{"id":186731,"date":"2025-07-10T11:17:37","date_gmt":"2025-07-10T08:17:37","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186731"},"modified":"2025-07-10T11:17:37","modified_gmt":"2025-07-10T08:17:37","slug":"musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/","title":{"rendered":"Musharraxiinta Khaatumo oo qaadacay shir weynaha dhameystirka maamulkaas"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186732\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202579638876663552964153.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"354\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202579638876663552964153.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202579638876663552964153-300x161.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Musharrixiinta u taagan xilka madaxweynaha dowlad-goboleedka SSC Khaatumo ayaa si adag uga horyimid shirweynaha lagu dhameystirayo maamulka SSC Khaatumo oo lagu wado inuu maanta ka furmo magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Waxay eedeyn u jeediyeen Madaxweyne Cabdiqaadir Firdhiye, iyagoo ku tilmaamay inuu shirka ka leexiyay dariiqii saxda ahaa.<\/p>\n<p>Musharrixiinta oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Laascaanood ayaa sheegay in shirka aanu ahayn mid loo dhan yahay, islamarkaana waxay sheegeen in lagu xadgudbay metelaadda beesha Warsangeli, iyagoo sheegay in dad aan sharciyad buuxda lahayn ay matalayaan.<\/p>\n<p>&#8220;Shirkan ma ahan mid aan aqoonsannahay, mana nihin dad taladiisa wax ku leh ama marqaati ka noqon kara,&#8221; ayuu yiri Madaxweyne ku-xigeenka SSC Khaatumo,Maxamed Cabdi Ismaaciil Shiine oo sidoo kale kamid ah musharrixiinta.<\/p>\n<p>Dr. Shiine wuxuu ku eedeeyay Madaxweyne Firdhiye inuu wado ajande siyaasadeed oo gaar ah, isagoo sheegay inuu taageerada Dowladda Federaalka u adeegsanayo sidii uu mar kale xilka ugu soo laaban lahaa. Wuxuu ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta in shirkan la marin habaabiyo.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somaliland, ahna musharax kale, ayaa uga mahad celiyay Dowladda Federaalka doorkeeda fududeynta shirkan. Hase yeeshee, wuxuu carrabka ku adkeeyay in aysan aqbali doonin natiijo kasta oo ka dhalata shir u muuqda mid si gaar ah loo maamulayo.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa muuqata in cid gaar ah ay rabto inay go\u2019aan ku gaarto qol madow. Cid kasta oo shirka marinka ka leexisa waxay qaadaysaa mas\u2019uuliyadda ka dhalata. Waxaan rabnaa in taageerada Dowladda Federaalka aysan noqon mid ku dhisan qof jeclaysi,&#8221; ayuu yiri Cabdirisaaq Khaliif.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, guddiga qabanqaabada shirweynaha ayaa sheegay in shirku si rasmi ah uga furmi doono magaalada Laascaanood maanta, islamarkaana aysan jiri doonin wax dib u dhac ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FDaljirMultimedia%2Fvideos%2F677494078641104%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FDaljirMultimedia%2Fvideos%2F1178834707614681%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharrixiinta u taagan xilka madaxweynaha dowlad-goboleedka SSC Khaatumo ayaa si adag uga horyimid shirweynaha lagu dhameystirayo maamulka SSC Khaatumo oo lagu wado inuu maanta ka furmo magaalada Laascaanood. Waxay eedeyn u jeediyeen Madaxweyne Cabdiqaadir Firdhiye, iyagoo ku tilmaamay inuu shirka ka leexiyay dariiqii saxda ahaa. Musharrixiinta oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Laascaanood ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186732,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186731","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Musharraxiinta Khaatumo oo qaadacay shir weynaha dhameystirka maamulkaas - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Musharraxiinta Khaatumo oo qaadacay shir weynaha dhameystirka maamulkaas - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Musharrixiinta u taagan xilka madaxweynaha dowlad-goboleedka SSC Khaatumo ayaa si adag uga horyimid shirweynaha lagu dhameystirayo maamulka SSC Khaatumo oo lagu wado inuu maanta ka furmo magaalada Laascaanood. Waxay eedeyn u jeediyeen Madaxweyne Cabdiqaadir Firdhiye, iyagoo ku tilmaamay inuu shirka ka leexiyay dariiqii saxda ahaa. Musharrixiinta oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Laascaanood ayaa sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-10T08:17:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202579638876663552964153.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"354\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/\",\"name\":\"Musharraxiinta Khaatumo oo qaadacay shir weynaha dhameystirka maamulkaas - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202579638876663552964153.jpg\",\"datePublished\":\"2025-07-10T08:17:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202579638876663552964153.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202579638876663552964153.jpg\",\"width\":660,\"height\":354},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Musharraxiinta Khaatumo oo qaadacay shir weynaha dhameystirka maamulkaas\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Musharraxiinta Khaatumo oo qaadacay shir weynaha dhameystirka maamulkaas - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Musharraxiinta Khaatumo oo qaadacay shir weynaha dhameystirka maamulkaas - Wardoon","og_description":"Musharrixiinta u taagan xilka madaxweynaha dowlad-goboleedka SSC Khaatumo ayaa si adag uga horyimid shirweynaha lagu dhameystirayo maamulka SSC Khaatumo oo lagu wado inuu maanta ka furmo magaalada Laascaanood. Waxay eedeyn u jeediyeen Madaxweyne Cabdiqaadir Firdhiye, iyagoo ku tilmaamay inuu shirka ka leexiyay dariiqii saxda ahaa. Musharrixiinta oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Laascaanood ayaa sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-10T08:17:37+00:00","og_image":[{"width":660,"height":354,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202579638876663552964153.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/","name":"Musharraxiinta Khaatumo oo qaadacay shir weynaha dhameystirka maamulkaas - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202579638876663552964153.jpg","datePublished":"2025-07-10T08:17:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202579638876663552964153.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202579638876663552964153.jpg","width":660,"height":354},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharraxiinta-khaatumo-oo-qaadacay-shir-weynaha-dhameystirka-maamulkaas\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Musharraxiinta Khaatumo oo qaadacay shir weynaha dhameystirka maamulkaas"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186731"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186731"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186731\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186733,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186731\/revisions\/186733"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186732"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186731"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186731"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186731"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}