{"id":186758,"date":"2025-07-12T10:49:06","date_gmt":"2025-07-12T07:49:06","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186758"},"modified":"2025-07-12T10:49:06","modified_gmt":"2025-07-12T07:49:06","slug":"daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/","title":{"rendered":"DAAWO Garaad Jaamac Gala dagaalka oo diiday balaarinat SSC Khaatumo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186759\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-12-084727.png\" alt=\"\" width=\"643\" height=\"336\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-12-084727.png 643w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-12-084727-300x157.png 300w\" sizes=\"(max-width: 643px) 100vw, 643px\" \/><\/p>\n<p>Garaad Jaamac Garaad Cali, oo ah Isimka guud ee deegaannada SSC Khaatumo ,ayaa markii ugu horreysey ka hadlay xaaladda SSC, shirka dhammaystirka, faragelinta DFS iyo arrimo kale.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Garaadka in aysan aqbali doonin faragalin meel kale uga timid , waxa uuna xusay in walaalahooda Warsangeli aan lagu sameyn faragalin loona yeerin wax aysan rabin raalina ka aheyn.<\/p>\n<p>\u201cTalo meel kale laga soo raray laygu dhaqi maayo, wixii aan 15 sano ka dagaalamay in walaalahay Warsangali lagula dhaqmo yeeli maayo aqbali maayo- Warsangali waa walalaahayo umana quudhno in aan dhahno anagaa idinka xuleynayna waxaan rabno, mana dhacayso kulama dhici karno wixii aan shalay diidnay, kana dagaalnay wax naga suuragalaya maaha, Naga raali ahaada walaalayaal Talo mideysan ayaa rabnaa\u201d ayuu yiri Garaad Jaamac Garaad Cali.<\/p>\n<p>Garaad Jaamac ayaa sidoo kale sheegay in SSC KHAATUMO taladeeda leedahay, meel kalena aan laga go\u2019aamin karin, wuxuuna ka digay ficilada socda ay halis noqon karaan, wuxuuna caddeeyey inuu horay ugu soo joogey been abuuro iyo balanqaadyo aan dhab ahayn.<\/p>\n<p>Hadalka Garaad Jaamac, ayaa kusoo aadaya xilli wali uusan furmin shirka dhameystirka maamul u sameynta Khaatumo , shirkaas ayaana waxaa ka taagan khilaaf ku aadan in maamulka lagu soo biiriyo<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=317&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FCantarr%2Fvideos%2F2184215182006888%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"317\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garaad Jaamac Garaad Cali, oo ah Isimka guud ee deegaannada SSC Khaatumo ,ayaa markii ugu horreysey ka hadlay xaaladda SSC, shirka dhammaystirka, faragelinta DFS iyo arrimo kale. Waxa uu sheegay Garaadka in aysan aqbali doonin faragalin meel kale uga timid , waxa uuna xusay in walaalahooda Warsangeli aan lagu sameyn faragalin loona yeerin wax aysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186759,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186758","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Garaad Jaamac Gala dagaalka oo diiday balaarinat SSC Khaatumo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Garaad Jaamac Gala dagaalka oo diiday balaarinat SSC Khaatumo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Garaad Jaamac Garaad Cali, oo ah Isimka guud ee deegaannada SSC Khaatumo ,ayaa markii ugu horreysey ka hadlay xaaladda SSC, shirka dhammaystirka, faragelinta DFS iyo arrimo kale. Waxa uu sheegay Garaadka in aysan aqbali doonin faragalin meel kale uga timid , waxa uuna xusay in walaalahooda Warsangeli aan lagu sameyn faragalin loona yeerin wax aysan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-12T07:49:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-12-084727.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"643\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"336\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/\",\"name\":\"DAAWO Garaad Jaamac Gala dagaalka oo diiday balaarinat SSC Khaatumo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-12-084727.png\",\"datePublished\":\"2025-07-12T07:49:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-12-084727.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-12-084727.png\",\"width\":643,\"height\":336},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Garaad Jaamac Gala dagaalka oo diiday balaarinat SSC Khaatumo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Garaad Jaamac Gala dagaalka oo diiday balaarinat SSC Khaatumo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Garaad Jaamac Gala dagaalka oo diiday balaarinat SSC Khaatumo - Wardoon","og_description":"Garaad Jaamac Garaad Cali, oo ah Isimka guud ee deegaannada SSC Khaatumo ,ayaa markii ugu horreysey ka hadlay xaaladda SSC, shirka dhammaystirka, faragelinta DFS iyo arrimo kale. Waxa uu sheegay Garaadka in aysan aqbali doonin faragalin meel kale uga timid , waxa uuna xusay in walaalahooda Warsangeli aan lagu sameyn faragalin loona yeerin wax aysan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-12T07:49:06+00:00","og_image":[{"width":643,"height":336,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-12-084727.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/","name":"DAAWO Garaad Jaamac Gala dagaalka oo diiday balaarinat SSC Khaatumo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-12-084727.png","datePublished":"2025-07-12T07:49:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-12-084727.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-12-084727.png","width":643,"height":336},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garaad-jaamac-gala-dagaalka-oo-diiday-balaarinat-ssc-khaatumo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Garaad Jaamac Gala dagaalka oo diiday balaarinat SSC Khaatumo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186758"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186758"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186758\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186760,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186758\/revisions\/186760"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186759"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186758"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186758"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186758"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}