{"id":186622,"date":"2025-07-03T19:54:01","date_gmt":"2025-07-03T16:54:01","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186622"},"modified":"2025-07-03T19:54:01","modified_gmt":"2025-07-03T16:54:01","slug":"jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/","title":{"rendered":"Jarmalka oo dabagal kubilaabay Kabtan Ayuub iyo Yacquub Siyaad"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186630\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/pixelcut-export-4.png\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/pixelcut-export-4.png 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/pixelcut-export-4-300x200.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/pixelcut-export-4-1024x683.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/pixelcut-export-4-768x512.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/pixelcut-export-4-696x464.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/pixelcut-export-4-1068x712.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/pixelcut-export-4-630x420.png 630w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/>Sida lagu ogaaday baadhitaan ay si wadajir ah u fuliyeen warbaahinta Jarmalka ee DW iyo ARD, Ayuub Cabdirisaaq (oo loo yaqaan &#8220;Kabtan Ayuub&#8221;) iyo Yacquub Siyaad, oo ah dhallinyaro Soomaali ah oo caan ka ah baraha bulshada, ayaa si joogto ah ugu faafinayay fariimo naceyb iyo hurin dagaal ah, iyaga oo sannado badan si toos ah uga hawlgalayay gudaha dalka Jarmalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186628\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73124599_906.jpg\" alt=\"\" width=\"1110\" height=\"624\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73124599_906.jpg 1110w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73124599_906-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73124599_906-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73124599_906-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73124599_906-696x391.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73124599_906-1068x600.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73124599_906-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1110px) 100vw, 1110px\" \/>Baadhitaanka ayaa lagu sheegay in fariimo ay ku dhiirrigelinayaan colaadaha ay si joogto ah ugu baahiyaan baraha sida Facebook iyo TikTok, iyaga oo gaadha boqollaal kun oo taageerayaal ah, kuwaas oo ay badankoodu Soomaali yihiin, kuna sugan gudaha iyo dibedda. &#8220;Fariimahooda waxa ka buuxa naceyb qabiil, baaqyo dagaal, dhiirrigelin ah in rasaas lagu furo askarta iyo dad rayid ah, iyo talooyin ku saabsan sida loo weeraro goobaha ciidanka,&#8221; ayaa lagu yidhi warbixinta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186627\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098431_906.jpg\" alt=\"\" width=\"1110\" height=\"624\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098431_906.jpg 1110w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098431_906-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098431_906-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098431_906-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098431_906-696x391.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098431_906-1068x600.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098431_906-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1110px) 100vw, 1110px\" \/><br \/>\nWarbixintu waxay sidoo kale sheegtay in Kabtan Ayuub, oo sheegay inuu 13 jir ahaa markii uu qori qaatay kuna biiray dagaal-beeleed, uu ku faano inuu galay in ka badan 30 dagaal, sidoo kalena uu ka mid ahaa budhcad-badeedda sanadihii hore. Ayuub waxa uu Jarmalka galay sanadkii 2017, balse markii dambe si qarsoodi ah ayuu ugu laabtay Soomaaliya, isagoo markaas ku biiray Ciidanka Difaaca Puntland.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186626\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098341_906.jpg\" alt=\"\" width=\"1110\" height=\"624\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098341_906.jpg 1110w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098341_906-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098341_906-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098341_906-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098341_906-696x391.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098341_906-1068x600.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098341_906-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1110px) 100vw, 1110px\" \/>Warbixintu waxay intaas ku dartay in Yacquub Siyaad oo isagana si weyn looga yaqaan baraha bulshada, uu ku baahiyo hadallo naceyb ah oo uu ku dhiirrigelinayo taageerayaashiisa inay \u201cgooyaan madaxda cadowga.\u201d DW waxay sheegtay in labada nin muddo dheer ay ka badbaadeen in la ogaado madaama oo ay ku hadlaan afqalaad.<\/p>\n<p>&#8220;Markii uu dagaalku ka qarxay magaalada Laascaanood horraantii 2023, labada ninba waxay si firfircoon uga qayb qaateen hurinta colaadda, iyagoo u safaraya Soomaaliya, la kulmaya jabhadaha hubeysan, kana duubaya muuqaallo ay ku faafiyaan baraha bulshada si ay taageero iyo dhaqaale uga helaan jaaliyadaha dibedda,&#8221; ayaa lagu yidhi warbixinta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186625\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098315_906.png\" alt=\"\" width=\"1110\" height=\"624\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098315_906.png 1110w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098315_906-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098315_906-1024x576.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098315_906-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098315_906-696x391.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098315_906-1068x600.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098315_906-747x420.png 747w\" sizes=\"(max-width: 1110px) 100vw, 1110px\" \/>Daraasadda DW iyo ARD ayaa daahfurtay in Ayuub xidhiidh dhow la leeyahay madaxda sare ee Puntland, gaar ahaan Madaxweyne Siciid Deni, waxaana la arkay sawirro muujinaya Ayuub oo fadhiya safka hore ee munaasibado ama la socda madaxda maamulka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxa xusid mudan in Ayuub u ballanqaaday $20,000 qof kasta oo sameeya maleeshiyo hubaysan. Inkasta oo Yacquub aan si fudud ugu laaban karin Soomaaliya (maadaama maxkamad milatari oo Puntland ah ku ridday 10 sano xabsi ah isagoo maqane ah), haddana weli wuxuu sii hurinayaa nacayb iyo dagaal isagoo ku sugan magaalada D\u00fcsseldorf,&#8221; ayay warbixintu tidhi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186629\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73138471_1004.webp\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"525\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73138471_1004.webp 1200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73138471_1004-300x131.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73138471_1004-1024x448.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73138471_1004-768x336.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73138471_1004-696x305.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73138471_1004-1068x467.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73138471_1004-960x420.webp 960w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/>Khubarada amniga ee lagu waraystay warbixintan waxay sheegeen in labada nin ay wadaan \u201cdagaal xogeed\u201d (information warfare), taas oo ah nooc cusub oo colaadeed oo lagu burburinayo nabadda gudaha Soomaaliya, iyada oo la adeegsanayo tiknoolajiyadda iyo baraha bulshada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186624\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098297_906.jpg\" alt=\"\" width=\"1110\" height=\"624\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098297_906.jpg 1110w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098297_906-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098297_906-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098297_906-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098297_906-696x391.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098297_906-1068x600.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/73098297_906-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1110px) 100vw, 1110px\" \/><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.dw.com\/en\/somalia-germany-war-influencers-violence-social-media-facebook-tiktok\/a-73137140\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida lagu ogaaday baadhitaan ay si wadajir ah u fuliyeen warbaahinta Jarmalka ee DW iyo ARD, Ayuub Cabdirisaaq (oo loo yaqaan &#8220;Kabtan Ayuub&#8221;) iyo Yacquub Siyaad, oo ah dhallinyaro Soomaali ah oo caan ka ah baraha bulshada, ayaa si joogto ah ugu faafinayay fariimo naceyb iyo hurin dagaal ah, iyaga oo sannado badan si toos [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186630,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186622","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jarmalka oo dabagal kubilaabay Kabtan Ayuub iyo Yacquub Siyaad - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jarmalka oo dabagal kubilaabay Kabtan Ayuub iyo Yacquub Siyaad - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sida lagu ogaaday baadhitaan ay si wadajir ah u fuliyeen warbaahinta Jarmalka ee DW iyo ARD, Ayuub Cabdirisaaq (oo loo yaqaan &#8220;Kabtan Ayuub&#8221;) iyo Yacquub Siyaad, oo ah dhallinyaro Soomaali ah oo caan ka ah baraha bulshada, ayaa si joogto ah ugu faafinayay fariimo naceyb iyo hurin dagaal ah, iyaga oo sannado badan si toos [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-03T16:54:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/pixelcut-export-4.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/\",\"name\":\"Jarmalka oo dabagal kubilaabay Kabtan Ayuub iyo Yacquub Siyaad - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/pixelcut-export-4.png\",\"datePublished\":\"2025-07-03T16:54:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/pixelcut-export-4.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/pixelcut-export-4.png\",\"width\":1080,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jarmalka oo dabagal kubilaabay Kabtan Ayuub iyo Yacquub Siyaad\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jarmalka oo dabagal kubilaabay Kabtan Ayuub iyo Yacquub Siyaad - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jarmalka oo dabagal kubilaabay Kabtan Ayuub iyo Yacquub Siyaad - Wardoon","og_description":"Sida lagu ogaaday baadhitaan ay si wadajir ah u fuliyeen warbaahinta Jarmalka ee DW iyo ARD, Ayuub Cabdirisaaq (oo loo yaqaan &#8220;Kabtan Ayuub&#8221;) iyo Yacquub Siyaad, oo ah dhallinyaro Soomaali ah oo caan ka ah baraha bulshada, ayaa si joogto ah ugu faafinayay fariimo naceyb iyo hurin dagaal ah, iyaga oo sannado badan si toos [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-03T16:54:01+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/pixelcut-export-4.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/","name":"Jarmalka oo dabagal kubilaabay Kabtan Ayuub iyo Yacquub Siyaad - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/pixelcut-export-4.png","datePublished":"2025-07-03T16:54:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/pixelcut-export-4.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/pixelcut-export-4.png","width":1080,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jarmalka-oo-dabagal-kubilaabay-kabtan-ayuub-iyo-yacquub-siyaad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jarmalka oo dabagal kubilaabay Kabtan Ayuub iyo Yacquub Siyaad"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186622"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186622"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186632,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186622\/revisions\/186632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186630"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}