{"id":186920,"date":"2025-08-01T11:16:38","date_gmt":"2025-08-01T08:16:38","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186920"},"modified":"2025-08-01T11:16:38","modified_gmt":"2025-08-01T08:16:38","slug":"muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/","title":{"rendered":"Muungaab oo $200,000 ugu Deeqay Gurmadka Abaarta Gobolka Awdal"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186921\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202581638896148944222578.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"353\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202581638896148944222578.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202581638896148944222578-300x160.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa ku dhawaaqay deeq lacageed oo gaaraysa $200,000, taasoo lagu taageerayo dadaallada gurmad ee lagu wajahayo abaarta ba\u2019an ee ka taagan Gobolka Awdal ee Waqooyiga Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ku dhawaaqistan ayaa timid kadib kulan uu Guddoomiyuhu la yeeshay wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo laga soo doorto Gobolka Awdal, kuwaasoo uga warramay xaaladda cakiran ee bini\u2019aadantinimo ee gobolkaas ka jirta, gaar ahaan baahiyaha degdegga ah ee ay dadka reer Awdal la daalaa dhacayaan.<\/p>\n<p>Muungaab ayaa sheegay in isu-gurmashada iyo midnimada shacabka Soomaaliyeed ay tahay tiir-dhexaadka samatabbixinta dadka ay abaaruhu saameeyeen.<\/p>\n<p>Wuxuu xusay in Maamulka Gobolka Banaadir iyo shacabka Muqdisho ay garab taagan yihiin walaalahooda Awdal, iyaga oo deeqdan lacageed ugu talagalay in si degdeg ah loogu fuliyo howlaha gargaarka naf-badbaadinta ah.<\/p>\n<p>Deeqdan ayaa si rasmi ah loogu wareejin doonaa Hay\u2019adda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SODMA), si loo hubiyo in si hufan oo qorsheysan loogu adeegsado wax-ka-qabadka abaarta iyo ka hortagga faafitaankeeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa ku dhawaaqay deeq lacageed oo gaaraysa $200,000, taasoo lagu taageerayo dadaallada gurmad ee lagu wajahayo abaarta ba\u2019an ee ka taagan Gobolka Awdal ee Waqooyiga Galbeed Soomaaliya. Ku dhawaaqistan ayaa timid kadib kulan uu Guddoomiyuhu la yeeshay wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186921,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1754036218,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1754036219,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186920","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muungaab oo $200,000 ugu Deeqay Gurmadka Abaarta Gobolka Awdal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muungaab oo $200,000 ugu Deeqay Gurmadka Abaarta Gobolka Awdal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa ku dhawaaqay deeq lacageed oo gaaraysa $200,000, taasoo lagu taageerayo dadaallada gurmad ee lagu wajahayo abaarta ba\u2019an ee ka taagan Gobolka Awdal ee Waqooyiga Galbeed Soomaaliya. Ku dhawaaqistan ayaa timid kadib kulan uu Guddoomiyuhu la yeeshay wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan Dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-01T08:16:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202581638896148944222578.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"353\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/\",\"name\":\"Muungaab oo $200,000 ugu Deeqay Gurmadka Abaarta Gobolka Awdal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202581638896148944222578.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-01T08:16:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202581638896148944222578.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202581638896148944222578.jpg\",\"width\":660,\"height\":353},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muungaab oo $200,000 ugu Deeqay Gurmadka Abaarta Gobolka Awdal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muungaab oo $200,000 ugu Deeqay Gurmadka Abaarta Gobolka Awdal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muungaab oo $200,000 ugu Deeqay Gurmadka Abaarta Gobolka Awdal - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa ku dhawaaqay deeq lacageed oo gaaraysa $200,000, taasoo lagu taageerayo dadaallada gurmad ee lagu wajahayo abaarta ba\u2019an ee ka taagan Gobolka Awdal ee Waqooyiga Galbeed Soomaaliya. Ku dhawaaqistan ayaa timid kadib kulan uu Guddoomiyuhu la yeeshay wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan Dowladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-01T08:16:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":353,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202581638896148944222578.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/","name":"Muungaab oo $200,000 ugu Deeqay Gurmadka Abaarta Gobolka Awdal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202581638896148944222578.jpg","datePublished":"2025-08-01T08:16:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202581638896148944222578.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/202581638896148944222578.jpg","width":660,"height":353},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muungaab-oo-200000-ugu-deeqay-gurmadka-abaarta-gobolka-awdal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muungaab oo $200,000 ugu Deeqay Gurmadka Abaarta Gobolka Awdal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186920"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186920"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186920\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186922,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186920\/revisions\/186922"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186921"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186920"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186920"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186920"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}