{"id":186682,"date":"2025-07-07T18:38:33","date_gmt":"2025-07-07T15:38:33","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186682"},"modified":"2025-07-07T18:38:33","modified_gmt":"2025-07-07T15:38:33","slug":"madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Masar Ethiopia marnaba saameyn kuma yeelan karto Badda Cas"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186683\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202577638874788930107451.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"340\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202577638874788930107451.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202577638874788930107451-300x155.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, ayaa hadallo cad-cad oo xooggan ka jeediyay shir jaraa&#8217;id uu la qabtay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo sheegay in Masar aysan marnaba ogolaan doonin in Itoobiya ay ka samaysato saameyn ay ku yeelato biyaha Badda Cas.<\/p>\n<p>El-Sisi wuxuu si cad u muujiyay in Masar diyaar u tahay inay ballaariso doorkeeda siyaasadeed iyo amni ee Geeska Afrika gaar ahaan meelaha ay Itoobiya horay u sheegan jirtay inay tahay aag ay saameyn ku leedahay, Wuxuu sidoo kale si adag uga horyimid heshiiskii muranka dhaliyay ee ay Itoobiya la gashay Somaliland, kaasoo oo ay ugu ogolaatay inay siiso deked ay isticmaali karto.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si buuxda inooga go&#8217;an inaan taageerno midnimada iyo xasiloonida Soomaaliya, isla markaana aan ka hortagno isku day kasta oo lagu daciifinayo qaranimadeeda,\u201d ayuu yiri El-Sisi, isagoo muujiyay in Masar aysan aqbali doonin isbeddel lagu sameeyo xaaladda amniga ee gobolka.<\/p>\n<p>Shirkii Alamein wuxuu ahaa mid xuddun u noqday dib ugu soo laabashada Masar ee doorkii ay ku lahayd Geeska Afrika, xilli Itoobiya ay si xowli ah ugu howlan tahay inay dib u habeyn ku sameyso saameynta awoodaha gobolka.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu wuxuu sidoo kale carabka ku adkeeyay muhiimadda Badda Cas iyo xasilloonida Geeska Afrika, isagoo si dadban u dhaleeceeyay Itoobiya oo ku dadaaleysa inay saameyn ku yeelato badda cas.<\/p>\n<p>Labada madaxweyne waxay xaqiijiyeen sii socoshada iskaashiga millatari ee labada dal, gaar ahaan heshiiskii ay bishii Agoosto 2024 kala saxiixdeen, Heshiiskaas ayaa ku saabsan tababaridda iyo qalabaynta ciidamada Soomaaliya, si ay uga adkaadaan kooxaha argagixisada ah, ugana hortagaan faragelin kasta oo gudaha ama dibadda ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Masar waxay ballanqaaday ka qaybgalkeeda howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee lagu xasilinayo Soomaaliya, iyada oo dalbatay in beesha caalamka ay qaadato mas\u2019uuliyadda bixinta dhaqaalaha lagu fulinayo howlgalkaas, si looga hortago firaaqa siyaasadeed ee ay Itoobiya isku dayi karto inay ka faa\u2019iideysato.<\/p>\n<p>El-Sisi wuxuu ammaanay dadaalka Xasan Sheekh uu ugu jiro dhismaha wada-jir siyaasadeed gudaha Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay mid muhiim u ah ka hortagga qorshayaasha Itoobiya ee lagu sheegayo inay rabto inay kala qeybiso Soomaaliya si ay danahaheeda u fushato.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Masar wuxuu si weyn u bogaadiyay xiriirka qotada dheer ee u dhexeeya labada dal, isagoo sheegay in taariikh, diin, dhaqan iyo dano wadaag ahi ay dhiseen xiriirkaas, Wuxuu intaas ku daray in labada dowladood ay hadda wadaan dadaal lagu dhisayo iskaashi istiraatiiji ah, kaasoo daboolaya dhinacyada siyaasadda, amniga, dhaqaalaha iyo difaaca.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in wada-hadalladii uu la yeeshay Xasan Sheekh ay diiradda saareen sidii loo xaqiijin lahaa amniga Badda Cas iyo Geeska Afrika, isagoo carrabka ku adkeeyay in Masar ay garab taagan tahay dadaalka Soomaaliya ee dib u dhiska dowladnimada, la dagaallanka argagixisada, iyo ilaalinta midnimada dhuleed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186684\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0307.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0307.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0307-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0307-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0307-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186685\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0308.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0308.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0308-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0308-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0308-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186686\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0309.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0309.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0309-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0309-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0309-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186687\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0310.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0310.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0310-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0310-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0310-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186688\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0311.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0311.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0311-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0311-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0311-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186689\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0312.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0312.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0312-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0312-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0312-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186690\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0313.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0313.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0313-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0313-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0313-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, ayaa hadallo cad-cad oo xooggan ka jeediyay shir jaraa&#8217;id uu la qabtay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo sheegay in Masar aysan marnaba ogolaan doonin in Itoobiya ay ka samaysato saameyn ay ku yeelato biyaha Badda Cas. El-Sisi wuxuu si cad u muujiyay in Masar diyaar u tahay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186684,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186682","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha Masar Ethiopia marnaba saameyn kuma yeelan karto Badda Cas - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha Masar Ethiopia marnaba saameyn kuma yeelan karto Badda Cas - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, ayaa hadallo cad-cad oo xooggan ka jeediyay shir jaraa&#8217;id uu la qabtay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo sheegay in Masar aysan marnaba ogolaan doonin in Itoobiya ay ka samaysato saameyn ay ku yeelato biyaha Badda Cas. El-Sisi wuxuu si cad u muujiyay in Masar diyaar u tahay inay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-07T15:38:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0307.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/\",\"name\":\"Madaxweynaha Masar Ethiopia marnaba saameyn kuma yeelan karto Badda Cas - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0307.webp\",\"datePublished\":\"2025-07-07T15:38:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0307.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0307.webp\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha Masar Ethiopia marnaba saameyn kuma yeelan karto Badda Cas\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha Masar Ethiopia marnaba saameyn kuma yeelan karto Badda Cas - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha Masar Ethiopia marnaba saameyn kuma yeelan karto Badda Cas - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, ayaa hadallo cad-cad oo xooggan ka jeediyay shir jaraa&#8217;id uu la qabtay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo sheegay in Masar aysan marnaba ogolaan doonin in Itoobiya ay ka samaysato saameyn ay ku yeelato biyaha Badda Cas. El-Sisi wuxuu si cad u muujiyay in Masar diyaar u tahay inay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-07T15:38:33+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0307.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/","name":"Madaxweynaha Masar Ethiopia marnaba saameyn kuma yeelan karto Badda Cas - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0307.webp","datePublished":"2025-07-07T15:38:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0307.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0307.webp","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-masar-ethiopia-marnaba-saameyn-kuma-yeelan-karto-badda-cas\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha Masar Ethiopia marnaba saameyn kuma yeelan karto Badda Cas"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186682"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186682"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186682\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186692,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186682\/revisions\/186692"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186684"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186682"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186682"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186682"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}