{"id":186926,"date":"2025-08-01T11:33:06","date_gmt":"2025-08-01T08:33:06","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186926"},"modified":"2025-08-01T11:33:06","modified_gmt":"2025-08-01T08:33:06","slug":"israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/","title":{"rendered":"Israel iyo imaaraadka oo xiriirkooda aad u xumaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186927\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Uae-Israel-696x448-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"448\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Uae-Israel-696x448-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Uae-Israel-696x448-1-300x193.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Uae-Israel-696x448-1-653x420.jpg 653w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Xuutiyiinta ayaa digniin rasmi ah u diray dalalka Carabta, wuxuu yiri hoggaamiyaha sare ee Xuutiga ; \u201c Shidaalka aad bixisaan ayaa lagu dilaa ilmaha Qasa.\u201d<\/p>\n<p>Hadalkan waxaa xigay in si lama filaan ah warbaahinta Israa\u2019iil ay diiradda u saareen digniin amni oo loogu sheegayo Israa\u2019iiliyiinta inay ka soo baxaan dhulka Carabta , waxaa lagu celceliyay khatar ka jirta Imaaraadka Carabta oo dhalisay diyaaraddo gaar ah in lagu daabulay diblomaasiyiintii Israa\u2019iil ka joogtay!<\/p>\n<p>Isla markii guddiga amniga Israa\u2019iil ayaa iyagana baahiyay war saxaafadeed ay ku sheegeen inuu go\u2019ay xiriirkii Israa\u2019iil ay lahayd sirdoonka Carabta , waxaa farta lagu fiiqay Abu Dhabi oo la sheegay in kalsooni darro amni ay soo kala dhexgashay! Illaa xataa warbixinta lagu muujiyay labo arrin oo cusub kuwaasoo kala ah:-<\/p>\n<p>Carabta way kacsanyihiin waxayna doonayaan inay nacaybka Yahuudda si ficil ah u muujiyaan ka fogaada!<br \/>\n2 . Israa\u2019iiliyiinta ha is qariyaan yaan lagu arag wax calaamad caddeynaysa inay Yahuud yihiin.<br \/>\nDigniinta golaha amniga Israa\u2019iil, waxaa kaloo lagu sheegay inay Israa\u2019iiliyiinta ka fogaadaan inay muujiyaan inay yihiin Yuhuud, ama adeegsiga astaanta iyo calanka Israa\u2019iil, taa oo ay sheegeen inay ku soo jiidi karto khatar.<\/p>\n<p>Isku xirka dhacdooyinkan, ayaa loo qaatay inay jirto khatar amni oo dhab ah, ama kacdoon bulsho oo ku soo wajahan boqorada kuraastooda ilaashanaya ee Carabta.<\/p>\n<p>Waxaa cad inay Carabta la kulmayaan fadeexad aan taariikhdooda ka hari doonin , muuqaallada ka imaanayana Qasa waxay noqdeen uurku taalo aan go\u2019in, illaa qoysas reer galbeed ah ay cunada joojiyeen, halka Carabta la dhiigga iyo diinta ah Qasa aysan waxba diirin, balse hubaal in aamusnaanta ay dhalin doonto qarax dadweyne!<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186927\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Uae-Israel-696x448-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"448\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Uae-Israel-696x448-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Uae-Israel-696x448-1-300x193.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Uae-Israel-696x448-1-653x420.jpg 653w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xuutiyiinta ayaa digniin rasmi ah u diray dalalka Carabta, wuxuu yiri hoggaamiyaha sare ee Xuutiga ; \u201c Shidaalka aad bixisaan ayaa lagu dilaa ilmaha Qasa.\u201d Hadalkan waxaa xigay in si lama filaan ah warbaahinta Israa\u2019iil ay diiradda u saareen digniin amni oo loogu sheegayo Israa\u2019iiliyiinta inay ka soo baxaan dhulka Carabta , waxaa lagu celceliyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186927,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1754037198,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1754037198,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186926","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Israel iyo imaaraadka oo xiriirkooda aad u xumaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Israel iyo imaaraadka oo xiriirkooda aad u xumaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xuutiyiinta ayaa digniin rasmi ah u diray dalalka Carabta, wuxuu yiri hoggaamiyaha sare ee Xuutiga ; \u201c Shidaalka aad bixisaan ayaa lagu dilaa ilmaha Qasa.\u201d Hadalkan waxaa xigay in si lama filaan ah warbaahinta Israa\u2019iil ay diiradda u saareen digniin amni oo loogu sheegayo Israa\u2019iiliyiinta inay ka soo baxaan dhulka Carabta , waxaa lagu celceliyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-01T08:33:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Uae-Israel-696x448-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"448\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/\",\"name\":\"Israel iyo imaaraadka oo xiriirkooda aad u xumaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Uae-Israel-696x448-1.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-01T08:33:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Uae-Israel-696x448-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Uae-Israel-696x448-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":448},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Israel iyo imaaraadka oo xiriirkooda aad u xumaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Israel iyo imaaraadka oo xiriirkooda aad u xumaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Israel iyo imaaraadka oo xiriirkooda aad u xumaaday - Wardoon","og_description":"Xuutiyiinta ayaa digniin rasmi ah u diray dalalka Carabta, wuxuu yiri hoggaamiyaha sare ee Xuutiga ; \u201c Shidaalka aad bixisaan ayaa lagu dilaa ilmaha Qasa.\u201d Hadalkan waxaa xigay in si lama filaan ah warbaahinta Israa\u2019iil ay diiradda u saareen digniin amni oo loogu sheegayo Israa\u2019iiliyiinta inay ka soo baxaan dhulka Carabta , waxaa lagu celceliyay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-01T08:33:06+00:00","og_image":[{"width":696,"height":448,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Uae-Israel-696x448-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/","name":"Israel iyo imaaraadka oo xiriirkooda aad u xumaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Uae-Israel-696x448-1.jpg","datePublished":"2025-08-01T08:33:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Uae-Israel-696x448-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Uae-Israel-696x448-1.jpg","width":696,"height":448},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israel-iyo-imaaraadka-oo-xiriirkooda-aad-u-xumaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Israel iyo imaaraadka oo xiriirkooda aad u xumaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186926"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186926"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186926\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186928,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186926\/revisions\/186928"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186927"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186926"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186926"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186926"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}