{"id":186667,"date":"2025-07-06T11:53:51","date_gmt":"2025-07-06T08:53:51","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186667"},"modified":"2025-07-06T11:53:51","modified_gmt":"2025-07-06T08:53:51","slug":"xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/","title":{"rendered":"Xiisad colaadeed oo ka dhex taagan gobolka Sanaag"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186668\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638872913923523686.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"378\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638872913923523686.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638872913923523686-300x172.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xiisad colaadeed ayaa ka taagan gobolka Sanaag, gaar ahaan tuulada Ceelbuh, taasoo u dhaxaysa ciidamo ka tirsan Puntland iyo kuwa uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.<\/p>\n<p>Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in iska horimaad ka dhacay halkaasi uu sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah. Ciidamada Puntland ayaa la sheegay in ay halkaas tageen si ay u hor istaagaan shir aayo ka tashi ah oo lagu waday inuu ka dhaco deegaanka Ceelbuh.<\/p>\n<p>Sida la fahamsan yahay, Puntland waxay ciidamo u dirtay deegaankaas si ay uga hortagto siyaasiyiin xiriir la leh dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasoo lagu eedeeyay inay wadaan dadaallo lagu doonayo in gobolka Sanaag lagu daro maamulka SSC Khaatumo.<\/p>\n<p>Waxaa jira cabsi xooggan oo laga qabo in dagaal toos ah uu ka dhex qarxo labada ciidan ee halkaas ku sugan, iyadoo Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, uu goobta ku sugan yahay.<\/p>\n<p>Cabdirashiid ayaa kamid ah siyaasiyiinta hormuudka ka ah ololaha lagu doonayo in Sanaag qayb ka noqoto maamulka SSC Khaatumo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa dhawaan ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay faragelin siyaasadeed iyo qalalaase ka wado gobolka Sanaag, iyagoo adeegsanaya siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka.<\/p>\n<p>Dhanka kale, cuqaasha iyo waxgaradka gobolka Sanaag ayaa bilaabay dadaallo nabadeed, waxayna si ku meel gaar ah u hakiyeen shirka aayo ka tashiga ahaa ee lagu waday in lagu qabto Ceelbuh, si looga hortago sii xumaanshaha colaadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiisad colaadeed ayaa ka taagan gobolka Sanaag, gaar ahaan tuulada Ceelbuh, taasoo u dhaxaysa ciidamo ka tirsan Puntland iyo kuwa uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil. Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in iska horimaad ka dhacay halkaasi uu sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah. Ciidamada Puntland ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186668,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186667","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xiisad colaadeed oo ka dhex taagan gobolka Sanaag - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xiisad colaadeed oo ka dhex taagan gobolka Sanaag - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xiisad colaadeed ayaa ka taagan gobolka Sanaag, gaar ahaan tuulada Ceelbuh, taasoo u dhaxaysa ciidamo ka tirsan Puntland iyo kuwa uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil. Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in iska horimaad ka dhacay halkaasi uu sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah. Ciidamada Puntland ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-06T08:53:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638872913923523686.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"378\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/\",\"name\":\"Xiisad colaadeed oo ka dhex taagan gobolka Sanaag - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638872913923523686.jpg\",\"datePublished\":\"2025-07-06T08:53:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638872913923523686.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638872913923523686.jpg\",\"width\":660,\"height\":378},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xiisad colaadeed oo ka dhex taagan gobolka Sanaag\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xiisad colaadeed oo ka dhex taagan gobolka Sanaag - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xiisad colaadeed oo ka dhex taagan gobolka Sanaag - Wardoon","og_description":"Xiisad colaadeed ayaa ka taagan gobolka Sanaag, gaar ahaan tuulada Ceelbuh, taasoo u dhaxaysa ciidamo ka tirsan Puntland iyo kuwa uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil. Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in iska horimaad ka dhacay halkaasi uu sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah. Ciidamada Puntland ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-06T08:53:51+00:00","og_image":[{"width":660,"height":378,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638872913923523686.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/","name":"Xiisad colaadeed oo ka dhex taagan gobolka Sanaag - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638872913923523686.jpg","datePublished":"2025-07-06T08:53:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638872913923523686.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638872913923523686.jpg","width":660,"height":378},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaadeed-oo-ka-dhex-taagan-gobolka-sanaag\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xiisad colaadeed oo ka dhex taagan gobolka Sanaag"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186667"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186667"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186667\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186669,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186667\/revisions\/186669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186668"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186667"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186667"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186667"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}