56:19","slug":"qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/","title":{"rendered":"Qalbi Dhagax oo loo doortay Guddoomiyaha ONLF"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186565\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869445241432595.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869445241432595.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869445241432595-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869445241432595-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Cabdikariin Sheekh Muuse Qalb Dhahagax ayaa magaalada Jigjiga loogu doortay Guddoomiyaha Jabhadda Xoraynta Ogaadeeniya (ONLF), isaga oo madax ka noqonaya garab kamid ah jabhadda oo taageersan wada-shaqeynta dowladda Itoobiya. Dhanka kale, garab kale oo mucaaradsan dowladda, kana hawlgala dibadda, ayaa si cad u diiday doorashadiisa.<\/p>\n<p>Qalbi Dhagax ayaa lagu doortay shirwayne maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Jigjiga, kaasoo uu abaabulay garabka ONLF ee taageersan dowladda Itoobiya. Hase yeeshee, garabka mucaaradka ah ee uu hoggaamiyo Cabdikariin Sheekh Maxamed Mahdi (Maaday) ayaa ku tilmaamay doorashadaasi mid sharci darro ah.<\/p>\n<p>\u201cJabhadda Xoraynta Ogaadeeniya ee ONLF gabi ahaanba waxay kasoo horjeeddaa shirka sharci-darrada ah ee sida siyaasadaysan loo abaabulay, kaasoo si been abuur ah loogu tilmaamay shirwayne ONLF ah,\u201d ayaa lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay garabka uu Maaday hoggaamiyo.<\/p>\n<p>Garabka dibad-joogga ah ayaa ku eedeeyay dowladda Itoobiya in ay si toos ah uga shaqeynayso burburinta ONLF. Waxay sheegeen in \u201cqorshahan ay si wadajir ah u abaabuleen xisbiga Barwaaqo, Guddiga Doorashooyinka Qaranka Itoobiya iyo Dowladda Deegaanka Soomaalida,\u201d ujeeddadiisuna tahay in la kala jabiyo jabhadda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar), oo si weyn u taageera garabka ONLF ee dowladda la shaqeeya, ayaa soo dhaweeyay doorashada Qalbi Dhagax. Wuxuu sheegay inay ka go\u2019an yahay la shaqeynta hoggaanka cusub.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u hambalyeynayaa Guddoomiyaha cusub ee ONLF, Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax). Waxaa naga go\u2019an inaan dhammaan ururrada siyaasadeed ee Deegaanka kala shaqeyno maslaxadda iyo masiirka ummadda, iyada oo ay gundhig u tahay xoojinta nabadda, xasilloonida iyo horumarka Deegaanka,\u201d ayuu Madaxweyne Cagjar ku qoray bartiisa Facebook.<\/p>\n<p>Garabka ONLF ee uu Maaday hoggaamiyo ayaa ku doodaya in dowladda Itoobiya ka baxday heshiisyadii nabadeed ee la gaadhay sannadkii 2018. Waxay sidoo kale dowladda ku eedeeyeen in ay wado qorshayaal cusub oo lagu wiiqayo awoodda ONLF, sida kala qaybin iyo carqaladayn.<\/p>\n<p>Madaxweyne Cagjar ayaa iska fogeeyay eedahaas, isagoo sheegay in garabka Maaday uu \u201cbadownimo\u201d ku wajahayo siyaasadda, isla markaana ONLF hadda tahay xisbi siyaasadeed. Wuxuu intaa ku daray in haddii xisbiyada ay kala qaybsamaan ama xubno laga sasabto, ay taasi tahay sunnaha siyaasada iyo tartank dimoqraadig ah.<\/p>\n<p>Garabka Maaday ayaa hore u sheegay in ay dib u qaadan doonaan hubka haddii dowladda Itoobiya ka caga jiiddo in ay timaado miiska wada-hadalka. Madaxweyne Cagjar ayaa dhankiisa sheegay inuu diyaar u yahay wada-hadal, balse aanu dhankiisa ka arkin wax yididiilo ah oo kasoo muuqda garabka Maaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdikariin Sheekh Muuse Qalb Dhahagax ayaa magaalada Jigjiga loogu doortay Guddoomiyaha Jabhadda Xoraynta Ogaadeeniya (ONLF), isaga oo madax ka noqonaya garab kamid ah jabhadda oo taageersan wada-shaqeynta dowladda Itoobiya. Dhanka kale, garab kale oo mucaaradsan dowladda, kana hawlgala dibadda, ayaa si cad u diiday doorashadiisa. Qalbi Dhagax ayaa lagu doortay shirwayne maalmihii lasoo dhaafay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186565,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186564","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qalbi Dhagax oo loo doortay Guddoomiyaha ONLF - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qalbi Dhagax oo loo doortay Guddoomiyaha ONLF - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdikariin Sheekh Muuse Qalb Dhahagax ayaa magaalada Jigjiga loogu doortay Guddoomiyaha Jabhadda Xoraynta Ogaadeeniya (ONLF), isaga oo madax ka noqonaya garab kamid ah jabhadda oo taageersan wada-shaqeynta dowladda Itoobiya. Dhanka kale, garab kale oo mucaaradsan dowladda, kana hawlgala dibadda, ayaa si cad u diiday doorashadiisa. Qalbi Dhagax ayaa lagu doortay shirwayne maalmihii lasoo dhaafay ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-01T10:56:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869445241432595.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/\",\"name\":\"Qalbi Dhagax oo loo doortay Guddoomiyaha ONLF - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869445241432595.jpg\",\"datePublished\":\"2025-07-01T10:56:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869445241432595.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869445241432595.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qalbi Dhagax oo loo doortay Guddoomiyaha ONLF\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qalbi Dhagax oo loo doortay Guddoomiyaha ONLF - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qalbi Dhagax oo loo doortay Guddoomiyaha ONLF - Wardoon","og_description":"Cabdikariin Sheekh Muuse Qalb Dhahagax ayaa magaalada Jigjiga loogu doortay Guddoomiyaha Jabhadda Xoraynta Ogaadeeniya (ONLF), isaga oo madax ka noqonaya garab kamid ah jabhadda oo taageersan wada-shaqeynta dowladda Itoobiya. Dhanka kale, garab kale oo mucaaradsan dowladda, kana hawlgala dibadda, ayaa si cad u diiday doorashadiisa. Qalbi Dhagax ayaa lagu doortay shirwayne maalmihii lasoo dhaafay ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-01T10:56:19+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869445241432595.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/","name":"Qalbi Dhagax oo loo doortay Guddoomiyaha ONLF - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869445241432595.jpg","datePublished":"2025-07-01T10:56:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869445241432595.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869445241432595.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qalbi-dhagax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-onlf\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qalbi Dhagax oo loo doortay Guddoomiyaha ONLF"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186564"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186564"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186564\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186566,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186564\/revisions\/186566"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186565"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186564"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186564"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186564"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}