{"id":186861,"date":"2025-07-23T12:13:46","date_gmt":"2025-07-23T09:13:46","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186861"},"modified":"2025-07-23T12:13:46","modified_gmt":"2025-07-23T09:13:46","slug":"juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/","title":{"rendered":"Juxa oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay duqa waqooyiga Galkacyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186825\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-20-172551.png\" alt=\"\" width=\"658\" height=\"426\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-20-172551.png 658w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-20-172551-300x194.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-20-172551-649x420.png 649w\" sizes=\"(max-width: 658px) 100vw, 658px\" \/><\/p>\n<p>Xubno katirsan golaha deegaanka degmada Gaalkacyo ee maamulka Puntland , ayaa xilka ka qaaday duqa magaalada Gaalkacyo Maxamed Cabdirisaaq Daacad, oo ay ku eedeeyeen in uu ku fashilmay shaqadii loo igmaday.<\/p>\n<p>Xil ka qaadista lagu sameeyay duqa magaalada Gaalkacyo waxaa si deg deg ah uga hortimid Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Puntland, waxa ayna xil ka qaadistaasi ku tilmaantay Wasaaradda mid sharcidarro ah.<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda Arrimaha gudaha Puntland, waxay caddaynaysaa in go\u2019aankii ka soo baxay xubnaha golaha degaanka ee ku shiray magaalada gaalkacyo ee sheegay in ay xilka ka qaadeen duqa degmada Gaalkacyo uusan ahayn mid waaafaqsan shuruucda lagu maamulo Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Puntland. Sidaa daared, uu yahay go\u2019aankii ay soo saareen mid aan sharciga waafaqsanayn waxba kama jiraanna ah.\u201d<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186862\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0513.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"981\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0513.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0513-235x300.webp 235w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0513-696x889.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0513-329x420.webp 329w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubno katirsan golaha deegaanka degmada Gaalkacyo ee maamulka Puntland , ayaa xilka ka qaaday duqa magaalada Gaalkacyo Maxamed Cabdirisaaq Daacad, oo ay ku eedeeyeen in uu ku fashilmay shaqadii loo igmaday. Xil ka qaadista lagu sameeyay duqa magaalada Gaalkacyo waxaa si deg deg ah uga hortimid Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Puntland, waxa ayna xil ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186799,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1753262042,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1753262042,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186861","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Juxa oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay duqa waqooyiga Galkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Juxa oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay duqa waqooyiga Galkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xubno katirsan golaha deegaanka degmada Gaalkacyo ee maamulka Puntland , ayaa xilka ka qaaday duqa magaalada Gaalkacyo Maxamed Cabdirisaaq Daacad, oo ay ku eedeeyeen in uu ku fashilmay shaqadii loo igmaday. Xil ka qaadista lagu sameeyay duqa magaalada Gaalkacyo waxaa si deg deg ah uga hortimid Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Puntland, waxa ayna xil ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-23T09:13:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025717638883165381308744.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"380\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/\",\"name\":\"Juxa oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay duqa waqooyiga Galkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025717638883165381308744.jpg\",\"datePublished\":\"2025-07-23T09:13:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025717638883165381308744.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025717638883165381308744.jpg\",\"width\":660,\"height\":380},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Juxa oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay duqa waqooyiga Galkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Juxa oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay duqa waqooyiga Galkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Juxa oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay duqa waqooyiga Galkacyo - Wardoon","og_description":"Xubno katirsan golaha deegaanka degmada Gaalkacyo ee maamulka Puntland , ayaa xilka ka qaaday duqa magaalada Gaalkacyo Maxamed Cabdirisaaq Daacad, oo ay ku eedeeyeen in uu ku fashilmay shaqadii loo igmaday. Xil ka qaadista lagu sameeyay duqa magaalada Gaalkacyo waxaa si deg deg ah uga hortimid Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Puntland, waxa ayna xil ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-23T09:13:46+00:00","og_image":[{"width":660,"height":380,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025717638883165381308744.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/","name":"Juxa oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay duqa waqooyiga Galkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025717638883165381308744.jpg","datePublished":"2025-07-23T09:13:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025717638883165381308744.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025717638883165381308744.jpg","width":660,"height":380},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/juxa-oo-diiday-xilka-qaadistii-lagusameeyay-duqa-waqooyiga-galkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Juxa oo diiday xilka qaadistii lagusameeyay duqa waqooyiga Galkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186861"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186861"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186861\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186863,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186861\/revisions\/186863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186799"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186861"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186861"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186861"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}