{"id":186575,"date":"2025-07-02T12:36:10","date_gmt":"2025-07-02T09:36:10","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186575"},"modified":"2025-07-03T10:36:30","modified_gmt":"2025-07-03T07:36:30","slug":"diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Diyaarad Helicopter ah oo ku burburtay garoonka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186576\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202572638870204976107053.png\" alt=\"\" width=\"495\" height=\"270\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202572638870204976107053.png 495w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202572638870204976107053-300x164.png 300w\" sizes=\"(max-width: 495px) 100vw, 495px\" \/><\/p>\n<p>Diyaarad nooceedu yahay tan qumaatiga u kacda ee loo yaqaano Helicopter ayaa goordhaw ku dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa warbaahinta u sheegay in diyaaradda ay si lama filaan ah u soo dhacday, iyadoona marka ay soo dhaceysay ay sidoo kale sameysay jug aad u xoogan oo laga maqlay qeybo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Wararka hordhaca ah ee soo baxaya ayaa sheegaya in diyaarada burburkeeda uu yimid kadib markii uu ka kacay dab xooggan, taasoo sababtay iney gubato guud ahaan diyaarada.<\/p>\n<p>Qiica iyo uurada diyaarada burburtay ayaa laga arkaayay hawada meelo badan oo ka mid ah magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Axmed Macallin Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay diyaarad Helicopter ah oo saakay ku dhacday garoonka magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Axmed Macallin Xasan oo warbaahinta Qaranka la hadlayay ayaa u sheegay in diyaarad nooca qumaatiga u kacda ee Helicopter ka ee ku burburtay Garoonka ay lahaayeen howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maareeyaha ayaa hadalkiisa intaa raaciyay in diyaaradaan ay kasoo kacday deegaanka Baledogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayna ku dhacday qeybta Afasiyooni ee garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxa uu xusay Maareeye Axmed Macallin Xasan in diyaaraddu ay saarnaayeen 8 qof kuwaas oo aan wali la xaqiijin karin xaaladdooda maadaama ay socdaan gurmadyo la xiriira daminta dabka ka kacay diyaaradda ku bur-burtay halkaas.<\/p>\n<p>Durba waxa uu Mareeyaha xusay inay bilowdeen baaritaano ku aadan sababta keentay soo dhicista diyaaraddaan oo aan ilaa hadda cadeeyn waxa sababay inay soo dhacdo.<\/p>\n<p>Maareeyaha ayaa sheegay in shaqada garoonka hadda sidii caadiga aheyd ay ku socoto, balse la xiray ilaa 600 oo mitir oo ah qeybta diraadaha ay ku ordaan xigtana dhanka Afasiyooni, maadaama halkaas ay ku soo dhaceen walxo la xiriira bur-burka diyaaradda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarad nooceedu yahay tan qumaatiga u kacda ee loo yaqaano Helicopter ayaa goordhaw ku dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde magaalada Muqdisho. Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa warbaahinta u sheegay in diyaaradda ay si lama filaan ah u soo dhacday, iyadoona marka ay soo dhaceysay ay sidoo kale sameysay jug aad u xoogan oo laga maqlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186575","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaarad Helicopter ah oo ku burburtay garoonka Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaarad Helicopter ah oo ku burburtay garoonka Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Diyaarad nooceedu yahay tan qumaatiga u kacda ee loo yaqaano Helicopter ayaa goordhaw ku dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde magaalada Muqdisho. Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa warbaahinta u sheegay in diyaaradda ay si lama filaan ah u soo dhacday, iyadoona marka ay soo dhaceysay ay sidoo kale sameysay jug aad u xoogan oo laga maqlay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-02T09:36:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-07-03T07:36:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202572638870204976107053.png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/\",\"name\":\"Diyaarad Helicopter ah oo ku burburtay garoonka Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202572638870204976107053.png\",\"datePublished\":\"2025-07-02T09:36:10+00:00\",\"dateModified\":\"2025-07-03T07:36:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202572638870204976107053.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202572638870204976107053.png\",\"width\":495,\"height\":270},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaarad Helicopter ah oo ku burburtay garoonka Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaarad Helicopter ah oo ku burburtay garoonka Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaarad Helicopter ah oo ku burburtay garoonka Muqdisho - Wardoon","og_description":"Diyaarad nooceedu yahay tan qumaatiga u kacda ee loo yaqaano Helicopter ayaa goordhaw ku dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde magaalada Muqdisho. Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa warbaahinta u sheegay in diyaaradda ay si lama filaan ah u soo dhacday, iyadoona marka ay soo dhaceysay ay sidoo kale sameysay jug aad u xoogan oo laga maqlay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-02T09:36:10+00:00","article_modified_time":"2025-07-03T07:36:30+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202572638870204976107053.png","type":"","width":"","height":""}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/","name":"Diyaarad Helicopter ah oo ku burburtay garoonka Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202572638870204976107053.png","datePublished":"2025-07-02T09:36:10+00:00","dateModified":"2025-07-03T07:36:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202572638870204976107053.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202572638870204976107053.png","width":495,"height":270},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-helicopter-ah-oo-ku-burburtay-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaarad Helicopter ah oo ku burburtay garoonka Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186575"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186575"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186575\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186579,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186575\/revisions\/186579"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}