{"id":186764,"date":"2025-07-13T12:07:48","date_gmt":"2025-07-13T09:07:48","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186764"},"modified":"2025-07-13T12:07:48","modified_gmt":"2025-07-13T09:07:48","slug":"shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/","title":{"rendered":"Shirka dhameystirka Khaatumo oo manata ka furmaya Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186765\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-13-095604.png\" alt=\"\" width=\"685\" height=\"393\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-13-095604.png 685w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-13-095604-300x172.png 300w\" sizes=\"(max-width: 685px) 100vw, 685px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Laascaanood alwaxaa maanta ka furmaya Shirka dhammaystirka maamulka SSC-Khaatumo, kaasoo laba goor u baaqday khilaaf ka dhashay hanaanka loo marayo qabsoomida shirkaasi.Shirka saaka furmaya ayaa la filayaa inuu socdo dhowr maalmood ah, iyadoo la qorsheynayo in lagu soo xulo hoggaan cusub oo si KMG ah u hogaamiya maamulka SSC-Khaatumo, ilaa laga gaarayo doorashooyin rasmi ah.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale lagu wadaa in shirka diiradda lagu saaro arrimaha amniga, midnimada bulshada, iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta dowladda federaalka iyo maamulka SSC-Khaatumo.<\/p>\n<p>Ergooyin ka kala socda qeybaha kala duwan ee bulshada, sida odayaasha dhaqanka, culimada, haweenka, dhallinyarada iyo siyaasiyiinta ayaa lagu wadaa inay ka qayb galaan shirka. Waxaa la filayaa in laga soo saaro go\u2019aano waaweyn oo ku saabsan mustaqbalka maamulka iyo xal u helidda caqabadaha horyaalla.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa horey u ballanqaaday inay taageerayso maamulka cusub ee la soo dhisi doono, si loo xoojiyo nabadda iyo xasiloonida Sool, Sanaag iyo Cayn. Sidoo kale, beesha caalamka ayaa lagu casuumay inay goob joog ka noqoto shirka, si ay u garab istaagto geeddi-socodka nabadaynta.<\/p>\n<p>Walow hoggaanada qaar ee dhaqanka deegaanka saluug ka muujiyeen hanaanka loo wado ahirka, ayaa hadana dadka deegaanka qaarkood waxey rajo wanaagsan ka muujiyay shirka, iyagoo rajeynaya in uu horseedi doono xasilooni siyaasadeed iyo mid bulsho, taasoo fure u noqon karta horumar waara oo gobolka ka hirgala.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Laascaanood alwaxaa maanta ka furmaya Shirka dhammaystirka maamulka SSC-Khaatumo, kaasoo laba goor u baaqday khilaaf ka dhashay hanaanka loo marayo qabsoomida shirkaasi.Shirka saaka furmaya ayaa la filayaa inuu socdo dhowr maalmood ah, iyadoo la qorsheynayo in lagu soo xulo hoggaan cusub oo si KMG ah u hogaamiya maamulka SSC-Khaatumo, ilaa laga gaarayo doorashooyin rasmi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186765,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186764","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirka dhameystirka Khaatumo oo manata ka furmaya Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirka dhameystirka Khaatumo oo manata ka furmaya Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Laascaanood alwaxaa maanta ka furmaya Shirka dhammaystirka maamulka SSC-Khaatumo, kaasoo laba goor u baaqday khilaaf ka dhashay hanaanka loo marayo qabsoomida shirkaasi.Shirka saaka furmaya ayaa la filayaa inuu socdo dhowr maalmood ah, iyadoo la qorsheynayo in lagu soo xulo hoggaan cusub oo si KMG ah u hogaamiya maamulka SSC-Khaatumo, ilaa laga gaarayo doorashooyin rasmi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-13T09:07:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-13-095604.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"685\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"393\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/\",\"name\":\"Shirka dhameystirka Khaatumo oo manata ka furmaya Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-13-095604.png\",\"datePublished\":\"2025-07-13T09:07:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-13-095604.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-13-095604.png\",\"width\":685,\"height\":393},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirka dhameystirka Khaatumo oo manata ka furmaya Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirka dhameystirka Khaatumo oo manata ka furmaya Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirka dhameystirka Khaatumo oo manata ka furmaya Laascaanood - Wardoon","og_description":"Magaalada Laascaanood alwaxaa maanta ka furmaya Shirka dhammaystirka maamulka SSC-Khaatumo, kaasoo laba goor u baaqday khilaaf ka dhashay hanaanka loo marayo qabsoomida shirkaasi.Shirka saaka furmaya ayaa la filayaa inuu socdo dhowr maalmood ah, iyadoo la qorsheynayo in lagu soo xulo hoggaan cusub oo si KMG ah u hogaamiya maamulka SSC-Khaatumo, ilaa laga gaarayo doorashooyin rasmi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-13T09:07:48+00:00","og_image":[{"width":685,"height":393,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-13-095604.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/","name":"Shirka dhameystirka Khaatumo oo manata ka furmaya Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-13-095604.png","datePublished":"2025-07-13T09:07:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-13-095604.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-13-095604.png","width":685,"height":393},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirka-dhameystirka-khaatumo-oo-manata-ka-furmaya-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirka dhameystirka Khaatumo oo manata ka furmaya Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186764"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186764"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186764\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186766,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186764\/revisions\/186766"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186765"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}