{"id":186932,"date":"2025-08-01T11:43:40","date_gmt":"2025-08-01T08:43:40","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186932"},"modified":"2025-08-01T11:43:40","modified_gmt":"2025-08-01T08:43:40","slug":"trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/","title":{"rendered":"Trump oo yiri \u201cIsrael Aduunka oo dhan waa laga nacay\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-181282\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/TrumpCPACFEb2024-scaled-1-1024x683-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/TrumpCPACFEb2024-scaled-1-1024x683-1.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/TrumpCPACFEb2024-scaled-1-1024x683-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/TrumpCPACFEb2024-scaled-1-1024x683-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/TrumpCPACFEb2024-scaled-1-1024x683-1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/TrumpCPACFEb2024-scaled-1-1024x683-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne Trump wuxuu u yeeray deeq-bixiyaashiisa siyaasadeed ee Yuhuuda Mareykanka oo maalgeliyay ololihiisa doorashada, wuxuuna si cad ugu sheegay in Israa\u2019iil laga nacay adduunka<\/p>\n<p>\u201cXitaa waxaan awooddi waayay inan kooxdayda MAGA, ku qanciyo tallaabooyinka Israa\u2019iil, dhab ahaantii hadda Israa\u2019iil waa mid la nacay dadka yuhuuda ahna meel walba waa laga soo ceyriyaa.\u201d ayuu yiri Trump.<\/p>\n<p>MAGA, waa eray uu Trump u adeegsado kooxdiisa ololaha iyo ganacsatada lacagta ku bixisay ololihiisa, taasoo la macno dadkii ugu dhawaa isaga inay hadda naceen Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Isla xilliga uu hadalkan soo baxay wuxuu dhaqdhaqaaq xoog leh ka socday gudaha Yurub kaasoo ka dhan ah Israa\u2019iil;<\/p>\n<p>Portugal ayaa ku dhawaaqday inay aqoonsan doonto dawladda Falastiin, bisha September.<\/p>\n<p>Sweden ayaa ugu baaqday Midowga Yurub inuu hakiyo heshiiska ganacsi ee EU-Israel, iyadoo ku saleyneysa xadgudubyada Israa\u2019iil ee Qasa iyo diidmada ay muujineyso in la gaaro xal laba dawladood ah. Tani waxay qeyb ka tahay kororka cambaareynta caalamiga ah ee ka dhanka ah siyaasadda Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Dhammaan dhacdooyinkan waxay muujinayaan xaalad cusub oo ka dhalan karta culeyska caalamiga ah ee ka dhashay dagaalka Qasa, iyadoo si isa soo taraysa ay u kordhayaan baaqyada ku saabsan in la gaaro xal cadaalad ku dhisan oo horseeda nabad.<\/p>\n<p>Senator-ka ka tirsan aqalka odayaasha Maraykanka Bernie Sanders ayaa horey u sheegay in aanay Maraykanku sii wadi karin maalgelinta dowlad dishay ku dhowaad 60 kun oo Falastiiniyiin ah iyo dhaawaca in ka badan 143 kun oo kale, kuwaasoo intooda badan yihiin haween, caruur iyo dad waayeel ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Trump wuxuu u yeeray deeq-bixiyaashiisa siyaasadeed ee Yuhuuda Mareykanka oo maalgeliyay ololihiisa doorashada, wuxuuna si cad ugu sheegay in Israa\u2019iil laga nacay adduunka \u201cXitaa waxaan awooddi waayay inan kooxdayda MAGA, ku qanciyo tallaabooyinka Israa\u2019iil, dhab ahaantii hadda Israa\u2019iil waa mid la nacay dadka yuhuuda ahna meel walba waa laga soo ceyriyaa.\u201d ayuu yiri Trump. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139303,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1754037836,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1754037837,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186932","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Trump oo yiri \u201cIsrael Aduunka oo dhan waa laga nacay\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Trump oo yiri \u201cIsrael Aduunka oo dhan waa laga nacay\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne Trump wuxuu u yeeray deeq-bixiyaashiisa siyaasadeed ee Yuhuuda Mareykanka oo maalgeliyay ololihiisa doorashada, wuxuuna si cad ugu sheegay in Israa\u2019iil laga nacay adduunka \u201cXitaa waxaan awooddi waayay inan kooxdayda MAGA, ku qanciyo tallaabooyinka Israa\u2019iil, dhab ahaantii hadda Israa\u2019iil waa mid la nacay dadka yuhuuda ahna meel walba waa laga soo ceyriyaa.\u201d ayuu yiri Trump. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-01T08:43:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/trump.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/\",\"name\":\"Trump oo yiri \u201cIsrael Aduunka oo dhan waa laga nacay\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/trump.jpeg\",\"datePublished\":\"2025-08-01T08:43:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/trump.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/trump.jpeg\",\"width\":640,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Trump oo yiri \u201cIsrael Aduunka oo dhan waa laga nacay\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Trump oo yiri \u201cIsrael Aduunka oo dhan waa laga nacay\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Trump oo yiri \u201cIsrael Aduunka oo dhan waa laga nacay\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweyne Trump wuxuu u yeeray deeq-bixiyaashiisa siyaasadeed ee Yuhuuda Mareykanka oo maalgeliyay ololihiisa doorashada, wuxuuna si cad ugu sheegay in Israa\u2019iil laga nacay adduunka \u201cXitaa waxaan awooddi waayay inan kooxdayda MAGA, ku qanciyo tallaabooyinka Israa\u2019iil, dhab ahaantii hadda Israa\u2019iil waa mid la nacay dadka yuhuuda ahna meel walba waa laga soo ceyriyaa.\u201d ayuu yiri Trump. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-01T08:43:40+00:00","og_image":[{"width":640,"height":420,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/trump.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/","name":"Trump oo yiri \u201cIsrael Aduunka oo dhan waa laga nacay\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/trump.jpeg","datePublished":"2025-08-01T08:43:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/trump.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/trump.jpeg","width":640,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-yiri-israel-aduunka-oo-dhan-waa-laga-nacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Trump oo yiri \u201cIsrael Aduunka oo dhan waa laga nacay\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186932"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186932"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186934,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186932\/revisions\/186934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139303"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}