{"id":186787,"date":"2025-07-15T19:01:41","date_gmt":"2025-07-15T16:01:41","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186787"},"modified":"2025-07-15T19:01:41","modified_gmt":"2025-07-15T16:01:41","slug":"daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/","title":{"rendered":"DAAWO Dagaal culus oo kabilowday magaalada Dhahar ee G. Sanaag"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186788\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhahar-flash.jpg\" alt=\"\" width=\"644\" height=\"448\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhahar-flash.jpg 644w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhahar-flash-300x209.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhahar-flash-604x420.jpg 604w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/dhahar-flash-100x70.jpg 100w\" sizes=\"(max-width: 644px) 100vw, 644px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in galabta dagaa culus oo ka dhex-qarxay ciidamo ka tirsan kuwa Puntland iyo kuwa kale oo taabacsan maamulka la baxay Maakhir ee ku biiraya Dawlad-goboleedka SSC-Khaatumo.<br \/>\nDagaalka ayaa si gaar ah uga dhacay xaafada sare ee degmada Dhahar oo ah halka laga soo galo magaalada, waxaana fariisin ku leh ciidamada degaanka ee Maakhir oo xirtay halkaasi, waxaana fashilmay dadaallo la doonayay in lagu xalliyo arrintaasi.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa waxaa dhex-maray dagaal dhaliyay dhimasho iyo dhaawac, iyada oo rasaasta ay is waydaarsanayeen si xooggan looga maqlay inta badan magaaladaasi.<\/p>\n<p>Ma cadda khasaaraha ka dhashay dagaalka ka dhacay halkaasi, waxaana weli xaaladdu ay tahay mid kacsan, maadaama dhaq-dhaqaaqyo culus laga dareemayo gudaha Dahahar.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa daba socda dhaq-dhaqaaq ay Puntland ka waddo Sanaag, kaas oo ay ku diidan tahay inuu kamid noqdo SSC-Khaatumo, maadaama haatan shirkii dhameystirka maamulka uu ka socdaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.<\/p>\n<p>Horay waxaa digniin culus u diray Madaxweyne Saciid Deni oo sheegay in dhibaatada ka timaada waxa ka socda Sanaag ay qaadi doonta cid kasta oo faraha kula jita in gobolkaasi lagu daro maamuka SSC-Khaatumo, waxaana ugu horreysa Dawladda Federaalka.<\/p>\n<p>Dagaalka maanta ayaa kusoo aadayo, iyada oo haatan natiijo wayn lagu gaaray shirweynaha magaalada Laascaanood, taas oo ku aadan sidii ay maamul-goboleed rasmi ah u yeelan lahaayeen gobollada Sool iyo Sanaag iyo waqooyiga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirka oo ay goobjoog ahaayeen odayaasha dhaqanka ee SSC-Khaatumo, kuwa Maakhir ee gobolka Sanaag iyo hoggaanka sare ee maamulka ayaa lagu dhisay guddiga ka kooban 15 xubnood oo ka shaqeyn doono xulisa ergooyinka soo dhisaya maamulka cusub.<\/p>\n<p>Siddeed xubnood oo kamid ah guddigan ayaa waxaa laga keenay SSC, halka todobada kalena ay yihiin reer Maakhir, waxayna guda geli doonaan dhameystirka maamulka.<br \/>\nShirkan ayaa waxaa door weyn ka qaadaneyso Dawladda Federaalka oo horay aqoonsi buuxda u siisay SSC-Khaatumo, waxaase kasoo horjeedo Somaliland iyo Puntland.<\/p>\n<p>Si kastaba, SSC-Khaatumo oo hadda u furmay dhabo cusub ayaa isku diyaarineyso maamul dhameystiran, iyada oo taageero ballaaran ka helaysa dowladda federaalka, oo u aragta mid xoojineysa midnimada dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F100008257395526%2Fvideos%2F1076370331135006%2F&amp;show_text=false&amp;width=322&amp;t=0\" width=\"322\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F100008257395526%2Fvideos%2F718792114473303%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in galabta dagaa culus oo ka dhex-qarxay ciidamo ka tirsan kuwa Puntland iyo kuwa kale oo taabacsan maamulka la baxay Maakhir ee ku biiraya Dawlad-goboleedka SSC-Khaatumo. Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacay xaafada sare ee degmada Dhahar oo ah halka laga soo galo magaalada, waxaana fariisin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161585,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186787","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Dagaal culus oo kabilowday magaalada Dhahar ee G. Sanaag - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Dagaal culus oo kabilowday magaalada Dhahar ee G. Sanaag - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in galabta dagaa culus oo ka dhex-qarxay ciidamo ka tirsan kuwa Puntland iyo kuwa kale oo taabacsan maamulka la baxay Maakhir ee ku biiraya Dawlad-goboleedka SSC-Khaatumo. Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacay xaafada sare ee degmada Dhahar oo ah halka laga soo galo magaalada, waxaana fariisin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-15T16:01:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BREAKING-NEWS.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"445\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/\",\"name\":\"DAAWO Dagaal culus oo kabilowday magaalada Dhahar ee G. Sanaag - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BREAKING-NEWS.gif\",\"datePublished\":\"2025-07-15T16:01:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BREAKING-NEWS.gif\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BREAKING-NEWS.gif\",\"width\":800,\"height\":445},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Dagaal culus oo kabilowday magaalada Dhahar ee G. Sanaag\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Dagaal culus oo kabilowday magaalada Dhahar ee G. Sanaag - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Dagaal culus oo kabilowday magaalada Dhahar ee G. Sanaag - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in galabta dagaa culus oo ka dhex-qarxay ciidamo ka tirsan kuwa Puntland iyo kuwa kale oo taabacsan maamulka la baxay Maakhir ee ku biiraya Dawlad-goboleedka SSC-Khaatumo. Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacay xaafada sare ee degmada Dhahar oo ah halka laga soo galo magaalada, waxaana fariisin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-15T16:01:41+00:00","og_image":[{"width":800,"height":445,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BREAKING-NEWS.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/","name":"DAAWO Dagaal culus oo kabilowday magaalada Dhahar ee G. Sanaag - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BREAKING-NEWS.gif","datePublished":"2025-07-15T16:01:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BREAKING-NEWS.gif","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BREAKING-NEWS.gif","width":800,"height":445},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-culus-oo-kabilowday-magaalada-dhahar-ee-g-sanaag\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Dagaal culus oo kabilowday magaalada Dhahar ee G. Sanaag"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186787"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186787"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186787\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186789,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186787\/revisions\/186789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161585"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}