{"id":187004,"date":"2025-08-13T12:19:40","date_gmt":"2025-08-13T09:19:40","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187004"},"modified":"2025-08-13T12:21:07","modified_gmt":"2025-08-13T09:21:07","slug":"agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/","title":{"rendered":"Agaasimihii hore ee Isbitaalka Qardho oo laxiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187005\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025813638906492553908389.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025813638906492553908389.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025813638906492553908389-300x166.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hay\u2019adaha amniga Puntland, oo kaashanaya Hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya (NISA) iyo Booliiska Adduunka (Interpol), ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu soo dhigay Agaasimihii hore ee Isbitaalka guud ee Qardho, Dr. Jaamac Ildab, oo loo haysto kiisas kufsi ah.<\/p>\n<p>Eedeysanaha ayaa maalintii Isiinta lagu qabtay dalka Ruwanda, kaddib safar uu kagasoo baxay Jabuuti. Wuxuu horey ugu dhuumanayay magaalada Addis Ababa, iyadoo Puntland ay horey ugu jartay waaran soo qabasho ah.<\/p>\n<p>Saraakiisha sirdoonka Puntland ayaa\u00a0 sheegay in ildab todobaadka soo socda laga keeni doono Kigali laguna soo wareejin doono Garowe, si loo horkeeno maxkamad. Wafdi ka socda Puntland ayaa u ambabixi doona Ruwanda si ay si rasmi ah ula wareegaan eedeysanaha.<\/p>\n<p>Warar hore oo saxaafadda lagu qoray oo sheegayay in lagu qabtay Koonfur Afrika ayaa waxaa beeniyay laamaha amniga, kuwaas oo faahfaahiyay in ildab dhowr maalmood ka hor uu ka baxay Jabuuti, kaddibna uu sii maray Qatar, ugu dambeynna uuka degay Kigali.<\/p>\n<p>Kiiskiisa weli maxkamad laguma horkeenin, balse hay\u2019adaha amniga ayaa sheegay in koox rag ah oo kiiskan lala xiriiriyo ay hadda ku jiraan gacanta booliiska, isla markaana dhammaan eedeysanayaasha si wadajir ah loo horkeeni doono maxkamad.<\/p>\n<p>Ildab ayaa lagu eedeeyay in uu falalka kufsiga ah geystay maalmo kaddib markii laga eryay shaqada isbitaalka Qardho. Sida aan xogta ku helnay, hay\u2019adaha amniga ayaa gacanta ku haya muuqaallo galmo kufsi ah oo ay ka duubeen mid kamid ah dhibbnayaasha kufsiga loo geystay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adaha amniga Puntland, oo kaashanaya Hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya (NISA) iyo Booliiska Adduunka (Interpol), ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu soo dhigay Agaasimihii hore ee Isbitaalka guud ee Qardho, Dr. Jaamac Ildab, oo loo haysto kiisas kufsi ah. Eedeysanaha ayaa maalintii Isiinta lagu qabtay dalka Ruwanda, kaddib safar uu kagasoo baxay Jabuuti. Wuxuu horey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187006,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1755076809,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1755076810,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1755076880,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1755076880,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187004","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Agaasimihii hore ee Isbitaalka Qardho oo laxiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Agaasimihii hore ee Isbitaalka Qardho oo laxiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adaha amniga Puntland, oo kaashanaya Hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya (NISA) iyo Booliiska Adduunka (Interpol), ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu soo dhigay Agaasimihii hore ee Isbitaalka guud ee Qardho, Dr. Jaamac Ildab, oo loo haysto kiisas kufsi ah. Eedeysanaha ayaa maalintii Isiinta lagu qabtay dalka Ruwanda, kaddib safar uu kagasoo baxay Jabuuti. Wuxuu horey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-13T09:19:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-08-13T09:21:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-13-101854.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"442\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/\",\"name\":\"Agaasimihii hore ee Isbitaalka Qardho oo laxiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-13-101854.png\",\"datePublished\":\"2025-08-13T09:19:40+00:00\",\"dateModified\":\"2025-08-13T09:21:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-13-101854.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-13-101854.png\",\"width\":359,\"height\":442},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Agaasimihii hore ee Isbitaalka Qardho oo laxiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Agaasimihii hore ee Isbitaalka Qardho oo laxiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Agaasimihii hore ee Isbitaalka Qardho oo laxiray - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adaha amniga Puntland, oo kaashanaya Hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya (NISA) iyo Booliiska Adduunka (Interpol), ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu soo dhigay Agaasimihii hore ee Isbitaalka guud ee Qardho, Dr. Jaamac Ildab, oo loo haysto kiisas kufsi ah. Eedeysanaha ayaa maalintii Isiinta lagu qabtay dalka Ruwanda, kaddib safar uu kagasoo baxay Jabuuti. Wuxuu horey [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-13T09:19:40+00:00","article_modified_time":"2025-08-13T09:21:07+00:00","og_image":[{"width":359,"height":442,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-13-101854.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/","name":"Agaasimihii hore ee Isbitaalka Qardho oo laxiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-13-101854.png","datePublished":"2025-08-13T09:19:40+00:00","dateModified":"2025-08-13T09:21:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-13-101854.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Screenshot-2025-08-13-101854.png","width":359,"height":442},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-hore-ee-isbitaalka-qardho-oo-laxiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Agaasimihii hore ee Isbitaalka Qardho oo laxiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187004"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187004"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187004\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187009,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187004\/revisions\/187009"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187006"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}