{"id":186913,"date":"2025-07-31T11:16:04","date_gmt":"2025-07-31T08:16:04","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186913"},"modified":"2025-07-31T11:16:04","modified_gmt":"2025-07-31T08:16:04","slug":"ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/","title":{"rendered":"SSC Khaatumo oo lagu beddelay maamul cusub oo lagu magacaabo Waqooyi Bari Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186914\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025731638895296198065709.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"397\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025731638895296198065709.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025731638895296198065709-300x180.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Shirweynihii dhameystirka dowlad goboleedka SSC-Khaatumo oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa si rasmi ah uga soo gabagaboobay magaalada Laascaanood, gobolka Sool.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa lagu ansixiyay dastuurka dowlad cusub oo lagu magacaabay Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, waxaana caasimad u noqonaysa magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Koosh) ayaa Dowladda Soomaaliya wakiil uga ahaa dhismaha maamulkan, iyadoo ay kasoo qeyb galeen 417 ergo oo metelayay bulshada kala duwan ee gobollada Sool, Sanaag iyo degmada Buuhoodle oo katirsan gobolka Togdheer.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka kasoo baxay shirkan ayaa lagu sheegay in bulshada deegaannadaasi si buuxda u heshiisyeen ayna dhisteen maamul cusub oo hoos yimaada dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya waxay ku bogaadisay dadaallada nabadeed ee dadka deegaanka, iyadoo ballanqaadday inay si dhow ula shaqeyn doonto maamulka cusub.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa la shaaciyay magaca hoggaamiyaha ku-meel gaarka ah ee dowlad goboleedka cusub \u2013 Cali Cabdullaahi (Gaboobe) \u2013 oo horey uga tirsanaa madaxda dhaqanka gobolka.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedka ayaa lagu soo xiray fariin ku saabsan sida ay dowladda Federaalka uga go\u2019an tahay taageerada horumarinta, nabadeynta iyo dhismaha hay\u2019adaha dowladda ee deegaannadaas.<\/p>\n<p>Dhammaan siyaasiyiinta iyo bulshada SSC ayaa soo dhoweysay dhameysitika maamulka cusub, kaddib maalmo adag iyo khilaafyo hareeyeeyay wax qeyb siga maamulkan.<\/p>\n<p>Beelaha ku midoobay maamulkan cusub ayaa ku heshiyay wax qeybsiga maamulka, iyadoo la filayo in dhawaan la qabto doorashada madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, magacaas oo looga guuray magacii hore ee SSC Khaatumo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirweynihii dhameystirka dowlad goboleedka SSC-Khaatumo oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa si rasmi ah uga soo gabagaboobay magaalada Laascaanood, gobolka Sool. Shirkan ayaa lagu ansixiyay dastuurka dowlad cusub oo lagu magacaabay Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, waxaana caasimad u noqonaysa magaalada Laascaanood. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Koosh) ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186914,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1753949775,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1753949775,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186913","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SSC Khaatumo oo lagu beddelay maamul cusub oo lagu magacaabo Waqooyi Bari Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SSC Khaatumo oo lagu beddelay maamul cusub oo lagu magacaabo Waqooyi Bari Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirweynihii dhameystirka dowlad goboleedka SSC-Khaatumo oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa si rasmi ah uga soo gabagaboobay magaalada Laascaanood, gobolka Sool. Shirkan ayaa lagu ansixiyay dastuurka dowlad cusub oo lagu magacaabay Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, waxaana caasimad u noqonaysa magaalada Laascaanood. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Koosh) ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-31T08:16:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025731638895296198065709.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"397\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/\",\"name\":\"SSC Khaatumo oo lagu beddelay maamul cusub oo lagu magacaabo Waqooyi Bari Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025731638895296198065709.jpg\",\"datePublished\":\"2025-07-31T08:16:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025731638895296198065709.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025731638895296198065709.jpg\",\"width\":660,\"height\":397},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SSC Khaatumo oo lagu beddelay maamul cusub oo lagu magacaabo Waqooyi Bari Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SSC Khaatumo oo lagu beddelay maamul cusub oo lagu magacaabo Waqooyi Bari Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SSC Khaatumo oo lagu beddelay maamul cusub oo lagu magacaabo Waqooyi Bari Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Shirweynihii dhameystirka dowlad goboleedka SSC-Khaatumo oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa si rasmi ah uga soo gabagaboobay magaalada Laascaanood, gobolka Sool. Shirkan ayaa lagu ansixiyay dastuurka dowlad cusub oo lagu magacaabay Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, waxaana caasimad u noqonaysa magaalada Laascaanood. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Koosh) ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-31T08:16:04+00:00","og_image":[{"width":660,"height":397,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025731638895296198065709.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/","name":"SSC Khaatumo oo lagu beddelay maamul cusub oo lagu magacaabo Waqooyi Bari Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025731638895296198065709.jpg","datePublished":"2025-07-31T08:16:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025731638895296198065709.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2025731638895296198065709.jpg","width":660,"height":397},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-lagu-beddelay-maamul-cusub-oo-lagu-magacaabo-waqooyi-bari-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SSC Khaatumo oo lagu beddelay maamul cusub oo lagu magacaabo Waqooyi Bari Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186913"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186913"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186916,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186913\/revisions\/186916"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186914"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}