{"id":186947,"date":"2025-08-06T09:38:36","date_gmt":"2025-08-06T06:38:36","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186947"},"modified":"2025-08-06T09:38:36","modified_gmt":"2025-08-06T06:38:36","slug":"jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/","title":{"rendered":"Jubbaland oo eedeen yaableh u jeedisay Masar iyo Erteria"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186948\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_2C4A2E-F5BACC-8A47D0-9BD349-301CE5-076EA2.jpg\" alt=\"\" width=\"472\" height=\"315\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_2C4A2E-F5BACC-8A47D0-9BD349-301CE5-076EA2.jpg 472w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_2C4A2E-F5BACC-8A47D0-9BD349-301CE5-076EA2-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 472px) 100vw, 472px\" \/><\/p>\n<p>Gobolka Gedo degmooyin katirsan, waxaa ka taagan loolan adag oo u dhaxeeya maamulka Jubbaland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana dhawaan ciidamo labada dhinac kala taabacsan ku dagaallameen degmada Balad-xaawo oo ugu dambeyn lagu kala calaf qaatay.<\/p>\n<p>Maamulka Jubbaland, ayaana xiisada colaadeed ee hadda ka taagan qeybo kamid ah gobolka Gedo ku eedeynaya in kaalin weyn ku leeyihiin dowladaha Masar iyo Eritrea, labadan dal ayaana khilaaf siyaasadeed waxa uu kala dhaxeeyaa Itoobiya, oo dhankeeda Jubbaland hoosta kawadato.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa waraysi uu bixiyey ku sheegay in dalalka Masar iyo Eritrea ay dabada ka riixayaan colaadda gobolka Gedo, waxa uuna xusay in ujeedka labadaasi dal tahay sidii ay u gaari lahaayeen xuduudka Itoobiya.<\/p>\n<p>\u201dGobolka Gedo waxaa loo soo wareejiyay aragtida dowladaha Masar iyo Eritrea, annaga marnaba marabno in deegaankeena la keeno khilaafaadka dalal kale\u2019, Ayuu yiri Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya, ayaa dedaal badan ku bixineysa sidii gobolka Gedo gacanta dowladda usoo gali laheyd, si gobolkaasi looga dhiso maamul cusub oo Jubbaland kana madaxbannaan maamulka uu hoggaamiyo Axmed Madoobe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gobolka Gedo degmooyin katirsan, waxaa ka taagan loolan adag oo u dhaxeeya maamulka Jubbaland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana dhawaan ciidamo labada dhinac kala taabacsan ku dagaallameen degmada Balad-xaawo oo ugu dambeyn lagu kala calaf qaatay. Maamulka Jubbaland, ayaana xiisada colaadeed ee hadda ka taagan qeybo kamid ah gobolka Gedo ku eedeynaya in kaalin weyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":132223,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1754462643,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1754462643,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186947","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jubbaland oo eedeen yaableh u jeedisay Masar iyo Erteria - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jubbaland oo eedeen yaableh u jeedisay Masar iyo Erteria - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gobolka Gedo degmooyin katirsan, waxaa ka taagan loolan adag oo u dhaxeeya maamulka Jubbaland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana dhawaan ciidamo labada dhinac kala taabacsan ku dagaallameen degmada Balad-xaawo oo ugu dambeyn lagu kala calaf qaatay. Maamulka Jubbaland, ayaana xiisada colaadeed ee hadda ka taagan qeybo kamid ah gobolka Gedo ku eedeynaya in kaalin weyn [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-06T06:38:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/axmed-madoobe-1-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/\",\"name\":\"Jubbaland oo eedeen yaableh u jeedisay Masar iyo Erteria - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/axmed-madoobe-1-1.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-06T06:38:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/axmed-madoobe-1-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/axmed-madoobe-1-1.jpg\",\"width\":1080,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jubbaland oo eedeen yaableh u jeedisay Masar iyo Erteria\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jubbaland oo eedeen yaableh u jeedisay Masar iyo Erteria - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jubbaland oo eedeen yaableh u jeedisay Masar iyo Erteria - Wardoon","og_description":"Gobolka Gedo degmooyin katirsan, waxaa ka taagan loolan adag oo u dhaxeeya maamulka Jubbaland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana dhawaan ciidamo labada dhinac kala taabacsan ku dagaallameen degmada Balad-xaawo oo ugu dambeyn lagu kala calaf qaatay. Maamulka Jubbaland, ayaana xiisada colaadeed ee hadda ka taagan qeybo kamid ah gobolka Gedo ku eedeynaya in kaalin weyn [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-06T06:38:36+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/axmed-madoobe-1-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/","name":"Jubbaland oo eedeen yaableh u jeedisay Masar iyo Erteria - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/axmed-madoobe-1-1.jpg","datePublished":"2025-08-06T06:38:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/axmed-madoobe-1-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/axmed-madoobe-1-1.jpg","width":1080,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-eedeen-yaableh-u-jeedisay-masar-iyo-erteria\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jubbaland oo eedeen yaableh u jeedisay Masar iyo Erteria"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186947"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186947"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186947\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186949,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186947\/revisions\/186949"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/132223"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}