{"id":186984,"date":"2025-08-12T19:28:12","date_gmt":"2025-08-12T16:28:12","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186984"},"modified":"2025-08-12T19:28:12","modified_gmt":"2025-08-12T16:28:12","slug":"ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/","title":{"rendered":"Ciidamo gadoodsan oo xirtay garoonka diyaaradaha Garowe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186985\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025812638905854732812145.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"358\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025812638905854732812145.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025812638905854732812145-300x163.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta Puntland ayaa xirtay waddada gasha garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, iyagoo ka gadoodsan in muddo bilo ah aysan helin mushaharkoodii.<\/p>\n<p>Tallaabadan ay qaadeen ciidamada ayaa hakad gelisay duulimaadyo ka bixi lahaa magaalada Garowe, iyo sidoo kale hakad ku yimid isku socodka gaadiid u kala goosha gobollada Puntland.<\/p>\n<p>Gadoodkan ayaa daba socota dhacdooyin hore oo la xiriira mushahar la\u2019aanta ciidamada Puntland. Maalmo ka hor, ciidamo kale oo ka tirsan Puntland oo kasoo baxay furimaha Calmiskaad oo ka cabanayay mushaar la&#8217;aan dhowr bilood ah ayaa markii dambe loo fasaxay mushahar laba bilood ah.<\/p>\n<p>Tan iyo markii dib loo doortay Siciid Cabdullaahi Deni 2024, cabashooyinka mushaar la&#8217;aanta ciidamada iyo shaqaalaha rayidka ah ayaa isisoo tarayay. Warbixinnada maamulka ayaa sheegaya in ay jiraan caqabado dhaqaale oo ka dhashay hoos u dhaca dakhliga gudaha iyo yaraanshaha taageerada hay\u2019adaha caalamiga ah.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa dhawaan sheegay in dhaqaalaha Puntland uu 80% ku baxo arrimaha amniga, Si kastaba ha ahaatee, cabasooyinka iyo gadoodka ciidamada ayaa noqday kuwa soo noqnoqda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta Puntland ayaa xirtay waddada gasha garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, iyagoo ka gadoodsan in muddo bilo ah aysan helin mushaharkoodii. Tallaabadan ay qaadeen ciidamada ayaa hakad gelisay duulimaadyo ka bixi lahaa magaalada Garowe, iyo sidoo kale hakad ku yimid isku socodka gaadiid u kala goosha gobollada Puntland. Gadoodkan ayaa daba socota [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186985,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1755016107,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1755016107,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186984","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo gadoodsan oo xirtay garoonka diyaaradaha Garowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo gadoodsan oo xirtay garoonka diyaaradaha Garowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta Puntland ayaa xirtay waddada gasha garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, iyagoo ka gadoodsan in muddo bilo ah aysan helin mushaharkoodii. Tallaabadan ay qaadeen ciidamada ayaa hakad gelisay duulimaadyo ka bixi lahaa magaalada Garowe, iyo sidoo kale hakad ku yimid isku socodka gaadiid u kala goosha gobollada Puntland. Gadoodkan ayaa daba socota [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-12T16:28:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025812638905854732812145.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"358\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/\",\"name\":\"Ciidamo gadoodsan oo xirtay garoonka diyaaradaha Garowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025812638905854732812145.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-12T16:28:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025812638905854732812145.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025812638905854732812145.jpg\",\"width\":660,\"height\":358},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo gadoodsan oo xirtay garoonka diyaaradaha Garowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo gadoodsan oo xirtay garoonka diyaaradaha Garowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo gadoodsan oo xirtay garoonka diyaaradaha Garowe - Wardoon","og_description":"Ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta Puntland ayaa xirtay waddada gasha garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, iyagoo ka gadoodsan in muddo bilo ah aysan helin mushaharkoodii. Tallaabadan ay qaadeen ciidamada ayaa hakad gelisay duulimaadyo ka bixi lahaa magaalada Garowe, iyo sidoo kale hakad ku yimid isku socodka gaadiid u kala goosha gobollada Puntland. Gadoodkan ayaa daba socota [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-12T16:28:12+00:00","og_image":[{"width":660,"height":358,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025812638905854732812145.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/","name":"Ciidamo gadoodsan oo xirtay garoonka diyaaradaha Garowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025812638905854732812145.jpg","datePublished":"2025-08-12T16:28:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025812638905854732812145.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025812638905854732812145.jpg","width":660,"height":358},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-xirtay-garoonka-diyaaradaha-garowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo gadoodsan oo xirtay garoonka diyaaradaha Garowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186984"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186984"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186984\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186986,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186984\/revisions\/186986"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186985"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}