{"id":187010,"date":"2025-08-13T12:32:18","date_gmt":"2025-08-13T09:32:18","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187010"},"modified":"2025-08-13T12:40:51","modified_gmt":"2025-08-13T09:40:51","slug":"mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/","title":{"rendered":"Mucaaradka oo markii ugu horeysay isku khilaafay wada-hadalada ay kula jiraan Xasan Sheekh"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187011\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/493138497_1105629561609425_8953944449263508167_n.webp\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"639\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/493138497_1105629561609425_8953944449263508167_n.webp 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/493138497_1105629561609425_8953944449263508167_n-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/493138497_1105629561609425_8953944449263508167_n-768x511.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/493138497_1105629561609425_8953944449263508167_n-696x463.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/493138497_1105629561609425_8953944449263508167_n-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa soo baxaya xogo sheegaya in xalay kulan ay yeesheen siyaasiyiinta mucaaradka ay isku khilaafeen markii ugu horeysay inay ajande mideysan la tageen madaxtooyada oo maanta ay ku balansan yihiin wada-hadalka Madaxweyne Xassan ay hore ugula jireen.<\/p>\n<p>Kulanka mucaaradka ee xalay oo dhacay waqti danbe ayaa yimid markii shirkii gudiyada Dowlada iyo mucaaradka uu shalay fashil ku soo dhamaaday oo ay ku kala kaceen markii ay isku qabteen qodobada qaar sida in baarlamaanka iyo golayaasha deegaanka ay shacbku soo doortaan taasoo Dowlada Somalia ay ku adekeysatay.<\/p>\n<p>Shrika mucaaradka waxay xalay dhexdooda isku qabteen inay ka baaqdaan shirka maanta ay la leeyihiin Madaxweynaha iyo inay tagaan oo wada-hadalada ay ku sii jireen oo ay go\u2019aamadodooda la tagaan madaxtooyada.<\/p>\n<p>Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in laga adkaaday kooxdii rabtay in la qaadaco kulanka maanta, waxaana guuleystay dhinicii aaminsanaa inay shirka tagaan islamarkaana mowqifkodoa madaxweynaha hor dhigaan intii ay ka caroon lahayeen.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta Mucaaradka iyo Dowlada kulankooda maanta aad rajadu u yartahay madaama moqwqifyo ad-adag ay kala wataan labada dhinac , waxaana meesha ka baxday war dhawaan madaxweynaha ka soo baxay oo ahaa inay iyagu tanaasuli doonaan oo dastuurka sidiisii hore lagu celin doona madaama ay ka diideen xubnaha kale ee Dowlada sida Ra\u2019iisulwasaare Xamza iyo maamul Goboleedyada Dowlada la socda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa soo baxaya xogo sheegaya in xalay kulan ay yeesheen siyaasiyiinta mucaaradka ay isku khilaafeen markii ugu horeysay inay ajande mideysan la tageen madaxtooyada oo maanta ay ku balansan yihiin wada-hadalka Madaxweyne Xassan ay hore ugula jireen. Kulanka mucaaradka ee xalay oo dhacay waqti danbe ayaa yimid markii shirkii gudiyada Dowlada iyo mucaaradka uu shalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187013,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1755077550,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1755077550,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1755078064,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1755078064,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187010","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mucaaradka oo markii ugu horeysay isku khilaafay wada-hadalada ay kula jiraan Xasan Sheekh - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mucaaradka oo markii ugu horeysay isku khilaafay wada-hadalada ay kula jiraan Xasan Sheekh - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa soo baxaya xogo sheegaya in xalay kulan ay yeesheen siyaasiyiinta mucaaradka ay isku khilaafeen markii ugu horeysay inay ajande mideysan la tageen madaxtooyada oo maanta ay ku balansan yihiin wada-hadalka Madaxweyne Xassan ay hore ugula jireen. Kulanka mucaaradka ee xalay oo dhacay waqti danbe ayaa yimid markii shirkii gudiyada Dowlada iyo mucaaradka uu shalay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-13T09:32:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-08-13T09:40:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_3311-696x364-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/\",\"name\":\"Mucaaradka oo markii ugu horeysay isku khilaafay wada-hadalada ay kula jiraan Xasan Sheekh - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_3311-696x364-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2025-08-13T09:32:18+00:00\",\"dateModified\":\"2025-08-13T09:40:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_3311-696x364-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_3311-696x364-1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mucaaradka oo markii ugu horeysay isku khilaafay wada-hadalada ay kula jiraan Xasan Sheekh\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mucaaradka oo markii ugu horeysay isku khilaafay wada-hadalada ay kula jiraan Xasan Sheekh - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mucaaradka oo markii ugu horeysay isku khilaafay wada-hadalada ay kula jiraan Xasan Sheekh - Wardoon","og_description":"Waxaa soo baxaya xogo sheegaya in xalay kulan ay yeesheen siyaasiyiinta mucaaradka ay isku khilaafeen markii ugu horeysay inay ajande mideysan la tageen madaxtooyada oo maanta ay ku balansan yihiin wada-hadalka Madaxweyne Xassan ay hore ugula jireen. Kulanka mucaaradka ee xalay oo dhacay waqti danbe ayaa yimid markii shirkii gudiyada Dowlada iyo mucaaradka uu shalay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-13T09:32:18+00:00","article_modified_time":"2025-08-13T09:40:51+00:00","og_image":[{"width":696,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_3311-696x364-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/","name":"Mucaaradka oo markii ugu horeysay isku khilaafay wada-hadalada ay kula jiraan Xasan Sheekh - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_3311-696x364-1.jpeg","datePublished":"2025-08-13T09:32:18+00:00","dateModified":"2025-08-13T09:40:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_3311-696x364-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_3311-696x364-1.jpeg","width":696,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-markii-ugu-horeysay-isku-khilaafay-wada-hadalada-ay-kula-jiraan-xasan-sheekh\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mucaaradka oo markii ugu horeysay isku khilaafay wada-hadalada ay kula jiraan Xasan Sheekh"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187010"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187010"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187010\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187012,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187010\/revisions\/187012"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187013"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}