{"id":186917,"date":"2025-07-31T11:25:10","date_gmt":"2025-07-31T08:25:10","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186917"},"modified":"2025-08-01T11:14:32","modified_gmt":"2025-08-01T08:14:32","slug":"daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/","title":{"rendered":"DAAWO  Cabdirashiid Janan oo xaqiijiyay qabashada Balad-xaawo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186918\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0657-1.webp\" alt=\"\" width=\"747\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0657-1.webp 747w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0657-1-300x161.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0657-1-696x373.webp 696w\" sizes=\"(max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya magaalada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya, in saldhiga magaalada xaruunta hay\u2019adda socdaalka iyo xaruunta degmadaba ay shalay qabsadeen, ciidamo uu hoggaaminayo Cabdirashiid Janan, oo ah sargaal ka tirsan dowlada federaalka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Muddo ko dhow toban maalmood, waxaa halkaa ku dagaallamayay ciidamo taabacsan mamaulka Jubaland iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cabdirashiid Janan oo BBC-da la hadlay ayaa xaqiijiyay in magaalada ay iyagu hadda joogaan isla markaana Ishgaarsiinta oo go\u2019need mudadii dagaalku socday ay hadda dib u soo laabatay.<\/p>\n<p>\u201cDhamaan xarumihii dowladda, kastankii ku yaalay xuduudda aan la leenahay xududda labada dal ee Kenya iyo Itoobiya, saldhigga booliska iyo xarunta degmada, waxaa gacanta ku haya ciidanka dowladda\u201d, ayuu yiri Janan.<br \/>\nDhanka kale, waxaan isku daynay in mas\u2019uuliyiinta Jubaland aan wax ka waydiino arrintaan, hase-yeeshee ilaa dhowr mas\u2019uul oo aan la xiriirnay nooma suurta galin in ana helno marka ugu horeysa ee aan helnana waan soo gudbin doonaa.<\/p>\n<p>Waxaa uu sidoo kale farriin u diray dadka shacabka ah oo ka barakacay guryahooda dagaalka awgii, wuxuuna yiri:<\/p>\n<p>\u201cShacabka waxaan ugu baaqayaa inay is dejiyaan oo guryahoodii dib ugu soo laabtaan\u201d.<\/p>\n<p>Xaaladda magaalada Beled Xaawo ayuu sheegay inay haatann degentahay, isla markaana dib loo soo celiyay korontadii maqneyd iyo isgaarsiinta.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=280&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Foday.xarardheere.2025%2Fvideos%2F1938702606966938%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"280\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Foday.xarardheere.2025%2Fvideos%2F767552699142351%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya, in saldhiga magaalada xaruunta hay\u2019adda socdaalka iyo xaruunta degmadaba ay shalay qabsadeen, ciidamo uu hoggaaminayo Cabdirashiid Janan, oo ah sargaal ka tirsan dowlada federaalka ee Soomaaliya. Muddo ko dhow toban maalmood, waxaa halkaa ku dagaallamayay ciidamo taabacsan mamaulka Jubaland iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya. Cabdirashiid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186918,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1753950321,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1753950321,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1754036218,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1754036219,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186917","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Cabdirashiid Janan oo xaqiijiyay qabashada Balad-xaawo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Cabdirashiid Janan oo xaqiijiyay qabashada Balad-xaawo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya, in saldhiga magaalada xaruunta hay\u2019adda socdaalka iyo xaruunta degmadaba ay shalay qabsadeen, ciidamo uu hoggaaminayo Cabdirashiid Janan, oo ah sargaal ka tirsan dowlada federaalka ee Soomaaliya. Muddo ko dhow toban maalmood, waxaa halkaa ku dagaallamayay ciidamo taabacsan mamaulka Jubaland iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya. Cabdirashiid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-31T08:25:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-08-01T08:14:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0657-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"747\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/\",\"name\":\"DAAWO Cabdirashiid Janan oo xaqiijiyay qabashada Balad-xaawo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0657-1.webp\",\"datePublished\":\"2025-07-31T08:25:10+00:00\",\"dateModified\":\"2025-08-01T08:14:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0657-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0657-1.webp\",\"width\":747,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Cabdirashiid Janan oo xaqiijiyay qabashada Balad-xaawo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Cabdirashiid Janan oo xaqiijiyay qabashada Balad-xaawo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Cabdirashiid Janan oo xaqiijiyay qabashada Balad-xaawo - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya, in saldhiga magaalada xaruunta hay\u2019adda socdaalka iyo xaruunta degmadaba ay shalay qabsadeen, ciidamo uu hoggaaminayo Cabdirashiid Janan, oo ah sargaal ka tirsan dowlada federaalka ee Soomaaliya. Muddo ko dhow toban maalmood, waxaa halkaa ku dagaallamayay ciidamo taabacsan mamaulka Jubaland iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya. Cabdirashiid [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-31T08:25:10+00:00","article_modified_time":"2025-08-01T08:14:32+00:00","og_image":[{"width":747,"height":400,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0657-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/","name":"DAAWO Cabdirashiid Janan oo xaqiijiyay qabashada Balad-xaawo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0657-1.webp","datePublished":"2025-07-31T08:25:10+00:00","dateModified":"2025-08-01T08:14:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0657-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_0657-1.webp","width":747,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-xaqiijiyay-qabashada-balad-xaawo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Cabdirashiid Janan oo xaqiijiyay qabashada Balad-xaawo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186917"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186917"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186917\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186919,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186917\/revisions\/186919"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186918"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186917"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186917"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186917"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}