{"id":186881,"date":"2025-07-25T17:43:26","date_gmt":"2025-07-25T14:43:26","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186881"},"modified":"2025-07-26T15:32:33","modified_gmt":"2025-07-26T12:32:33","slug":"dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/","title":{"rendered":"Dagaal culus oo goordhaw dib uga qarxay Baladxaawo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186882\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025725638890273821500607.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"403\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025725638890273821500607.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025725638890273821500607-300x183.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi uu dib uga qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland oo labadii maalin ee la soo dhaafay isku hor fadhiyay duuleedka magaaladaas.<\/p>\n<p>Ilo ku sugan degmada Baladxaawo ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in dagaalka uu si rasmi ah uga qarxay agagaarka xerada ciidamada ee lagu magacaabo xero Uk oo ku taala duuleedka Bari ee degmada Baladxaawo.<\/p>\n<p>Xerada lasoo sheegayo inuu agagarkeeda dagaalka uu ka socdo waxaa ku sugan saraakiil ciidan oo ka tirsan dowladda Fedaraalka, kuwaas oo uu hoggaaminayo Cabdirashiid Janan oo horay u soo noqday Wasiirkii amniga Jubbaland.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa lasoo sheegaya inuu yahay mid aad u xoogan oo labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan oo si weyn looga maqlayo deegaanada ku dhadhaw magaalada, walina si rasmi ah looma oga khasaaraha ka dhashay dagaalka haatan ka socda agagaarka xerada ciidanka ee xero Uk oo fariisin u aheyd ciidamada dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ma jirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka laamaha amaanka dowladda Fedaraalka iyo maamulka Jubbaland oo ku aadan khasaaraha ka dhashay dagaalka ka socda magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Dagaalkaan ayaa ah mid salka ku haayo loolan la xariira gacan ku heynta iyo maamulida magaalada Baladxaawo, taasoo u dhaxeysa dowladda Federaalka iyo maamul goboleedka Jubbaland, kuwaas oo laba maalin ka hor ku dagaalamay gudaha degmadaas, waxaana dagaalkaasi hore ku dhintay ilaa 10 ruux, iyadoo ay ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi uu dib uga qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland oo labadii maalin ee la soo dhaafay isku hor fadhiyay duuleedka magaaladaas. Ilo ku sugan degmada Baladxaawo ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in dagaalka uu si rasmi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186882,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1753454647,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1753454647,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1753533166,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1753533166,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186881","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal culus oo goordhaw dib uga qarxay Baladxaawo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal culus oo goordhaw dib uga qarxay Baladxaawo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi uu dib uga qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland oo labadii maalin ee la soo dhaafay isku hor fadhiyay duuleedka magaaladaas. Ilo ku sugan degmada Baladxaawo ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in dagaalka uu si rasmi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-25T14:43:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-07-26T12:32:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025725638890273821500607.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"403\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/\",\"name\":\"Dagaal culus oo goordhaw dib uga qarxay Baladxaawo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025725638890273821500607.jpg\",\"datePublished\":\"2025-07-25T14:43:26+00:00\",\"dateModified\":\"2025-07-26T12:32:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025725638890273821500607.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025725638890273821500607.jpg\",\"width\":660,\"height\":403},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal culus oo goordhaw dib uga qarxay Baladxaawo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal culus oo goordhaw dib uga qarxay Baladxaawo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal culus oo goordhaw dib uga qarxay Baladxaawo - Wardoon","og_description":"&nbsp; Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi uu dib uga qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland oo labadii maalin ee la soo dhaafay isku hor fadhiyay duuleedka magaaladaas. Ilo ku sugan degmada Baladxaawo ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in dagaalka uu si rasmi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-25T14:43:26+00:00","article_modified_time":"2025-07-26T12:32:33+00:00","og_image":[{"width":660,"height":403,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025725638890273821500607.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/","name":"Dagaal culus oo goordhaw dib uga qarxay Baladxaawo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025725638890273821500607.jpg","datePublished":"2025-07-25T14:43:26+00:00","dateModified":"2025-07-26T12:32:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025725638890273821500607.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025725638890273821500607.jpg","width":660,"height":403},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-goordhaw-dib-uga-qarxay-baladxaawo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal culus oo goordhaw dib uga qarxay Baladxaawo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186881"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186881"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186883,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186881\/revisions\/186883"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186882"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}