{"id":186823,"date":"2025-07-20T19:26:24","date_gmt":"2025-07-20T16:26:24","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186823"},"modified":"2025-07-20T19:26:24","modified_gmt":"2025-07-20T16:26:24","slug":"guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/","title":{"rendered":"Guddoomiyihii Waqoyiga Gaalkacyo oo  mooshin laga keenay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186824\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025720638886100328361365.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"463\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025720638886100328361365.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025720638886100328361365-300x210.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025720638886100328361365-599x420.jpg 599w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025720638886100328361365-100x70.jpg 100w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Mooshinnada xilka looga qaadayo guddoomiyeyaasha degmooyinka Puntland ee kusoo baxay nidaamka qof iyo cod ayaa gaaray gobolka Mudug. Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo, Maxamed Cabdirisaaq Daacad, ayaa la filayaa inuu iscasilo, kaddib markii in ka badan kala bar xildhibaanada Golaha Deegaanka ay mooshin xil-ka-qaadis ah ka keeneen.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa lagu eedeeyay inuu ku guuldareystay matalaadda shacabka, isla markaana uu qeyb ka yahay ol\u2019ole dowladeed oo lagu caburinaayo codka shacabka degmada Gaalkacyo, si aysan uga tashan aayahooda siyaasadeed. Sidoo kale, waxaa lagu eedeeyay inuu awoodda si sharciga ka baxsan u adeegsaday, isagoo isku halleynaya taageerada dowladda iyo xisbiga Kaah, oo xubno badan ku leh Golaha deegaanka Gaalkacyo, hase yeeshee aan haysan aqlabiyadda buuxda.<\/p>\n<p>Kalfadhigii Golaha Deegaanka ee maanta lagu waday inuu ka furmo magaalada Gaalkacyo ayaa baaqday, kaddib buuq hareeyay gudaha Golaha. Xildhibaanada mooshinka watay waxay ku eedeeyeen guddoomiyaha inuu si ula kac ah u hor istaagay fadhiga, isagoo diiday in Golaha la fariisiyo.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo la sheegay in guddoomiyuhu u dhaqmayo sidii masuul lasoo magacaabay, halkii uu ka ahaan lahaa mid si dimuqraadi ah lagu doortay. Waxa uu sidoo kale la kulmay eedeyn kale oo ah inuu hor istaagay shirweyne lagu qaban lahaa magaalada Gaalkacyo, kaasoo loogu talagalay horumarinta gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Dabaysha mooshinnada ma aha kuwo cusub; horay ayay xilalkooda uga tageen guddoomiyeyaasha degmooyinka Boosaaso, Carmo iyo Dangorayo, qaarna waa la ridday halka kuwa kalena ay iscasileen markii mooshin lagasoo gudbiyay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186825\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-20-172551.png\" alt=\"\" width=\"658\" height=\"426\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-20-172551.png 658w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-20-172551-300x194.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-20-172551-649x420.png 649w\" sizes=\"(max-width: 658px) 100vw, 658px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mooshinnada xilka looga qaadayo guddoomiyeyaasha degmooyinka Puntland ee kusoo baxay nidaamka qof iyo cod ayaa gaaray gobolka Mudug. Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo, Maxamed Cabdirisaaq Daacad, ayaa la filayaa inuu iscasilo, kaddib markii in ka badan kala bar xildhibaanada Golaha Deegaanka ay mooshin xil-ka-qaadis ah ka keeneen. Guddoomiyaha ayaa lagu eedeeyay inuu ku guuldareystay matalaadda shacabka, isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186825,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1753028797,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1753028797,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186823","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyihii Waqoyiga Gaalkacyo oo mooshin laga keenay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyihii Waqoyiga Gaalkacyo oo mooshin laga keenay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mooshinnada xilka looga qaadayo guddoomiyeyaasha degmooyinka Puntland ee kusoo baxay nidaamka qof iyo cod ayaa gaaray gobolka Mudug. Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo, Maxamed Cabdirisaaq Daacad, ayaa la filayaa inuu iscasilo, kaddib markii in ka badan kala bar xildhibaanada Golaha Deegaanka ay mooshin xil-ka-qaadis ah ka keeneen. Guddoomiyaha ayaa lagu eedeeyay inuu ku guuldareystay matalaadda shacabka, isla [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-20T16:26:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-20-172551.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"658\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"426\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/\",\"name\":\"Guddoomiyihii Waqoyiga Gaalkacyo oo mooshin laga keenay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-20-172551.png\",\"datePublished\":\"2025-07-20T16:26:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-20-172551.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-20-172551.png\",\"width\":658,\"height\":426},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyihii Waqoyiga Gaalkacyo oo mooshin laga keenay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyihii Waqoyiga Gaalkacyo oo mooshin laga keenay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyihii Waqoyiga Gaalkacyo oo mooshin laga keenay - Wardoon","og_description":"Mooshinnada xilka looga qaadayo guddoomiyeyaasha degmooyinka Puntland ee kusoo baxay nidaamka qof iyo cod ayaa gaaray gobolka Mudug. Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo, Maxamed Cabdirisaaq Daacad, ayaa la filayaa inuu iscasilo, kaddib markii in ka badan kala bar xildhibaanada Golaha Deegaanka ay mooshin xil-ka-qaadis ah ka keeneen. Guddoomiyaha ayaa lagu eedeeyay inuu ku guuldareystay matalaadda shacabka, isla [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-20T16:26:24+00:00","og_image":[{"width":658,"height":426,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-20-172551.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/","name":"Guddoomiyihii Waqoyiga Gaalkacyo oo mooshin laga keenay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-20-172551.png","datePublished":"2025-07-20T16:26:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-20-172551.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-20-172551.png","width":658,"height":426},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-waqoyiga-gaalkacyo-oo-mooshin-laga-keenay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyihii Waqoyiga Gaalkacyo oo mooshin laga keenay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186823"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186823"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186823\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186826,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186823\/revisions\/186826"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186825"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186823"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186823"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186823"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}