{"id":186980,"date":"2025-08-11T12:29:33","date_gmt":"2025-08-11T09:29:33","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186980"},"modified":"2025-08-11T12:29:33","modified_gmt":"2025-08-11T09:29:33","slug":"daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/","title":{"rendered":"DAAWO Dagaal saakay mar kale  dib uga qarxay gobolka Gedo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186981\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-11-102729.png\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"392\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-11-102729.png 540w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-11-102729-300x218.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-11-102729-324x235.png 324w\" sizes=\"(max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saakay aroornimadii hore uu markale dagaal xoogan ka dhex qarxay ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p>Dagaalka oo ah mid aad u xooggan ayaa lasoo warinaya inuu wali si toos ah uga socdo Tuulo Aamin oo ka mid ah tuulooyinka hoostagta magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ay weerar qorsheysan ku qaadeen ciidanka Jubbaland oo maalmahii lasoo dhaafay isku aruursanaayay Tuulada Aamin oo dhacda dhanka xaduud beenaadka Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Wararka soo baxaya ayaa sidoo kale sheegaya in labada dhinac ay isu adeegsayaan hub culus iyo mid fudud, waxaana meelo fogfog laga maqlaya jugta hubka culus ee dhinacyadu isku adeegsanayaan.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda lama helin tiro rasmi ah oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay dagaalka ka socda tuulada Aamin, mana jirto wax war ah oo kaoso baxay dhinacyada uu dagaalka u dhaxeeyo ee dowladda Federaalka iyo maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii dagaalka maanta markale dib uga qarxay duuleedka magaalada Baladxaawo ayaa kusoo aadaya, iyadoo dhamaadkii bishii lasoo dhaafay ciidanka dowladda si buuxdo ula wareegeen gacan ku heynta degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=420&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Foday.xarardheere.2025%2Fvideos%2F1081475680665078%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"420\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F1750084219727003%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saakay aroornimadii hore uu markale dagaal xoogan ka dhex qarxay ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka Jubbaland. Dagaalka oo ah mid aad u xooggan ayaa lasoo warinaya inuu wali si toos ah uga socdo Tuulo Aamin oo ka mid ah tuulooyinka hoostagta magaalada Beledxaawo ee gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186981,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1754904588,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1754904588,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186980","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Dagaal saakay mar kale dib uga qarxay gobolka Gedo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Dagaal saakay mar kale dib uga qarxay gobolka Gedo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saakay aroornimadii hore uu markale dagaal xoogan ka dhex qarxay ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka Jubbaland. Dagaalka oo ah mid aad u xooggan ayaa lasoo warinaya inuu wali si toos ah uga socdo Tuulo Aamin oo ka mid ah tuulooyinka hoostagta magaalada Beledxaawo ee gobolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-11T09:29:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-11-102729.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/\",\"name\":\"DAAWO Dagaal saakay mar kale dib uga qarxay gobolka Gedo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-11-102729.png\",\"datePublished\":\"2025-08-11T09:29:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-11-102729.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-11-102729.png\",\"width\":540,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Dagaal saakay mar kale dib uga qarxay gobolka Gedo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Dagaal saakay mar kale dib uga qarxay gobolka Gedo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Dagaal saakay mar kale dib uga qarxay gobolka Gedo - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saakay aroornimadii hore uu markale dagaal xoogan ka dhex qarxay ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka Jubbaland. Dagaalka oo ah mid aad u xooggan ayaa lasoo warinaya inuu wali si toos ah uga socdo Tuulo Aamin oo ka mid ah tuulooyinka hoostagta magaalada Beledxaawo ee gobolka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-11T09:29:33+00:00","og_image":[{"width":540,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-11-102729.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/","name":"DAAWO Dagaal saakay mar kale dib uga qarxay gobolka Gedo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-11-102729.png","datePublished":"2025-08-11T09:29:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-11-102729.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-11-102729.png","width":540,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-saakay-mar-kale-dib-uga-qarxay-gobolka-gedo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Dagaal saakay mar kale dib uga qarxay gobolka Gedo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186980"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186980"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186980\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186982,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186980\/revisions\/186982"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186981"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186980"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186980"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186980"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}