{"id":186567,"date":"2025-07-01T14:32:14","date_gmt":"2025-07-01T11:32:14","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186567"},"modified":"2025-07-01T14:32:14","modified_gmt":"2025-07-01T11:32:14","slug":"deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/","title":{"rendered":"Deni oo mucaaradka ku eedeeyay  inay ciidamo ka qoranayan gudaha Puntland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186568\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869327683920109.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"391\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869327683920109.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869327683920109-300x178.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in ay siyaasiyiin ku howlan inay si sharci-darro ah ciidamo uga qoranayaan Puntland, isagoo ku tilmaamay fal fool xun oo aan la aqbali karin.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni wuxuu si toos ah eedda ugu jeediyay qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee reer Puntland, isagoo ku booriyay in haddii ay hayaan aragtiyo ama dhaliilo siyaasadeed, ay si nabad ah u soo bandhigaan.<\/p>\n<p>\u201cLaga yeeli maayo qof kasta oo doonaya inuu burburiyo nidaamka dowladeed ee Puntland. Ma jiri doonto in gacmaha laga laabto cid kasta oo ku xad-gudubta dastuurka iyo sharciga dalka,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Deni.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay madaxweyne Deni in qaar ka mid ah dadka ku lugta leh qorista ciidamada ay haystaan xasaanad. Wuxuu tilmaamay haddii maamulka uu tallaabo ka qaado, dadkaasi in laga dhigi karo in dowladdu ay caburinayso dadka ka aragtida duwan.<\/p>\n<p>Dhawaan, Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa isna sheegay in gobolka Sanaag ay ka socdaan howlo ciidan-qoris ah, isagoo eedda dusha uga tuuray siyaasiyiin kasoo horjeeda Puntland. Wuxuu caddeeyay inaan la aqbali doonin wax kasta oo sharci-darro ah oo halis gelinaya amniga iyo midnimada maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Xog aan helnay ayaa tilmaamaysa in Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, uu kamid yahay dadka lagu eedeeyay in ay ka dambeeyaan qorista ciidamada.<\/p>\n<p>Abwaan Cabdirashiid, oo hadda ah xildhibaan ka tirsan Puntland, ayaa kamid ah siyaasiyiinta u ololeynaya in gobolka Sanaag uu ku biiro maamulka SSC-Khaatumo. Waxaan xogta ku helnay inuu arrintaan kala shaqeynayo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo taageeraysa in Sool iyo Sanaag ay ku midoobaan SSC-Khaatumo.<\/p>\n<p>Baarlamaanka Puntland ayaa haatan wadahadal ka leh qorshe xasaanad-ka-xayuubin ah oo ka dhan ah Xildhibaan Cabdirashiid, taasoo haddii la fuliyo suuragal ka dhigi karta in dacwad rasmi ah lagu soo oogo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fplstatehouseofficial%2Fvideos%2F9674440009323879%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in ay siyaasiyiin ku howlan inay si sharci-darro ah ciidamo uga qoranayaan Puntland, isagoo ku tilmaamay fal fool xun oo aan la aqbali karin. Madaxweyne Deni wuxuu si toos ah eedda ugu jeediyay qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee reer Puntland, isagoo ku booriyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186567","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo mucaaradka ku eedeeyay inay ciidamo ka qoranayan gudaha Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo mucaaradka ku eedeeyay inay ciidamo ka qoranayan gudaha Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in ay siyaasiyiin ku howlan inay si sharci-darro ah ciidamo uga qoranayaan Puntland, isagoo ku tilmaamay fal fool xun oo aan la aqbali karin. Madaxweyne Deni wuxuu si toos ah eedda ugu jeediyay qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee reer Puntland, isagoo ku booriyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-01T11:32:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869327683920109.jpg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/\",\"name\":\"Deni oo mucaaradka ku eedeeyay inay ciidamo ka qoranayan gudaha Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869327683920109.jpg\",\"datePublished\":\"2025-07-01T11:32:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869327683920109.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869327683920109.jpg\",\"width\":660,\"height\":391},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo mucaaradka ku eedeeyay inay ciidamo ka qoranayan gudaha Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo mucaaradka ku eedeeyay inay ciidamo ka qoranayan gudaha Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo mucaaradka ku eedeeyay inay ciidamo ka qoranayan gudaha Puntland - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in ay siyaasiyiin ku howlan inay si sharci-darro ah ciidamo uga qoranayaan Puntland, isagoo ku tilmaamay fal fool xun oo aan la aqbali karin. Madaxweyne Deni wuxuu si toos ah eedda ugu jeediyay qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee reer Puntland, isagoo ku booriyay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-01T11:32:14+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869327683920109.jpg","type":"","width":"","height":""}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/","name":"Deni oo mucaaradka ku eedeeyay inay ciidamo ka qoranayan gudaha Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869327683920109.jpg","datePublished":"2025-07-01T11:32:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869327683920109.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202571638869327683920109.jpg","width":660,"height":391},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-ciidamo-ka-qoranayan-gudaha-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo mucaaradka ku eedeeyay inay ciidamo ka qoranayan gudaha Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186567"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186567"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186567\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186569,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186567\/revisions\/186569"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186567"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186567"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186567"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}