{"id":186728,"date":"2025-07-09T12:24:42","date_gmt":"2025-07-09T09:24:42","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186728"},"modified":"2025-07-09T12:24:42","modified_gmt":"2025-07-09T09:24:42","slug":"madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha IIRAAN \u2018oo dil ka bad-baaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186729\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-09-102258.png\" alt=\"\" width=\"671\" height=\"462\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-09-102258.png 671w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-09-102258-300x207.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-09-102258-218x150.png 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-09-102258-610x420.png 610w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-09-102258-100x70.png 100w\" sizes=\"(max-width: 671px) 100vw, 671px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Iiraan, Masoud Pezeshkian, ayaa wareysi la sii daayay Isniintii ku sheegay in Israa\u2019iil, oo bishii hore dagaal 12 maalmood qaatay la gashay Iiraan, ay isku dayday inay disho.<\/p>\n<p>Hadalladan ayaa yimid wax ka yar bil ka dib markii Israa\u2019iil ay 13-kii Juun bilowday duqeymo aan noocooda horay loo arag oo ka dhan ah Iiraan, kuwaas oo lagu dilay taliyeyaal sarsare oo ciidan iyo saynisyahanno dhinaca Nukliyeerka ah.<\/p>\n<p>Weerarrada Israa\u2019iil ayaa dhacay laba maalmood ka hor inta aanay Tehran iyo Washington isugu imaan wareeg cusub oo wada-hadallo Nukliyeer ah, taasoo hakad gelisay gorgortankii lagu doonayay in heshiis looga gaaro barnaamijka atoomikada ee Iiraan.<br \/>\n\u201cHaa, way isku dayeen. Siyaabahaas ayay u dhaqmeen, laakiin way ku fashilmeen,\u201d ayuu Pezeshkian u sheegay shaqsiga caanka ah ee warbaahinta Mareykanka, Tucker Carlson, isagoo ka jawaabayay su\u2019aal ahayd inuu aaminsan yahay in Israa\u2019iil ay isku dayday inay disho.<\/p>\n<p>\u201cMa ahayn Mareykanka kii ka dambeeyay isku-dayga dilkeyga. Waxay ahayd Israa\u2019iil. Waxaan ku jiray kulan\u2026 waxay isku dayeen inay duqeeyaan aagga aan kulanka ku lahayn,\u201d ayuu yiri sida ku cad tarjumaad laga soo xigtay hadalladiisa oo Afka Faarisiga ahaa, isagoo u muuqday inuu tixraacayo isku-day dil oo la sheegay inuu dhacay intii uu socday dagaalkii dhowaa.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 1,060 qof ayaa ku dhintay Iiraan intii uu socday iska horimaadka, sida ay sheegtay Hay\u2019adda Shuhadada iyo Arrimaha Mujaahidiinta ee Iiraan (Iran\u2019s Foundation of Martyrs and Veterans Affairs).<br \/>\nWeerarrada Israa\u2019iil ayaa kiciyay weerarro aargoosi ah oo isugu jiray diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo gantaallo, kuwaas oo 28 qof ku dilay gudaha Israa\u2019iil, sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Iiraan, Masoud Pezeshkian, ayaa wareysi la sii daayay Isniintii ku sheegay in Israa\u2019iil, oo bishii hore dagaal 12 maalmood qaatay la gashay Iiraan, ay isku dayday inay disho. Hadalladan ayaa yimid wax ka yar bil ka dib markii Israa\u2019iil ay 13-kii Juun bilowday duqeymo aan noocooda horay loo arag oo ka dhan ah Iiraan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186729,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186728","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha IIRAAN \u2018oo dil ka bad-baaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha IIRAAN \u2018oo dil ka bad-baaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Iiraan, Masoud Pezeshkian, ayaa wareysi la sii daayay Isniintii ku sheegay in Israa\u2019iil, oo bishii hore dagaal 12 maalmood qaatay la gashay Iiraan, ay isku dayday inay disho. Hadalladan ayaa yimid wax ka yar bil ka dib markii Israa\u2019iil ay 13-kii Juun bilowday duqeymo aan noocooda horay loo arag oo ka dhan ah Iiraan, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-09T09:24:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-09-102258.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"671\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"462\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/\",\"name\":\"Madaxweynaha IIRAAN \u2018oo dil ka bad-baaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-09-102258.png\",\"datePublished\":\"2025-07-09T09:24:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-09-102258.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-09-102258.png\",\"width\":671,\"height\":462},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha IIRAAN \u2018oo dil ka bad-baaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha IIRAAN \u2018oo dil ka bad-baaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha IIRAAN \u2018oo dil ka bad-baaday - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Iiraan, Masoud Pezeshkian, ayaa wareysi la sii daayay Isniintii ku sheegay in Israa\u2019iil, oo bishii hore dagaal 12 maalmood qaatay la gashay Iiraan, ay isku dayday inay disho. Hadalladan ayaa yimid wax ka yar bil ka dib markii Israa\u2019iil ay 13-kii Juun bilowday duqeymo aan noocooda horay loo arag oo ka dhan ah Iiraan, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-09T09:24:42+00:00","og_image":[{"width":671,"height":462,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-09-102258.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/","name":"Madaxweynaha IIRAAN \u2018oo dil ka bad-baaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-09-102258.png","datePublished":"2025-07-09T09:24:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-09-102258.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-09-102258.png","width":671,"height":462},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-dil-ka-bad-baaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha IIRAAN \u2018oo dil ka bad-baaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186728"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186728"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186728\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186730,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186728\/revisions\/186730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186729"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186728"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186728"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186728"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}