{"id":186745,"date":"2025-07-11T11:09:04","date_gmt":"2025-07-11T08:09:04","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186745"},"modified":"2025-07-11T11:17:03","modified_gmt":"2025-07-11T08:17:03","slug":"gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/","title":{"rendered":"Gabadha Ilhaan Cumar oo iibinaysa dharka huudhayda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186746\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025710638877501320391445.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025710638877501320391445.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025710638877501320391445-300x164.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Gabadha xildhibaanad Ilhaan Cumar, Isra Xirsi, ayaa shaaca ka qaaday in ay wali tahay shaqo la\u2019aan tan iyo markii ay ka qalin-jabisay Barnard College oo ah jaamacad sare oo ku taal magaalada New York.<\/p>\n<p>Isra, oo 22 jir ah, ayaa la xidhay sanadkii hore kadib markii ay ka qayb-qaadatay mudaharaad ka dhan ah Israa\u2019iil oo ka dhacay jaamacadda Columbia University, taasoo keentay in si ku-meelgaadh ah jaamacadda looga saaro.<\/p>\n<p>Isra Xirsi, oo ah xubin firfircoon oo ka tirsan kooxda Columbia University Apartheid Divest (CUAD), ayaa bishii Abriil ee 2024 lala xidhay in ka badan 100 arday, kaddib markii ay dhiseen kaamam bannaanbax ah oo ku yaala xarunta jaamacadda Columbia. Markii la xidhay kadib, Barnard College ayaa si degdeg ah u ganaaxday, iyadoo laga eryay hoygii ardayda, ayada oo sheegtay in ay hoy la\u2019aan noqotay oo aysan helin cunto.<\/p>\n<p>Isra ayaa qoraal ay ku soo dhigtay barta Instagram ku sheegtay in shaqo la&#8217;aani hshay:\u201cShaqo la\u2019aanba i heshay\u201d, iyadoo sidoo kale xustay in ay hadda iibinayso dharkeeda hore si ay nolosha ugu maareyso.<\/p>\n<p>Waxay xustay in ay ku iibinayso dharkeeda barnaamijka Depop, halkaasoo ay ku soo bandhigtay dhar ay ka mid yihiin kabaha Dr. Martens, goonooyin kala duwan iyo jaakad midabyo badan leh oo ay sheegtay in ay aad u jeclayd.<\/p>\n<p>Inkasta oo ay Isra dhamaysatay waxbarashadeeda bishii May ee la soo dhaafay, hadana weli ma helin shaqo rasmi ah. Hooyadeed, Ilhaan Cumar, oo xubin ka ah Golaha Wakiilada Mareykanka, ayaa xilligaasi qoraal ku qortay Facebook ay ku muujinayso farxadda qalin-jabinta gabadheeda, waxayna tidhi: \u201cMa jiro farxad ka weyn tan waalidku dareemo marka uu arko ilmihiisa oo guulaystay.\u201d<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, wararka ayaa sheegaya in ganacsiyo iyo shirkado waaweyn oo Mareykan ah ay ka biyo-diideen in ay shaqaaleysiin ardaydii ka qayb qaatay bannaanbaxyadii lagu taageerayay qadiyada Falastiin kadib markii la sheegay in nacayb iyo cagajuglayn loo gaystay ardayda Yuhuudda ah intii lagu guda jiray mudaaharaadyada lakiin lama oga in arrintaasi sabab u tahay shaqo la\u2019aanta Isra Xirsi.<\/p>\n<p>Isra Xirsi waxay tusaale u tahay arday badan oo u halgamay arrimo ay aaminsanaayeen, balse wajahay cawaaqib siyaasadeed iyo dhaqaale kadib markii ay ka horyimaadeen aragtida dowladda iyo kuwo jaamacadda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186748\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/83824289-14889771-Isra_Hirsi_was_featured_in_a_video_condemning_the_university_for-a-7_1752073292989.avif\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"869\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/83824289-14889771-Isra_Hirsi_was_featured_in_a_video_condemning_the_university_for-a-7_1752073292989.avif 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/83824289-14889771-Isra_Hirsi_was_featured_in_a_video_condemning_the_university_for-a-7_1752073292989-219x300.avif 219w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/83824289-14889771-Isra_Hirsi_was_featured_in_a_video_condemning_the_university_for-a-7_1752073292989-306x420.avif 306w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186750\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/100152471-14889771-image-m-4_1752072857818.avif\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"673\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/100152471-14889771-image-m-4_1752072857818.avif 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/100152471-14889771-image-m-4_1752072857818-283x300.avif 283w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/100152471-14889771-image-m-4_1752072857818-396x420.avif 396w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186751\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/100153011-14889771-image-a-1_1752072833893.avif\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"929\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/100153011-14889771-image-a-1_1752072833893.avif 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/100153011-14889771-image-a-1_1752072833893-205x300.avif 205w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/100153011-14889771-image-a-1_1752072833893-287x420.avif 287w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186752\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/100153539-14889771-image-m-5_1752072992057.avif\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"639\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/100153539-14889771-image-m-5_1752072992057.avif 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/100153539-14889771-image-m-5_1752072992057-298x300.avif 298w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/100153539-14889771-image-m-5_1752072992057-150x150.avif 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/100153539-14889771-image-m-5_1752072992057-417x420.avif 417w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186753\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/041824hirsi2wcl-isra-hirsi-daughter-congress-80321824.webp\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/041824hirsi2wcl-isra-hirsi-daughter-congress-80321824.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/041824hirsi2wcl-isra-hirsi-daughter-congress-80321824-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/041824hirsi2wcl-isra-hirsi-daughter-congress-80321824-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/041824hirsi2wcl-isra-hirsi-daughter-congress-80321824-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/041824hirsi2wcl-isra-hirsi-daughter-congress-80321824-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabadha xildhibaanad Ilhaan Cumar, Isra Xirsi, ayaa shaaca ka qaaday in ay wali tahay shaqo la\u2019aan tan iyo markii ay ka qalin-jabisay Barnard College oo ah jaamacad sare oo ku taal magaalada New York. Isra, oo 22 jir ah, ayaa la xidhay sanadkii hore kadib markii ay ka qayb-qaadatay mudaharaad ka dhan ah Israa\u2019iil oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186746,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186745","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gabadha Ilhaan Cumar oo iibinaysa dharka huudhayda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gabadha Ilhaan Cumar oo iibinaysa dharka huudhayda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gabadha xildhibaanad Ilhaan Cumar, Isra Xirsi, ayaa shaaca ka qaaday in ay wali tahay shaqo la\u2019aan tan iyo markii ay ka qalin-jabisay Barnard College oo ah jaamacad sare oo ku taal magaalada New York. Isra, oo 22 jir ah, ayaa la xidhay sanadkii hore kadib markii ay ka qayb-qaadatay mudaharaad ka dhan ah Israa\u2019iil oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-11T08:09:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-07-11T08:17:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025710638877501320391445.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/\",\"name\":\"Gabadha Ilhaan Cumar oo iibinaysa dharka huudhayda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025710638877501320391445.jpg\",\"datePublished\":\"2025-07-11T08:09:04+00:00\",\"dateModified\":\"2025-07-11T08:17:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025710638877501320391445.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025710638877501320391445.jpg\",\"width\":660,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gabadha Ilhaan Cumar oo iibinaysa dharka huudhayda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gabadha Ilhaan Cumar oo iibinaysa dharka huudhayda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gabadha Ilhaan Cumar oo iibinaysa dharka huudhayda - Wardoon","og_description":"Gabadha xildhibaanad Ilhaan Cumar, Isra Xirsi, ayaa shaaca ka qaaday in ay wali tahay shaqo la\u2019aan tan iyo markii ay ka qalin-jabisay Barnard College oo ah jaamacad sare oo ku taal magaalada New York. Isra, oo 22 jir ah, ayaa la xidhay sanadkii hore kadib markii ay ka qayb-qaadatay mudaharaad ka dhan ah Israa\u2019iil oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-11T08:09:04+00:00","article_modified_time":"2025-07-11T08:17:03+00:00","og_image":[{"width":660,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025710638877501320391445.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/","name":"Gabadha Ilhaan Cumar oo iibinaysa dharka huudhayda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025710638877501320391445.jpg","datePublished":"2025-07-11T08:09:04+00:00","dateModified":"2025-07-11T08:17:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025710638877501320391445.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025710638877501320391445.jpg","width":660,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gabadha-ilhaan-cumar-oo-iibinaysa-dharka-huudhayda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gabadha Ilhaan Cumar oo iibinaysa dharka huudhayda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186745"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186745"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186745\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186754,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186745\/revisions\/186754"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186746"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186745"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186745"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186745"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}