{"id":186703,"date":"2025-07-08T11:25:26","date_gmt":"2025-07-08T08:25:26","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186703"},"modified":"2025-07-08T11:25:26","modified_gmt":"2025-07-08T08:25:26","slug":"banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/","title":{"rendered":"Banaanbaxyadii Kenya oo sababay  dhimasho iyo dhaawac"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186680\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Islii.webp\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"396\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Islii.webp 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Islii-300x180.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, ayaa ka dhashay dibadbaxyo rabshado watay oo shalay ka dhacay magaalooyin badan oo katirsan dalka Kenya, waxaana dibadbaxaasi looga soo horjeeday dowladda uu hoggaamiyo William Ruto.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay 11 qof oo kamid ahaa dadkii dhigayay dibadbaxyada ayey toogteen laamaha amaanka dalka Kenya, halka dhaawacyo intaasi ka badan sidoo kale ka dhasheen rabshadihii shalay ka dhacay magaalada Nairobi iyo magaalooyin kale oo katirsan Kenya.<\/p>\n<p>In ka badan 50 askari oo katirsanaa ciidamada booliiska Kenya , ayaa sidoo kale lagu dhaawacay rabshadihii xooganaa ee shalay ka dhacay dalka Kenya, waxaana suurto gal ah in khasaaraha inta hadda oa ogyahay kasii bataan.<\/p>\n<p>Dibadbaxyadii shalay ruxay dalka Kenya oo loogu magacdaray Saba Saba, ayaa sidoo kale sababay in booliiska xiraan dad ka badan 500 qof oo qeyb weyn ka ahaa rabshadaha dhiigga badan ku daatay ee shalay ka dhacay dalka Kenya.<\/p>\n<p>Kooxaha hormuudka u ah dibadbaxyada Kenya, ayaa dowladda ku eedeeyay dilal iyo dhibaatooyin kale, waxa ayna sheegeen in ay sii wadi doonaan dibadbaxyada ka dhanka ah dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Ruto.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186389\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP25176313990173-1750843335.webp\" alt=\"\" width=\"770\" height=\"513\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP25176313990173-1750843335.webp 770w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP25176313990173-1750843335-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP25176313990173-1750843335-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP25176313990173-1750843335-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/AP25176313990173-1750843335-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 770px) 100vw, 770px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, ayaa ka dhashay dibadbaxyo rabshado watay oo shalay ka dhacay magaalooyin badan oo katirsan dalka Kenya, waxaana dibadbaxaasi looga soo horjeeday dowladda uu hoggaamiyo William Ruto. Inta la xaqiijiyay 11 qof oo kamid ahaa dadkii dhigayay dibadbaxyada ayey toogteen laamaha amaanka dalka Kenya, halka dhaawacyo intaasi ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186476,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186703","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Banaanbaxyadii Kenya oo sababay dhimasho iyo dhaawac - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Banaanbaxyadii Kenya oo sababay dhimasho iyo dhaawac - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, ayaa ka dhashay dibadbaxyo rabshado watay oo shalay ka dhacay magaalooyin badan oo katirsan dalka Kenya, waxaana dibadbaxaasi looga soo horjeeday dowladda uu hoggaamiyo William Ruto. Inta la xaqiijiyay 11 qof oo kamid ahaa dadkii dhigayay dibadbaxyada ayey toogteen laamaha amaanka dalka Kenya, halka dhaawacyo intaasi ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-08T08:25:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1730\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/\",\"name\":\"Banaanbaxyadii Kenya oo sababay dhimasho iyo dhaawac - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2025-07-08T08:25:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1730,\"caption\":\"Makeshift barricades burn as people protest against Togo's longtime leader, Faure Gnassingbe, in Lome, Togo June 26, 2025.REUTERS\/ Alice Lawson\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Banaanbaxyadii Kenya oo sababay dhimasho iyo dhaawac\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Banaanbaxyadii Kenya oo sababay dhimasho iyo dhaawac - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Banaanbaxyadii Kenya oo sababay dhimasho iyo dhaawac - Wardoon","og_description":"Khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, ayaa ka dhashay dibadbaxyo rabshado watay oo shalay ka dhacay magaalooyin badan oo katirsan dalka Kenya, waxaana dibadbaxaasi looga soo horjeeday dowladda uu hoggaamiyo William Ruto. Inta la xaqiijiyay 11 qof oo kamid ahaa dadkii dhigayay dibadbaxyada ayey toogteen laamaha amaanka dalka Kenya, halka dhaawacyo intaasi ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-08T08:25:26+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1730,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/","name":"Banaanbaxyadii Kenya oo sababay dhimasho iyo dhaawac - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-scaled.jpg","datePublished":"2025-07-08T08:25:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-scaled.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/WSMVYXIJLZNDPCTCHTJLKCLL7I-scaled.jpg","width":2560,"height":1730,"caption":"Makeshift barricades burn as people protest against Togo's longtime leader, Faure Gnassingbe, in Lome, Togo June 26, 2025.REUTERS\/ Alice Lawson"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyadii-kenya-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Banaanbaxyadii Kenya oo sababay dhimasho iyo dhaawac"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186703"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186703"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186704,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186703\/revisions\/186704"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186476"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}