{"id":186790,"date":"2025-07-16T13:47:10","date_gmt":"2025-07-16T10:47:10","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186790"},"modified":"2025-07-16T13:47:10","modified_gmt":"2025-07-16T10:47:10","slug":"diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/","title":{"rendered":"Diyaaradihii qaadka ee Jaamac Yey oo Puntland laga joojiyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186791\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/91189795_qaad1.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/91189795_qaad1.jpg.webp 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/91189795_qaad1.jpg-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Amar kasoo baxay madaxda sare ee maamulka Puntland, ayaa la sheegay in lagu joojiyay diyaaradihii qaadka ee u soo degi jirey ganacsade lagu magacaabo Jaamac Yey, oo kamid ah ganacsatada ugu waa weyn ee qaadka keeni jiray Puntland.<\/p>\n<p>Diyaaraahan jaadka ee la joojiyay ayaa jaadka si maalinle ah u geyn jiray degmooyinka Qardho iyo Badhan, hasa ahaatee wararka aan saakay helnay ayaa sheegaya in diyaaradahaasi aysan saakay ka degin degmooyinkaasi lana joojiyay.<\/p>\n<p>Sida aan xogta ku helnay sababaha diyaaradaha jaadka ee Jaamac Yey loo joojiyay , ayaa lagu sheegay in ganacsadaha gaadiid nuuca dagaalka ah uu lahaa ku wareejiyay maleeshiyaadkii dagaalka kula galay shalay ciidamada Puntland degmada Dhahar.<\/p>\n<p>Ganacsadahan jaadkiisa laga joojiyay Puntland, ayaana wararku sheegayaan in uu taageersan yahay in gobolka Sanaag lagu biiriyo maamulka Khaatumo, waxaana falalkan uu ku kacay ka carooday maamulka Puntland oo durba cunaqabateyn saaray.<\/p>\n<p>Wasaaradda Duulista Hawada ee maamulka Puntland, ayaan wali ka hadlin tallaabada diyaaradihii jaadka keeni jiray magaalooyinka Badhan iyo Qardho loo joojiyay, waxaana kaliya maamulka garoomadaasi lagu amray in diyaaradahaasi uu leeyahay ganacsade Jaamac Yey aysan imaan karin labadaasi degmo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Amar kasoo baxay madaxda sare ee maamulka Puntland, ayaa la sheegay in lagu joojiyay diyaaradihii qaadka ee u soo degi jirey ganacsade lagu magacaabo Jaamac Yey, oo kamid ah ganacsatada ugu waa weyn ee qaadka keeni jiray Puntland. Diyaaraahan jaadka ee la joojiyay ayaa jaadka si maalinle ah u geyn jiray degmooyinka Qardho iyo Badhan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186791,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186790","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaaradihii qaadka ee Jaamac Yey oo Puntland laga joojiyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaaradihii qaadka ee Jaamac Yey oo Puntland laga joojiyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Amar kasoo baxay madaxda sare ee maamulka Puntland, ayaa la sheegay in lagu joojiyay diyaaradihii qaadka ee u soo degi jirey ganacsade lagu magacaabo Jaamac Yey, oo kamid ah ganacsatada ugu waa weyn ee qaadka keeni jiray Puntland. Diyaaraahan jaadka ee la joojiyay ayaa jaadka si maalinle ah u geyn jiray degmooyinka Qardho iyo Badhan, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-16T10:47:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/91189795_qaad1.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/\",\"name\":\"Diyaaradihii qaadka ee Jaamac Yey oo Puntland laga joojiyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/91189795_qaad1.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2025-07-16T10:47:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/91189795_qaad1.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/91189795_qaad1.jpg.webp\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaaradihii qaadka ee Jaamac Yey oo Puntland laga joojiyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaaradihii qaadka ee Jaamac Yey oo Puntland laga joojiyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaaradihii qaadka ee Jaamac Yey oo Puntland laga joojiyay - Wardoon","og_description":"Amar kasoo baxay madaxda sare ee maamulka Puntland, ayaa la sheegay in lagu joojiyay diyaaradihii qaadka ee u soo degi jirey ganacsade lagu magacaabo Jaamac Yey, oo kamid ah ganacsatada ugu waa weyn ee qaadka keeni jiray Puntland. Diyaaraahan jaadka ee la joojiyay ayaa jaadka si maalinle ah u geyn jiray degmooyinka Qardho iyo Badhan, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-16T10:47:10+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/91189795_qaad1.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/","name":"Diyaaradihii qaadka ee Jaamac Yey oo Puntland laga joojiyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/91189795_qaad1.jpg.webp","datePublished":"2025-07-16T10:47:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/91189795_qaad1.jpg.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/91189795_qaad1.jpg.webp","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradihii-qaadka-ee-jaamac-yey-oo-puntland-laga-joojiyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaaradihii qaadka ee Jaamac Yey oo Puntland laga joojiyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186790"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186790"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186790\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186792,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186790\/revisions\/186792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186791"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186790"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186790"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186790"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}